Eegmo Media

Eegmo Media HIIRAAN SYL

04/12/2024

AJ:Xasan Fareey xasuustii aa ka luntay kulahaa

19/11/2024

Arrintaan khatarteeda ayey lee dahay.

05/09/2024

Meeshan waxba laiskuma reeban, Kuukaay aa noo keentay kulahaa.

17/07/2024

Wiil kasoo jeeda Somaliland oo cadeeyay xiliga uu biloowday Xasuuqii loo geystay

Isbitaalka Digfeer iyo NadaafadaWaxaan saakay aan arrimo caafimaad u doontay isbitaalka Digfeer oo lagu tirayo isbitaalk...
13/07/2024

Isbitaalka Digfeer iyo Nadaafada

Waxaan saakay aan arrimo caafimaad u doontay isbitaalka Digfeer oo lagu tirayo isbitaalka kuwa xagga Caafimaqdka ugu roon (alle aa Caafimaad haye ) ee ku yaalla Magaalada Muqdisho.

Waxayaabaha aan ku soo arkay waxaa kamid ah arrimo u baahan in wax laga qabto waliba dhinaca nadaafada Musqulaha (Suuliyada).

Sawirrada aad jeedaan waxa waaye qaar kamid ah Musqulaha ku yaalla dhinaca Masjidka ku dhexyaalo Isbitaalka oo ay nadaafad xumo ka jirto.

Waxaayaba aan ku arkay waxaa ka mid ah in
Musqulaha (Suuliyada) aysan albaabada xirmeynin waliba naafad darro ka jirto, waxaana ka muuqda in wax naafada ah aysan ka jirin.

Waana wax u baahan yahay in laga xaliyo maadama laga qaadi karo cudurro kala duwan.

Isbitaalada waa meelaha laga fiiriyo nadaafada maadama ay yihiin meelaha ay bulshada ay adeegyo caafimaad u aado, ka waran haddii meeshii caafimaad aad u doonatay aad cudurro kasoo qaaday.

Soo jeedin.

Aniga ujeedada warbixintan ma ahan mid aan ku ataagareynayo isbitaalka, balse waa arrin u baahan in maamulka Isbitaalka Digfeer ay wax ka qabtaan.

Mahadsanidiin.

08/07/2024

MAGAALADA LOOGU YEERO CAASIMADA FURIINKA EE DALKA NIGERIA

Aragtidaada ka dhiibo

06/07/2024

SHEEKADA CIIL IYO CALOOLYOW ll Qeybta 3-aad

Aragridaada ka dhiibo

05/07/2024

SHEEKADA CIIL IYO CALOOLYOW ll Qeybta Labaad
Aragtidaada ka dhiibo

04/07/2024

SHEEKADII CIIL IYO CALOOLYOW ll QEYBTA KOOWAAD

Aragtidaada ka dhiibo

01/07/2024

Duuliye isaga oo hawada ku jira geeriyooday iyo wixii dhacay geeridiisa kaddib.

Aragtiida ka dhiibo

30/06/2024

Amarka ah in Salaadda Jimcaha la soo gaabiyo dalalka Khaliijka

20/05/2024

Waxba laiskuma rebaan meeshan yaabka aduunka

01/05/2024

Shamuurey labo ka dhaha

30/04/2024

Gabadhii waa laga been sheegay,

29/04/2024

Adkaatay

21/04/2024

Maxmada Racfaanka ayaa u fariisatay Dacwada loo heysto Eedwysane Ziid Cali macalin daauud.

12/04/2024

Xambaarka see isku tihiin?

12/04/2024

Kufsi miyaa meesha ka dhacay?

Address

Beled Weyn
25261

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eegmo Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Shabakadda Hiiraan Xog

Shabakadda Hiiraan Xog