Eng.Nor Mohamed Ijaboy

Eng.Nor Mohamed Ijaboy My Full Name Is Nor Mohamed Ijaboy
I live In Baidoa - Somalia. I am student At B.I.University

25/02/2024

Matalaad Marag leh๐Ÿ‘๐Ÿ‘
Senator Mohamed Abdinor Garabey Guuleyso Mudane Senator

Ka faa'ideysi wacan Saxibiyaal
23/01/2024

Ka faa'ideysi wacan Saxibiyaal

OGEYSIIS MUHIIM AH WAXAAN Ogeysiinaynaa Bulsha weynta ku dhagan Magaaladda Baydhabo iyo Nawaaxigeeda in Machad-ka Al-AZHAR Modern Academy oo aad H**ey ugu barateen Waxbarashu Tayo leh in oo Gaban doono Short Course( Koorso Gaaban) kaasi oo lagu bari doono (Photoshop )
Waxaa uuna socon doonaaa Mudo hal isbuuc ah ( 1 week)
Sidaas daraadeeda Cid calaali cidii Daneynayso Waxa si toos ah Isaga diwaan gelin kartaaa Xarunta Iskuulka oo Ku yaala Inta U dhaxeysa Notaayo Xaqsoor iyo Taaladda Abdalla Deerow
Wixii faafaahin ah Fadlan kala soo xiriir Lambaradda Hoos ku qoran
0618912060/0618011706/0610626255/0617917577
Wabillahi Towfiiq
Start 25-1-2024
End 31-1-2024
4: 00 pm ( Toban saac Galab-nimo)

23/01/2024

OGEYSIIS MUHIIM AH WAXAAN Ogeysiinaynaa Bulsha weynta ku dhagan Magaaladda Baydhabo iyo Nawaaxigeeda in Machad-ka Al-AZHAR Modern Academy oo aad H**ey ugu barateen Waxbarashu Tayo leh in oo Gaban doono Short Course( Koorso Gaaban) kaasi oo lagu bari doono (Photoshop )
Waxaa uuna socon doonaaa Mudo hal isbuuc ah ( 1 week)
Sidaas daraadeeda Cid calaali cidii Daneynayso Waxa si toos ah Isaga diwaan gelin kartaaa Xarunta Iskuulka oo Ku yaala Inta U dhaxeysa Notaayo Xaqsoor iyo Taaladda Abdalla Deerow
Wixii faafaahin ah Fadlan kala soo xiriir Lambaradda Hoos ku qoran
0618912060/0618011706/0610626255/0617917577
Wabillahi Towfiiq
Start 25-1-2024
End 31-1-2024
4: 00 pm ( Toban saac Galab-nimo)

Bismillah Haddii Alle idmo waxaan halkan idin kula wadagi doonaa Sooyaalkii H**e Maanta Waxaan soo qaadan doonaa "Amiirk...
12/11/2023

Bismillah
Haddii Alle idmo waxaan halkan idin kula wadagi doonaa Sooyaalkii H**e
Maanta Waxaan soo qaadan doonaa
"Amiirka Cas"
Wax badan Ayaan Kubaran doona i.a
Waa inaa 1:00Pm " Duhurnimo" iyo Geybtii 1aad

04/07/2023
24/06/2023

Story about success:

Once upon a time, there was a young man named Hassan who dreamed of becoming a successful businessman. Hassan had grown up in a poor family, but he was determined to create a better life for himself and his family.

Hassan started his journey by working hard in school and pursuing higher education. After graduation, he started his own small business selling handmade crafts and accessories. Although his business was not initially successful, Hassan did not give up.

He continued to work hard and put in long hours to improve his products and services. He also sought advice from successful entrepreneurs and attended business workshops to learn new skills.

With time, Hassan's business began to grow, and he started to earn a good income. He reinvested his profits back into the business, expanding his product line and hiring employees to help him.

As his business continued to flourish, Hassan became a well-respected member of his community and a role model for other aspiring entrepreneurs. He also gave back to his community by donating a portion of his profits to local charities and sponsoring community events.

Through his hard work, determination, and perseverance, Hassan had achieved his dream of becoming a successful businessman. He proved that with the right mindset and attitude, anyone can achieve their goals and make a positive impact on the world.

Eng.Nor Mohamed Ijaboy

20/06/2023

"Somali Heshiis ah Dunidana Heshiis la ah" Masaanbey aheyd Macneheydu
"Somali is dagaalsan Dunidana Heshiin la ah"
AmarAlle

DHAQAN XUMADA KUJIRTA FILIMKA ARDAYFilimka Arday oo ah Filim anshax xumo badan xambaarsan oo ay baahisay Shirkadda Bile ...
01/05/2023

