Somali news service sns

Somali news service sns warbaahin somaliyeed

mogadishu waxaa wax laga naxo ah in lacagtii  cashuurta ahayd sharaftii karaamadii iyo waxkasta oo ay haysteen  shacabka...
18/03/2021

mogadishu waxaa wax laga naxo ah in lacagtii cashuurta ahayd sharaftii karaamadii iyo waxkasta oo ay haysteen shacabka reer puntland lagu karsanayo waxaan rabaa in dadka dega puntlad inaan u sheego waxaa doontoba ahawoo in dalkaan waxa ka socda aan la fiirsankarayn ee xalka keliya ee aynu ku sixi karnaa uu yahay in aynu kacdoon kala hortagno maamulkaan daba dilifka ah bal arag wuxuu ku dhex jiro ninka madaxwaynaha inoo ah rag baagamuudo ah iyo in kismaayo keliya lagu biilo si loogu yimaado huteelka qiyaastii waxaa ku baxa maalin kasta ugu yaraan kumanaan shacabkiina waad aragtaa wasiiradii bal arag mimbaro kinya ku sharaxanyihiin kusoo taagan

kan profesor ma naanays bay u tahay mise  phd buu haystaa  uma eka nin phd qaatay markaad aragto hadaladiisa
24/02/2021

kan profesor ma naanays bay u tahay mise phd buu haystaa uma eka nin phd qaatay markaad aragto hadaladiisa

24/02/2021
maraykan 17 sano ka dib  ciidamdiisa dib ugala baxay  maxaan uga baahanay hafii aan haysano walal naftisa inoo huraya
16/01/2021

maraykan 17 sano ka dib ciidamdiisa dib ugala baxay maxaan uga baahanay hafii aan haysano walal naftisa inoo huraya

UAE  taariikhdaa qoraysaa beri marka shidaalku ka dammaado  sakadey somalia ka soo doonanayaan.
28/08/2020

UAE taariikhdaa qoraysaa beri marka shidaalku ka dammaado sakadey somalia ka soo doonanayaan.

deni iyo noocyada la midka ah ba waxaa inoo tilmaamay     isaga oo tilmaamayey kuwa dalkooda kusoo hogaamiyey gumaystaha...
17/08/2020

deni iyo noocyada la midka ah ba waxaa inoo tilmaamay isaga oo tilmaamayey kuwa dalkooda kusoo hogaamiyey gumaystaha ayuu ugu yeeray maanta deni waa waana qoladii la oranjiray waa dabadilifyadii talyaaniga u shaqayn jiray

๐Ÿ– anaga oo ka mid ah   siyaasada    oo ah qiyaastii     oo qof waxan  cadaynaynaa  in aan lanakala tashan shirka dhuusam...
16/08/2020

๐Ÿ– anaga oo ka mid ah siyaasada oo ah qiyaastii oo qof waxan cadaynaynaa in aan lanakala tashan shirka dhuusamareeb wixii ka soo hadii aanay ahayn one man one vote ma aqbalayno waxbana k**a jiraan.

Imaratka carabta waa in laga saaraa   jaamacada carabta iyo kan       mbz iyo mbs  inay yuhuud u shaqeeyaan taasi ayaa s...
13/08/2020

Imaratka carabta waa in laga saaraa jaamacada carabta iyo kan mbz iyo mbs inay yuhuud u shaqeeyaan taasi ayaa sii xoojinaysa

dad iyo dal aan walaal ku lahayn aduunkaan  !!! marka laga reebo dalal aan  islam wada nahay  qaarkamid ah waan ka amaan...
11/08/2020

dad iyo dal aan walaal ku lahayn aduunkaan !!! marka laga reebo dalal aan islam wada nahay qaarkamid ah waan ka amaangeliwaynay waxtarkaaga maahee dadkaa aduunka sidaas ku ah hadana ma oga oo iyagii baa isugu daran

saleeban koore baa sheegay ninkaa  wuxu yiri ใ€Šdeni waa nin siyaasada ku saaqiday ใ€‹
02/08/2020

saleeban koore baa sheegay ninkaa wuxu yiri ใ€Šdeni waa nin siyaasada ku saaqiday ใ€‹

dowlada turkiga oo ku hanjabtay in ay imaratka talaabo milatery ka qaadayso
31/07/2020

dowlada turkiga oo ku hanjabtay in ay imaratka talaabo milatery ka qaadayso

30/07/2020

akhlaaqda la aanteed waa eber

30/07/2020

cilmi aan ardaydu wax ka baranayn waxba tarimaayo

sax mise khalad in ciidamo  somali ah loo diro wadan kale iyagoo wadankoodii u baahanyahay mahadsanidiin
21/07/2020

sax mise khalad in ciidamo somali ah loo diro wadan kale iyagoo wadankoodii u baahanyahay
mahadsanidiin

sucuudiga ayaa sheegay 31 jully ay ku beegantahay malinta kowaad ee xiida carafo taasi oo macneheedu yahay in malinta ar...
21/07/2020

sucuudiga ayaa sheegay 31 jully ay ku beegantahay malinta kowaad ee xiida carafo taasi oo macneheedu yahay in malinta arbacada ay tahay 1 bisha arafo
mahadsanidiin

21/07/2020

hees wadani ah codkii ardaydii somaliyeed

cudud qaran
20/07/2020

cudud qaran

Address

Boosaaso

Telephone

+252906780763

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali news service sns posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share