Googaa news

Googaa news Googaa wararka caalamka wararka dalka

29/08/2023

Xoogaga ciidamada qaranka somaliland ayaa ka yaabsaday huwantii

Maxaabiista Huwantu Gacanta ku hayaan Walahi Wax arxan ah oo loo Sameeyey ma Jirto, 100 Nin baa Qol Kijo le,eg Geliyeen,...
27/08/2023

Maxaabiista Huwantu Gacanta ku hayaan Walahi Wax arxan ah oo loo Sameeyey ma Jirto, 100 Nin baa Qol Kijo le,eg Geliyeen, Hurdo Waa u diideen Badhtankii Xalay biyo Ku shubeen , Maxaabiista rag ka mida ayaa lala baxay isla Xalay Markii Faysal Cabdi bootaan layskaga Horyimid, Hadii Guni Aduunka kor saaran tahay laascanood Bay Joogta, Cadaawada ka Muuqata ragaa iyo Sida loo Dhaqmayo Ma Malayn kartid, Waxa Qarsoon rag Aan dhaawac gaadhin oo Mindi laysugu Wareejiyay, Waxaa Jira in ina Garaad Cali yidhi Hawshiina hoos u wata oo Camerada ka daaya, iyadoo Waxaa oo Dhami Jiraan yaan laga habsaamin Hiilka raga Qaranka naftooda u Sadqeeyey ee yuhuuda Geeska Africa heshay, Waa waxan u leeyahay Baadhisaha iyo Shaqooyinka socda h**e haloo qabto, ragu silica ma geyo dilse wuu geyaa Gunyahay ururtay, Maanta ragaa makhraati bad noqon doontan Awood Qaran baa lagu furan doona insha allahu Waxaas la sameeyey isha ku haya oo ka Gudba Dhexdiina, Nin ragana waa loo aara ee looma ooyo, Waqti ay wax kasta Xalaal yihiin baynu galnay oo aanan waxba reebanan doonin insha allahu.

26/08/2023

Badhyo culustii way biqlaysee
Baylahdeedaa bacad joogtee
Beri sii joog

25/08/2023

Ciidanka ssc oo soo bandhigay gawaadhi iyo maxaabiis ay qabteen waxay sidoo kle sheegeen in ay qabsadeen goojacade

29/07/2023

Wararka ka imanaya magada hargeisa ayaa sheegaya in uu xalku deganyahay hada oo mudaharadadii la bajiyey

Paris Saint-Germain ayaa go’aansatey in ay Kylian Mbappé suuqa dhigto – iib laga bilaabo maantaIlaha PSG ayaa ku qanacsa...
22/07/2023

Paris Saint-Germain ayaa go’aansatey in ay Kylian Mbappé suuqa dhigto – iib laga bilaabo maanta

Ilaha PSG ayaa ku qanacsan in Kylian Mbappé uu horay u aqbalay inuu ku biiro Real Madrid 2024 si bilaash ah.

Maamulka PSG ayaa ka rabay Kylian inuu ka jawaabo 'heshiiska cusub ama hadda ka tago' Julaay 15- laakiin waxba ma jiraan.

Taasi waa sababta ay PSG u go'aansatay inay Kylian ka saarto safarka xilli ciyaareedka ka h**eeya - waxay u furan yihiin wada xaajood. waa iib

"Ma jiro qof ka weyn kooxda", fariinta cad ee PSG.

18/07/2023

Ciidamada soomaliland oo hada gudaha ugalay laascaanood iyo ssc oo xaalku ku cakiran yahay
Magaalada laascaanood oo afartii jiho haljiho iskugugu ururtay ciidankii ssc

Shimbirku bad iyo beriba waa ka qadhaabtaaIsagoo isku kalsoon
17/07/2023

Shimbirku bad iyo beriba waa ka qadhaabtaa
Isagoo isku kalsoon

17/05/2023
16/05/2023

Dagaalo ayaa manta dib uga bilowday laascaanood

24/04/2023

Somaliland forces are ready to protect the borders
they are doing their best to bring peace to the region

01/03/2023

Ciidamada soomaliland oo hub iyo gaadiid ka qabsaday ciidamada putland

16/02/2023

Kooxda al shabaab oo manta jabwayni gaadhay

06/02/2023

Ciidanka soomaliland oo hub ka furatay dadkii nabad diidka ahaa

05/12/2022

Richard: Mary, would you like to get something to eat with me?
Mary: OK. When?
Richard: At 10 O'clock.
Mary: 10 in the morning?
Richard: No, at night.
Mary: Sorry, that's too late. I usually go to bed around 10
Richard: OK, how about 1
Mary: No, that's too early. I'll still be at work then.
Richard: How about 5
Mary: That's fine.
Richard: OK, see you then.
Mary: Alright. Bye.

