Khalphaa Abdullahi Omar

Khalphaa Abdullahi Omar Kusoo dhawow oo nagula saaxib bogaan.

13/01/2023

Hooyo Soomaliyeed oo tix kula Hadashay Maxamed Siyaad Bare tilmaamtayna waxa jira maanta

11/01/2023

Shan Qiso oo Cajiib ah!!! Sh Xuseen Jabuuti

11/01/2023

Qiso Yaab leh!!! Boqorkii Haruun Al-Rashiid & Dhaktarkii Cadaanka ahaa maxaa kala qabsaday. Sh Xuseen Jabuuti.

26/12/2022

Arday Cod macaan oo quraan aqrinaya.

19/12/2022

Nin butac waaaaa........................
Samiir Boss waaa....................
Wiilo waaa .................................

06/12/2022

Warda Xaashi, Ninkeeda iyo Ayaan Kaabo oo is dhaafsaday Maansooyin

29/11/2022

Xildhibaan Sacdiyo oo reer Xamarku ka yaabeen.🤣🤣🤣🤣

28/11/2022

Cabdi Fariid oo la baxay Cabdi Cali Khan

28/11/2022

Ruuxaantii jinka u sareyse ayaa reerka dul joogta
Ruquus, Raage Afdhuub, Ragaad k**a reyste iyo
Ragii raxanta lahaa ayaa reerka dul jooga

27/11/2022

Sheeq Umal oo ka hadlay Xeerka Jinsiga ee Gudoomiye Sacdiyo wado.

27/11/2022

WALAAL Liinta iga iibi?

24/11/2022

Wiilo iyo Samiir oo Love isku noqday.

19/11/2022
19/11/2022

Hor dhig deee.🤣🤣🤣🤣

19/11/2022

Loolanka Wiilasha iyo Gabdhaha ee tiktok ma argteen.

19/11/2022
18/11/2022
17/11/2022

Hablaha qureysheed qooraansigoodu qalad ba weeye. Maxaad ku qooqday?

13/11/2022
MA OGTAHAY: Taageere kooxda Basel ee Rolf Bantle, waxuu galay suuliiga garoonka San Siro vs Inter Milan sanadii 2004, Wa...
11/11/2022

MA OGTAHAY: Taageere kooxda Basel ee Rolf Bantle, waxuu galay suuliiga garoonka San Siro vs Inter Milan sanadii 2004, Waa uu lumay waxuuna soo laabtay 11 sanno kadib.🤯

Rolf waxuu ka lumay kooxdiisi, waxa uu waayey baskii kadib waxa uu seexan jiray wadooyinka magaalada Milan😳

Xaaskiisa wey aamini weyde. 👀😅

Adigu Ma aamineysaaa, Rolf! 😂👏

TOBAN SIYAABOOD OO XAASKAAGA FARXAD KUWADA JOOGI KARTAAN.1. ISMAQALDhageyso marka xaaskaaga kula hadleyso iskuna day in ...
11/11/2022

TOBAN SIYAABOOD OO XAASKAAGA FARXAD KUWADA JOOGI KARTAAN.

1. ISMAQAL
Dhageyso marka xaaskaaga kula hadleyso iskuna day in aad fahanto intaa aad ka jawaab celinin.

Waan wada hadalnaa dhamaanteen in yar baa wax dhageysta. Isbar in hadalkaaga aad yareyso dhageysigaagana badiso.

2. ISKA INDHO TIRIDDA.
Waxaa kugu dhacayaa dhiig Kar iyo Sokor hadii aad un aad eegto waxa haweeneydaada ku liidato.
Iska indho tir waxa ay ku liidato oo ku amaan taasi badelkeeda waxaad noqoneysaa mid ku faraxsan oo nolol wanaagsan ku waara.

3. CAFISKA
Isku day inaad cafiso xaaskaaga waliba si degdeg ah. Nimaan Alle ahayn usha waa ay kadhacdaa, qofna ma dhameystirna adigaba ma jecleysatit in qaladka aad gasho lagugu canaanto. Cafiksu waa ku macaan yahay guurka ee baro cafiska.

4. GACAN FURAN
Marka kasta wax bixi deeqsinimada waa janno oo kale.
Sii waqtigaaga, jacaylkaaga, kalsoonida, Lacagta iyo hadiyahada. Haku bakhaylin xaaskaaga sii wax kasta oo aad awoodo.

