Bile Boss

Bile Boss Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bile Boss, TV Channel, Airbort Street, Boosaaso.

๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ซ๐ข: ๐‘ณ๐’Š๐’Š๐’”๐’Œ๐’‚ ๐’Š๐’š๐’ ๐‘ด๐’‚๐’ˆ๐’‚๐’„๐’š๐’‚๐’…๐’‚ ๐‘ฟ๐’Š๐’๐’…๐’‰๐’Š๐’ƒ๐’‚๐’‚๐’๐’‚๐’…๐’‚ ๐’…๐’†๐’ˆ๐’Ž๐’๐’๐’š๐’Š๐’๐’Œ๐’‚ ๐‘ฎ๐’๐’ƒ๐’๐’๐’Œ๐’‚ ๐‘ฉ๐’‚๐’“๐’Š.    soo biir wakaalada wararka EE KAAH MEDIA L...
03/06/2023

๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ซ๐ข: ๐‘ณ๐’Š๐’Š๐’”๐’Œ๐’‚ ๐’Š๐’š๐’ ๐‘ด๐’‚๐’ˆ๐’‚๐’„๐’š๐’‚๐’…๐’‚ ๐‘ฟ๐’Š๐’๐’…๐’‰๐’Š๐’ƒ๐’‚๐’‚๐’๐’‚๐’…๐’‚ ๐’…๐’†๐’ˆ๐’Ž๐’๐’๐’š๐’Š๐’๐’Œ๐’‚ ๐‘ฎ๐’๐’ƒ๐’๐’๐’Œ๐’‚ ๐‘ฉ๐’‚๐’“๐’Š.




soo biir wakaalada wararka EE KAAH MEDIA

Like / Flow / Shere
MahadsanidKAAH MEDIA

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay Natiijada iyo liiska xildhibaanada Golayaasha de...
03/06/2023

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay Natiijada iyo liiska xildhibaanada Golayaasha degaanka degmooyinka Doorashada qof iyo codka ah ee Puntland ku soo baxay.

03/06/2023
03/06/2023

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa maanta ansixiyay Natiijada iyo liiska xildhibaanada Golayaasha degaanka degmooyinka Doorashada qof iyo codka ah ee Puntland ku soo baxay.

Warkaas oo faahfaahsan kala soco Wakaaladda wararka ๐Ÿ‘KKAAH MEDIAMKAAH MEDIA
Like and share
Mahadsanid

03/06/2023
03/06/2023

Kaaah is not easy

01/06/2023

Nugaali waa ururka kaaah

27/05/2023

Doorasho qof iyo cod waa xaqa dadwaynaha
Waa kalsoonida dadwaynaha
Waa hormarka dadwaynaha
EE ha loohogaansanaado amarka dadwaynaha

"Puntland waa hayaan, Qof walba Hayaanka waa in uu qayb ka noqda.โ€
05/05/2023

"Puntland waa hayaan, Qof walba Hayaanka waa in uu qayb ka noqda.โ€


SAWIRRO: Xoghayaha Guud ee Jamciyadda Qurumaha Ka Dhaxeysa Antรณnio Guterres iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Talaadada maa...
11/04/2023

SAWIRRO: Xoghayaha Guud ee Jamciyadda Qurumaha Ka Dhaxeysa Antรณnio Guterres iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Talaadada maanta ah waxa uu kasoo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho halkaasoo uu kusoo dhaweeyay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Abshir Cumar Jaamac.

Siwaaqroon
10/04/2023

Siwaaqroon

10/04/2023

Markii ladoortay maxadaxwayne Hassan shaikh
Wuxuu booskaan umagacaabay madaxwayne h**e shaikh shariif shaikh Axmed

Maxaa keenay in laga badalo ergayga shaikh shariif
Oo loomagacaabo c/kariin guuleed

(Ma-xal shiikh shariif keeni waayey buu keenayaa ina guuleed)
Ma,isaaq buu midnimo ku,qancin karaa oo wax kadhagaysanaya ?

Sababta loo magacaabay wax kale maaha waa inta hoolay inoo sheegay?

10/04/2023
10/04/2023

Ramadaan Mubarak

26/07/2022
Xasan Sheekh oo dhiggiisa Masar kula kulmay Madaxtooyada Qaahira.
26/07/2022

Xasan Sheekh oo dhiggiisa Masar kula kulmay Madaxtooyada Qaahira.