DHAQAN XUMADA KUJIRTA FILIMKA ARDAY
Filimka Arday oo ah Filim anshax xumo badan xambaarsan oo ay baahisay Shirkadda Bile Media waxaa hordhaca filimka (Boorsamiindada) iyo xalqadiisa koowad kujiray ficilo iyo fariimo ka soo horjeeda Diinteena islaamka iyo Dhaqanka suuban, waxaana halkan idin kula wadaageynaa qeybo kamid ah dhaqan xumada Filimka kujirta:
1) Dharka ay Gabdhaha filimka jilaya wataan oo aan eheen midka lagu dhigto iskuulada: dharka gabdhaha filimka jilay ee lagu sheegay in ay yihiin arday waxa ay xiran yihiin dhar aan eheen dharka yunifoomka iskuulaadkeena lagu dhigt. Tani waa dagaal cad oo lagu sooqaaday xijaabka ay gabdhaheenu ku asturan yihiin, waana fariin xun oo loodirayo ardayda waxaana looga danleyahay in gabdhaheena wanaagsan ee muxajabaat ka ah lagu suurad xumeeyo.
2) In Gabdhaha Soomaaliyeed lagu dhiirigeliyo in ay galaan dambiyo waa weyn oo ay xabsi ku muteysan karaan, islamarkaana ayaga oo xabsiga kujiro ay raadiyaan niman ay jinsi la sameeyaan: Tani waxa ay natusinaysaa in Bile Media ay tahay xarun ka shaqeyneesa faafinta dhaqan xumada si Bulshada soomaaliyeed looga fogeeyo Diinta iyo Dhaqanka Suubban.
3) Guurka Xalaasha ah ee Diinteena Islaamka ay banaysay oo ay ku sheegayaan iimaan laโ€™aan: arintani waa fariin dagaal ah oo kusocoto qodob weyn oo shareecada Islaamka ah ay banaysay balse la rabo in bulshada looga dhigo dhaqan xumo. Waxaa habboon in Shirkada Bile Media ay ka waantoowdo faafinta dhaqan xumada noocaani oo kale ah.
4) Buunbuuninta iyo Dhiirigelinta Rabshadaha ka dhaco goobaha waxbarashada: wax ay kusoo bandhigeen filimka dhexdiisa arday isku dhex dagaaleysa goobta waxbarashada walibana hubeysan kuwaasi oo soobandhigay ficilo iyo hadal dhaqan xumo badan ay kujirto. Tani waa buunbuunin iyo in ay ardayda ku dhiirigeliyaan isticmaalka hubka. Arintani waxay khatar weyn ku keeni kartaa bad-qabka ardayda iyo aminga guud ee Dalka.
5) Dhiirigelinta Caadeysiga Dhaqan xumada: xalqadda 1aad waxaa ku jira laba wiil oo lagu sheegay arday oo kala iibsanaya muuqaalo anshax xumo ah iskuulka dhexdiisa.
6) Qof Filimka ku jilayo Macalinnimo ayaa waxa uu ardayda u sheegayaa rag raab iskutirin jiray oo walibana isdilay.
7) Caadi kadhigista Daroogada iyo Kaganacsiga Jirka Dumarka: Gabar yar oo ardayd ah ayaa waxaa loogeeyay nin daroogiista ah si uu u isticmaalo, waliba si cad ayuu ficil dhaqan xumo ah ogu sameynayaa jirkeeda si caadi looga dhigo tataabashada dumarka.
8) Caadi kadhigista Istaataabashada raga iyo Dumarka Ajnabi kala ah: waxaa filimka ku jira arday kala jinsi ah oo istaataabanayaan. Ficilkaani waa dhaqan khilaafsan shareecada islaamka balse Bile Media ay rabto in ay ardayda u tusto wax iska caadi ah. Arimaha noocaan oo kale ah ayaa horseedi kara faafida zinada iyo kufsiga.
9) Hab jarniinka Timaha Wiilasha: jeega xiirka wiilasha jilayo filimka oo lagu sheegay in ay yihiin arday waa fariin dhaqan xumo ah oo lagu suurad xumeynaayo ardayda Soomaaliyeed. Sido kale waa faafin iyo dhiirigelin dhaqan xumo.
10) Abuurista dhaqanka Caasiwaalidiinimada: Filimka waxay kusoo bandhigayaan gabar ay ku sheegeen ardayad oo waalidkeeda (Hooyo) si caasinimo ah ula dhaqmaysa, waliba cuntii ay Hoyadeed u diyaaris si jeesjees ah oga tagtay.
11) Suurad Xumeynta Waalidka Soomaaliyeed: waxa ay soo bandhigeen Hooyo gabarteeda u horseedeysa in ay hees isla qaadaan. Taasi oo ardayda iyo waalidkaba lagu dhiiirigelinaayo heesaha, iyo si xun u isticmaalida baraha bulshada, maadaama ay muujinayaan in gabarta iyo hooyadeed ay isla leeyihiin Youtube.
12) Tani waxay suurad Xun ka bixineysa Xabka Waxbarashadda Dalka.

Hala joojiyo Filimka Anshax-Xumadda

28/04/2023

Ereyga"Fursad" waa Carabi, Wuxuuna kamid noqday Erey si joogto ah Bulshadeena ugu adeegsata meelkasta, Xittaa dowladii laga rabay inay ilaaliso Afkeena ayaaba adeegsata Ereygaan, qaarkeena ayaaba u heysta inay kamid tahay Af-Soomaaliga.

Jaalayaal isku daya inaad keentaan Ereyga Fursad Afkeena hooyo waxa lagu yiraahdo?
Maay iyo Maxaa labaduba?
Jimco Mubarak

27/04/2023

Anigu Labadda Koox Mid-na Mataageero Lkn
Saadaasheydu caawa
Manchester United 0 Vs Tottinehum 2
This is my predict ๐Ÿค”
Raali ahaadda
Gudoomiye Yusuf Mohamed Idris Morgan
Abdikariin Nishow Ali
Mohamed Dhaqane Ali
& Ubade qanciye
๐Ÿ™โœ

BAYDHABO JECLIYAAKU QOREY BUUGA NOLOSHEYDAALLA KU QOREY BUUGANOLOSHEYDAAA!!!
26/03/2023

BAYDHABO JECLIYAA
KU QOREY BUUGA NOLOSHEYDA
ALLA KU QOREY BUUGA
NOLOSHEYDAAA!!!

Address

Four Steet
Baydhabo

Telephone

+252618912060

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng.Nor Mohamed Ijaboy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Eng.Nor Mohamed Ijaboy:

Videos

Share