5. ISKU DAAHFURNAANTA.
Ufur qalbigaaga lamaanahaaga. Beenta, khayaanada iyo sirtaba waxeey dishaa kalsoonida guurka.isku laab furnaanta iyo Daacadnimada lamaanaha ayaa dhalisa farxadda guurka.

6. HAASAAWAHA
Haasawaha kuma dhamaado guurka. Joogtee shukaansiga lamaanahaaga.

7. DABACSANAAN
Dhagayso oo qaado isbedelada lamaanahaaga. Qaado tilmaamaha lagu siiyo marwaliba.

8. XUSHMAD
Jooji amar ku taaglaynta, Ma ahaan booyaas adiga kuu shaqeeysa. Ula dhaqan sida qof weyn. Xushmad siì, tusi ogolaansho, sharaf oo la dabaal deg.

9. U ALLE BARI
Ma jiraan dhaqamo aad ka badali weyday. Isku day inaad u Alle barido. Ducadu waa lama huraan. Waxeey kaa badbaadineyso qaylo badan oo aan xal iyo isbeddel keenin.

10. SARIIRTA.
Xal ma noqoneyso ku kala fogaansha sariirta marka khilaafka jiro. Hadaba isku day in lamaanahaaga aad ku ciqaabin la seexasho la'aan.

Dhaqan gali tobankaan iyo kuwo kaleba. Waxaad arki doonta isbedelka noolaleed ee guukaaga ka dhaca. Waad sameyn kartaaa.

LAWADAAG ASXAABTAADA IYO LAMAANAHA.

AFARTA WAKHTI EE HAWEENEYDU GARABKA ISTAAGA UGA BAAHAN TAHAY XAAJIGEEDA.1. MARKA UURKA AY TAHAY.Markani haweeneydu waxay...
10/11/2022

AFARTA WAKHTI EE HAWEENEYDU GARABKA ISTAAGA UGA BAAHAN TAHAY XAAJIGEEDA.

1. MARKA UURKA AY TAHAY.

Markani haweeneydu waxay odaygeeda uga baahan tahay,
👍Jaceyl
👍Dulqaad
👍Taxadar
👍Faham
Hadii kale waxaad is arkeysaa sida ragga qaar adiga oo oranaya "Ma adigaa ugu h**eeyay uur qaadista" ama "Waxaaga waa ka dareey"

Markasta xaaskaaga u dul joog muuq ahaan iyo Niyad ahaan. Jadwalkaaga shaqo dib u hagaaji si aad iyada ula joogto oo aad u caawiso.

Waa nasiib darro in ragga qaar iska diraan xaasaska iyaga oo diidan dhibtooda.

2. MARKA CAADADA (XEYDHKA) U JOOGO

Gabdhuhu waa ay ku kala wanaagsan yihiin maareynta xaaladan.

Ka nin ahaan marka xaaskaaga la tacaaleyso xaaladan bille-ha ah. Waxeey u baahan tahay garab istaagaga, adigaa oo u muujinaya Jaceyl iyo Taxadar.

Xaaladda dhiiga ma aha baras iyo xanuuno daran jooji inaad ka fogaato inay caado qabto awgeed.

3. MARKA AY MUROGAYSAN TAHAY.

Haweenaydu waxay maraan murugo badan marka ay waayaan dadka u dhaw.

Waxay u oyeysaa xad dhaaf.
Waxay u oyeysaa sida caruurta.

Ha u sheegin inay joojiso oohinta ama ha u moodin inay iska yeelyeelayso.

Garab ay ku oydo sii, waxay dareemaysaa in loo dhaw yahay.

4. MARKA UU CULAYSKA SAARAN YAHAY.

Culayska iyo stress-ka waxay kala kulmi kartaa Goobta shaqada, Qoyska, Caruurta iyo bulshada sida waqtiyada uurka kasoo daaho.

Marka haweenaydu culayskaa dareemayso waa xanuun daran ee garabkeeda istaag. Meelaha dalxiiska gee, daji dareemaheeda, dusha u rido howlaheeda shaqo, nasi oo hurdo badan sii.

Hadii aad u ogolaato in haweenaydu culaysyo badan dareento dhaqso ayey duqowdaa waxay noqoneysaa 28jir u eg 48 jir.