26/07/2022

Waaa fanska boqorada codka iyo saygeeda oo maad qosol kularanyahay kaseemeeyey

Farxiya Fiska
Hambalyo hambalyo Aroos wacan

Liyuuboliskii oo soo halgaymay baa ladamaaashadaye shicibka dowlad deegaanka
26/07/2022

Liyuuboliskii oo soo halgaymay baa ladamaaashadaye shicibka dowlad deegaanka

Muna Abiib, gabadh da' yar oo ku nool Deegaanka Soomaali Galbeed ayaa sheegtay inay nafteeda u hibaysay halgamaagii Liyuuga ee sawirkiisu qabsaday baraha bulshada.

Muna waxay sheegtay inay ogoshahay in Askarigani ku guursado si bilaa shuruud ah xataa haddii uu xaas leeyahay.

26/07/2022

Pagekan hala dhere gareeyo
Like
Shere

14/07/2021

Habeen wanaagsan asxaabta

28/06/2021
War somaaliyeey bal 2aaad muwaadin musharax ukala codeeya Siina shere gareeeya Mudane xasan shiikh maxamuud (bulshawi xi...
27/06/2021

War somaaliyeey bal 2aaad muwaadin musharax ukala codeeya
Siina shere gareeeya
Mudane xasan shiikh maxamuud (bulshawi xilaqaad badan /keenya ubarisanaade jaad kasoodhoofshe /dhaqaale abuure /sacuudiga gabdho udhoofi dhaqaale ka keenyay dalkana wu kanoolaaday wuuna nooleeyey)
Mudane maxamed abdulahi farmajo( xilaaqaad jare /qaad jojiye / busaarad iyo karoone fars lakowsade (madexwaynuhu biti xumaa(dadka manoolayn isna manoolaan lkn dalka bu waxtaray
Bal ukala codeeya asxaabay caawa iyo caways wacan
โคmadaxwayne xasan shiikh
๐Ÿ˜Žmd:maxmed abdulahi farmajo
Shere

25/06/2021

Like
Shere

22/06/2021

Somaaliyey ku so biira warbaahinteena
Wararka
Sheekooyinka
Like
Shere

Inkastoo laga badiyay Xulkeena Somalia balse 45 daqiiqo dambe wuu ciyaaray'Tani waa ifafaalo fiican runtiii Forza Somali...
20/06/2021

Inkastoo laga badiyay Xulkeena Somalia balse 45 daqiiqo dambe wuu ciyaaray'Tani waa ifafaalo fiican runtiii Forza Somaliya

Alla daqiiqadii ugu dambeysay Goolka bareejaha ayey xitaa ku dhawaadeen'Oman 2-1 Somalia'Insha'alaah marka xigta waa Guusha

20/06/2021

KAAH MEDIAWaa wakaaalada wararka iyo wacyigalinta dadka soo maaliyeed
Waa warbaahin dhawaan sobaxaysa kashaqayn doonta
Danta dadka ,diinta aadna kaheli doontaan warar sugan iyo warbixino dheeli tiran

Fadlan walaal yuu kusรจegin
Ee nagu sobiir oo ku xirnow wakaalada wararka ee KAAHMEDIA


20/06/2021

Go,aanka dowla puntiland ku jojisay gudniinka gabdhaha

Waa mashruuc shisheeyuhu kumarin habaabinayo jiritaanka diinta islaamka

Waxaase shisheeyaha kadaran dadka islร amka sheeganaya
Ee kalahorarsanaya leefleefka kuna xadgubaya diinta
Kuwa waxaas wataa waa gaaalo iyo shisheeye diinta duulan ku ah
Kuwa islaamka ee ku garabsina in dudniinka lajoojiyana
Waa munaafiqiin
Ama shaydaan kalkaal
Gudniinka hablaha wax lajoojin karo ka wayn
Durmar islaama oo ilaahay kabaqaya
O cibaado ku waa jibtay
Oo salaad iyo soon lagarabaa
Oo hooyo gudan o xalaAla kaso jeedaa
Sina u aqbali mayso
In diinta islaamka la dooriyo
In dhaqanka suuban lasuuliyo
In gabadheedu buuryaqab ahaato
Gabarina mayeelayso in ay buuryaqab ku gabowdo