Conversation
Charles: Jennifer, would you like to have dinner with me?
Jennifer: Yes. That would be nice. When do you want to go?
Charles: Is today OK?
Jennifer: Sorry, I can't go today.
Charles: How about tomorrow night?
Jennifer: Ok. What time?
Charles: Is 9
Jennifer: I think that's too late.
Charles: Is 6
Jennifer: Yes, that's good. Where would you like to go?
Charles: The Italian restaurant on 5th street.
Jennifer: Oh, I don't like that Restaurant. I don't want to go there.
Charles: How about the Korean restaurant next to it?
Jennifer: OK, I like that place.

Conversation
Linda: Hi Mark.
Mark: Hi.
Linda: What are you planning to do today?
Mark: I'm not sure yet.
Linda: Would you like to have lunch with me?
Mark: Yes. When?
Linda: Is 11
Mark: Sorry, I didn't hear you. Can you say that again please?
Linda: I said, 11
Mark: Oh, I'm busy then. Can we meet a little later?
Linda: OK, how about 12
Mark: OK. Where?
Linda: How about Bill's Seafood Restaurant?
Mark: Oh, Where is that?
Linda: It's on 7th Street.
Mark: OK, I'll meet you there.

04/12/2022

Conversation6
Susan: David, would you like something to eat?
David: No, I'm full.
Susan: Do you want something to drink?
David: Yes, I'd like some coffee.
Susan: Sorry, I don't have any coffee.
David: That's OK. I'll have a glass of water.
Susan: A small glass, or a big one?
David: Small please.
Susan: Here you go.
David: Thanks.
Susan: You're welcome.

Conversation7

Richard: Mary, would you like to get something to eat with me?
Mary: OK. When?
Richard: At 10 O'clock.
Mary: 10 in the morning?
Richard: No, at night.
Mary: Sorry, that's too late. I usually go to bed around 10
Richard: OK, how about 1
Mary: No, that's too early. I'll still be at work then.
Richard: How about 5
Mary: That's fine.
Richard: OK, see you then.
Mary: Alright. Bye.

Conversatin8

Charles: Jennifer, would you like to have dinner with me?
Jennifer: Yes. That would be nice. When do you want to go?
Charles: Is today OK?
Jennifer: Sorry, I can't go today.
Charles: How about tomorrow night?
Jennifer: Ok. What time?
Charles: Is 9
Jennifer: I think that's too late.
Charles: Is 6
Jennifer: Yes, that's good. Where would you like to go?
Charles: The Italian restaurant on 5th street.
Jennifer: Oh, I don't like that Restaurant. I don't want to go there.
Charles: How about the Korean restaurant next to it?
Jennifer: OK, I like that place.

03/12/2022

Conversation 4
Amy: Hi Michael.
Michael: Hi Amy. What's up?
Amy: I'm looking for the airport. Can you tell me how to get there?
Michael: No, sorry. I don't know.
Amy: I think I can take the subway to the airport. Do you know where the subway is?
Michael: Sure, it's over there.
Amy: Where? I don't see it.
Michael: Across the street.
Amy: Oh, I see it now. Thanks.
Michael: No problem.
Amy: Do you know if there's a restroom around here?
Michael: Yes, there's one here. It's in the store.
Amy: Thank you.
Michael: Bye.
Amy: Bye bye.

Conversation 5

Thomas: Hi Sarah, how are you?
Sarah: Fine, how are you doing?
Thomas: OK.
Sarah: What do you want to do?
Thomas: I'm hungry. I'd like to eat something.
Sarah: Where do you want to go?
Thomas: I'd like to go to an Italian restaurant.
Sarah: What kind of Italian food do you like?
Thomas: I like spaghetti. Do you like spaghetti?
Sarah: No, I don't, but I like pizza

03/12/2022

Conversation1

James: Hello.
Lisa: Hi.
James: How are you?
Lisa: I'm good. How are you?
James: Good. Do you speak English?
Lisa: A little. Are you American?
James: Yes.
Lisa: Where are you from?
James: I'm from California.
Lisa: Nice to meet you.
James: Nice to meet you too.