XASUUSNOW JOSIP ILICICNinka ugu h**eeyay ee ka dhaliyay 4 gool kulamada isrereebka champions league ka baxsan guriga koo...
09/11/2022

XASUUSNOW JOSIP ILICIC
Ninka ugu h**eeyay ee ka dhaliyay 4 gool kulamada isrereebka champions league ka baxsan guriga kooxdiisa.
Weeraryahankii h**e ee kooxda Atlanta Josip Ilicic ma ciyaarin tan iyo bishii May (5-aad) ee sanadkii 2020 niyad jab daran awgeed.
Wuxu khiyaano daran kala kulmay saaxiibtii oo uga soo dhoofay dalka Slovenia si uu hadiyad (surprise) ugu geeyo.
Wuxuu nasiiib daradaa ku seegay kulankii ugu weynaa ee uu uciyaari lahaa kooxdiisa Atlanta oo la ciyaareysay PSG kulamada 32 dhamaadka Champions League.
Habeen h**e waxa uu ku soo laabtay garoomada ciyaaraha isagoo metalaya kooxda Maribor ayuu gool dhaliyay.

06/11/2022

Nin daroogo masjiidka ku dhex istacmaalaye oo lagu qabtay.

06/11/2022

TOBANKA AMAR EE DULYAALO DUMARKA.....

1. Ha ku degdegin guurka ama inaad ka baxdo guriga waalidka (Waa meesha lagaaga jaceyl badan yahay guriga nin kale).

2. Nin ha sugin intaanad bilaabin noolol. Waxaad ku noolaan kartaa nolol buuxda adigoo kali ah.

3. Ka fogow dhaqamada xun. Way dishay kuwa kale, adiguna waxba k**a duwanid.

4. Ha isku maaweelin wacitaanka lambaro khaldan, gaar ahaan habeenkii. Ma aha sida saxda ah ee loo helo Haasawaha ama Jaceylka.

5. Sameeyso jadwal cunto oo caafimaad leh. Had iyo jeer quraaco oo iska ilaali waxa sokorta leh..

6. Si fiican u labbiso: Qiimeynta aragtida. Dadka wuxuu kugu xukumi doonaa habka aad u labisato xataa hadaanay kula hadlin.

7. Galmada ha u isticmaalin caddayn jacayl. Galmadu ma aha caddaynta jacaylka, wuu kaa tagi doonaa galmada ka dib.

8. Ha u guursan lacagta, haddii kale waxaad noqon doontaa mid ka mid ah hantidiisa.

9. Ku darso naftaada wax qiimo u yeelo - raadso xirfad.
Ha ku kadsoomin nin baa wada xalin doona dhibaatooyinkaaga.

10. Quruxdu maaha wax walba. Haddii adiga aad dhan tahay, waxaad waayi doontaa booskaaga qof kaa qurux badan, ka wanaagsan oo kaa qaaan gaadhsan iyo
kaa karti badan..

LIKE SAAR BOGGA.

14/10/2022

Ciyaartoygii h**e ee Western Boyz Cabaas Coonkey ayaa dhaawac culus lagaga qaaday garoonka shalay kulan katirsan Horyaalka Soomaaliya. Usoo duceeya in Alle caafimaad taam ah siiyoh.

01/10/2022

Muuse Biixi Shalay markuu diidana Mudo Kororsiga.

01/10/2022

Guxaaye iyo Jaceylkiisa.

01/10/2022

Sida ey u dhacaan Duqeymaha.

30/09/2022

Giriidhi iyo Tiktok Reactions

29/09/2022

Taliye Shub iyo Qof soo wacay maxaa kala qabsay.🤣🤣🤣🤣

27/09/2022

Ruquus, Raage Afdhuub iyo Ragii raanta lahaa ayaa reerka dul jooga.

23/09/2022

Ragii buurta dheer igala baxay
Beerka ka Ogsooni

23/09/2022

Soo qabo xariif gaaban oo sidaan u ciyaaari kara.🤣

22/09/2022

HARGEYSA: Caruur yar-yar oo daad qaaday.

20/09/2022

Xassan Sheeq muxuu ku duray madaxda Puntland.

19/09/2022

Xaliye muxuu ka yiri Mama Khadija iyo Sheeq Umul

Address

Khalpha707@gmail. Com
Boosaaso

Telephone

+252906989566

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Khalphaa Abdullahi Omar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Khalphaa Abdullahi Omar:

Videos

Share

Category


Other Media in Boosaaso

Show All

You may also like