Nin soomalliyeedna so dooni maayo
Naag balagtii kutaal

Waxaa samaysaana ansax maaha
Qof buuryaqaba waxuu gowracaa waa xaaraan o lama cuno
Salaadiisa iyo acmaashiisa
Waxay galaysa khatr

Qof damiir lehna mayeeli kAro waxaas

Somaalia ha noolaato
20/06/2021

Somaalia ha noolaato

KAAH MEDIA waa wakaalad warbaahineed cusub oo dhawaan dib hawada ugu soo laaban doonta Ku so dhaawaada saaxiibayaal waka...
18/06/2021

KAAH MEDIA waa wakaalad warbaahineed cusub oo dhawaan dib hawada ugu soo laaban doonta
Ku so dhaawaada saaxiibayaal wakaalada wararka ee KAAH MEDIA
Jamca kariim sxbayal

15/06/2021

Caways wanaagsan tiimka qaaligaa
Ee groupkan ku bar kulanay
Habeenku ha idiin wacnaado
Saxibayaal

Pigekayga KAAH MEDIA ii camira
Waxaan sogalin doonaa cilimi iyo aqoon wkakhtida aad baraha bulshada aad ku jidhaan aad kafaa iidaysataan wakhtiga kalumaya
diinigaa
madigaa
waxyaabaha cusub fal celintooda

Nagu soobiir sxb
Nagu soobiiri sxbadaa
Nona si shere garaa

15/06/2021

Duhur wanaagsan asxaabata
Kaah media

14/06/2021
14/06/2021

Good morning

Like

Shere

13/06/2021

Caawa pagekaan
Asxaabay
Ku sharfa like
Iyo shere
Si aan ugaarno
100k
Igu so biir walal
Iinagaarsii
ASxbadada sharfta leh
Caways wacn
Warar sharfan baan kugu sharfaynaa insha,allah

13/06/2021

Urursiyaasadรจdka kaah
Waa urur la arkay
Waaa urur lanacay
Waa urur aaranjaan
Waa urur dheef doona
Waa urur khasaaraa
Waa urur is ku fidinayo laamaha awooda puntiland
Waa urur shiln diida oo doolr doona
Wa urur dhiig miirato ah
Waa urur ubaahn in laga hortago si uusan ugu faafin puntlnd
Kaaah waa kurbo iyo kadeeed
Like
Shere

Wasaarada deegaanka berarha iyo duur joogta Sheekadeedu waa qowda maqashii waxna ha uqaban Waxaa gaariga kuqoran (qofkii...
12/06/2021

Wasaarada deegaanka berarha iyo duur joogta
Sheekadeedu waa qowda maqashii waxna ha uqaban
Waxaa gaariga kuqoran (qofkii ged qoyan jara waa qof naf jary)
Oo waa gari ay wasarda deganku leedahy
Lkn
gadiidka wasaara e lagu xalufinyo deeganku maxy thy mayaan lagaa boobin dhirtaa
Timir laf baa kujidha
Dhuxusha gariga saaran so geed la angajiyey maaha
Ilayska indha
Ilayska maskaxdu
Dareenka dowladed
Dowgaad u marteen
Soo kaduwa maaha
Wasaaradan pgekeeda aduunka lasocota
Oo madaxda caalamka kodi dhin ta u tacsiyeysa
Siday ku socotaa so waxkale maaha
Si aaad nolasocotid waxaan so dhignaa
Waxaa kah**eeesa walaal inaad pageka ckusobiidho
Oo aad


Ku Sodhawow murti ,maad _iyo madadaalo
Sheekoyin kuxiisa galiya
Wararka dalkeena iyo falaqayntooda
Fiira gaara pagekaan waa page cusub waana pagekaaga
Muwadin
Mahadsanid

11/06/2021

Dadka somaaliyeed ee isticmaala pageka shere ha dheheen

Dadka inta isticmaashana akoonka facebook like
Waa cilmi baaris aan ku xaqiijinayo isticmaalka aaladan fadlan walaal nagala qaybqaado si aan u helno xog xaqiiqda katujumaysa faahfaahinta daraasada aan kasamayndoono social media iyo talooyin ku aadan baraarujinta bulshadeena khayaaliga ku nool iyo jihayntooda kala soco
Nagu so biir
Siina shre garee

08/06/2021

Good night

08/06/2021

Good morning

Address

Airbort Street
Boosaaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bile Boss posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Category


Other TV Channels in Boosaaso

Show All