Convesation2
Mary: Excuse me, are you American?
Robert: No.
Mary: Do you speak English?
Robert: A little, but not very well.
Mary: How long have you been here?
Robert: 2 months.
Mary: What do you do for work?
Robert: I'm a student. How about you?
Mary: I'm a student too.

Conversation 3
John: Excuse me, what's your name?
Jessica: My name is Jessica. What's yours?
John: John.
Jessica: You speak English very well.
John: Thank you.
Jessica: Do you know what time it is?
John: Sure. It's 5
Jessica: What did you say?
John: I said it's 5
Jessica: Thanks.
John: You're welcome.

04/10/2022

Alshabaab oo godkii biyo ugu galeen
Markii macawisleyda reer hiiran iska nadiifiyeen
Khawrijta dadka dhiigooda xalashaday

02/10/2022

Xisbiga wadani ayaa ku dhawaaqay in aanay marnaba aqbalayn mudo kordhinta loo sameyay madaxwaynaha ......

01/10/2022

Haweenka Xisbiga kulmiye oo u dabaal degaya mudo kordhinta madax waynaha somaliland

Alle haw naxariistee waxa geeriyoday farxaan mohamed adam  oo miino kula kacday isaga iyo askartii ilalada ahayd alle wa...
30/09/2022

Alle haw naxariistee waxa geeriyoday farxaan mohamed adam oo miino kula kacday isaga iyo askartii ilalada ahayd alle waxaan uwaydinaynaa inuu janooyinkiisa ku casuumo

Madaxtooyada oo warqad aanay ogayn Golaha Guurtidu u adeegsaday celinta xeerarkii doorashooyinka ee golaha wakiiladu ans...
26/09/2022

Madaxtooyada oo warqad aanay ogayn Golaha Guurtidu u adeegsaday celinta xeerarkii doorashooyinka ee golaha wakiiladu ansixiyeen.

Madaxtooyada Somaliland ayaa warqad qarsoodi ah oo ay u soo dirtay shirgudoonka Golaha Guurtida u adeegsatay celinta xeerarkii doorashooyinka ee golaha wakiiladu ansixiyeen todobaadkii h**e.

Xog rasmiya oo laga helay amarka Madaxtooyada ka yimi ayaa cadaynaya in warqadaas oo OG lagu siiyay shirgudoonka la soo dhexmariyay Guddoomiye ku-xigeenka golahaasi Siciid Jaamac Cilmi iyo Haweenayda ah agaasimaha lacagta ee Guurtida.

Warqada Madaxtooyada ee amarka celinta Xeerkaas ayaan waxba laga waydiin xildhibaanada gole waynaha Guurtida taas oo ah farogalin qaawan oo dastuur jabin ah taas madaxtooyadu ku samaysay golaha odayaasha ee ka madaxa banaana.

Geesta kale qodobada ay Madaxtooyadu u adeegsatay celinta xeerkaas ayaa dhammaantod waxa loo cuskaday warqad ay ku saxeexnayeen Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada, warqadaas oo laga been abuurtay Xildhibaano aan saxeexin kuwo kalena laba jeer magacyadooda lagu quray.
Kla soco bogan

15/04/2022

share iyo followda ku booba

13/04/2022

hala share gareeyo asxbta

Xarunta jirdhiska waa meel uu qof kala kulmo dhibaatooyin caafimaad, gaar ahaan dhibaatooyinka miisaanka. Si ka sii bada...
06/04/2022

Xarunta jirdhiska waa meel uu qof kala kulmo dhibaatooyin caafimaad, gaar ahaan dhibaatooyinka miisaanka. Si ka sii badan sida naadi ama goob tamashle oo ay xarunta jirdhiska ku leedahay dhamaan tas-hiilaadka madadaalada sida barkada dabaasha, barxada teniska, barxada kubbadda kolayga, qolka squash, qolka ciyaaraha, isboortiska, iyo tas-hiilaadka kale ee la midka ah.

Qofka ku biiraya xarunta jirdhiska ee noocaas ah waxaa u shaqeeya tababare xirfadle ah kaas oo ku haga macmiilka wax kasta oo caddaynaya dhammaan su'aalaha iyo shakiyada. Haddii aad raadineyso macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan xarunta jir dhiska

Address

Somalia Banadir
Banadir

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Googaa news posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Googaa news:

Videos

Share


Other Banadir media companies

Show All