Zeeteye Production 1

  • Home
  • Zeeteye Production 1

Zeeteye Production 1 IT NEWS, INFORMATION DAILY

Wararka Degdega, Madaalada,Sheekooyinka,Barashada Cilmiga Computerka, Arrimo Muhiim kuu ah Kala Soco Page-keenan ,

03/12/2024
Quickbooks version 2024 Waa Course Cusub Oo Si Practical ah ama ( Itus oo I Taabsii ah ) Kuugu Dhigi Doono Insha-Allah.W...
02/12/2024

Quickbooks version 2024 Waa Course Cusub Oo Si Practical ah ama ( Itus oo I Taabsii ah ) Kuugu Dhigi Doono Insha-Allah.
Wixii Faahfaahin ah Kala Soo Xidhiidh Whatsapp 0634342055

Waxaa beeshayda Gabooye ceeb iyo gaf ku ah in la yidha Barkhad Batuun ayay ka bilaamata kuna dhammmata, Madaxweyne Cirro...
02/12/2024

Waxaa beeshayda Gabooye ceeb iyo gaf ku ah in la yidha Barkhad Batuun ayay ka bilaamata kuna dhammmata, Madaxweyne Cirro waxaan uga digayaa inuu Xildhibaan Barkhad Batuun ka dhigo Wasiir oo aan wayno xubinta Xildhibaanka Barlamaanka.
Beesha Gabooye waa reero badan waxaana jirta oo la helayaa aqoonyahan badan oo reerka mateli kara una qalma xilka inay qabtaan, laakiin Barkhad Batuun ayaa noqonaya xildhibaanka,Wasiirka, Agaasimaha iyo wax kasta oo beeshu qabanayso dee wax la qaadan karo maaha Madaxweyne haddii aad Gabooye wax la rabto oo aan ogahay in ay ka go'antahaya rrintaas ka digtoonow"
Waxa sidaas yidhi Boqorka beelaha Gabooye Axmed Iimaan Warsame.

01/12/2024

😄 🤣 😂 😆 😄 🤣

20/10/2024

Beelweynta habar Awal oo Si Toos ah Ugu Soo Biiray oo Burco Ka Dhacday...

20/10/2024

Daryeelka Bulshada Nugul ee Wax U Qabtay Kulmiye Party iyo Muse Bihi Abdi
Ku Soo Biir Zeeteye Production 1

16/10/2024

300 hablood oo si cad u taageeray Kulmiye Party

19/08/2024

Hadalkii Mdaxweynuhu Ka Jeediyey Caasimada Gobolka Saraar ee CAYNABA

17/08/2024

Muuqaalkii Soo Dhaweynta Madaxweynaha JSL Muse Bihi Abdi iyo Weftigii Balaadhnaa ee uu Hogaaminayey Todobaadkii aan Soo dhaafnay!!

17/08/2024

Suldaan Tuulo Iyo Hadal Jeedintii Xiligii Mudane Muse Bihi Abdi Lagu Soo Dhaweynayey Degmada Sheikh !!

17/08/2024

Sidii Cajiibka Ahayd ee Madaxweyne Muse Bihi Abdi Loogu Soo dhaweeyey Magaalada Burco - 2024

17/08/2024

Muuqalka Wakaalada Biyaha Burco iyo Muse Bihi Abdi

17/08/2024

Markaatiga Nool Iyo Wax-Qabadka Xugumada Kulmiye ee Daadmadheedh

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zeeteye Production 1 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share