Dugsiiso

Dugsiiso soomaali baan ahay
sinaantaan la magac ahay
sanku neefle ma ogoli
inuu iga sarayn karo Dugsiiso waa bog gaar loo leeyahay oo u astaysan danta dadka iyo dalka.

08/08/2022

LAHJADAHA SOOMAALIDA IYO DHIBKA KALE HAYSTA
nagu soo biir oo pageka follow dheh wllo

Cabdulaahi Siciid Salaad oo dhigta dugsiga sare Saalaxudiin Boosaaso ayaa ku guulaystay kaalinta 1aad Imtixaanka fasalad...
06/08/2022

Cabdulaahi Siciid Salaad oo dhigta dugsiga sare Saalaxudiin Boosaaso ayaa ku guulaystay kaalinta 1aad Imtixaanka fasalada 12aad ee puntland.

27/07/2022

GABADHII WIILKA ASKARIGA AH JECLAATAY OO WAR BAAHINTA HOR TIMID

26/07/2022

XUKUNKA MASAAFADA| SH ABUU BAKAR XASAN MAALIN.
KA FAAIIDAYSI WACAN.

23/07/2022

Gabaygii DUULAAN JABIS ee Al-Shabaab lagu karbaashay

23/07/2022

Sheekh Saciid Raage oo ka hadlay dhibka CANADA yaal| Qiso Cajiib ah 2022|

20/07/2022

أجمل صوت سمعته في حياتي
#السعودية #القران #المصدر #المسلمين

19/07/2022

Calmaaniga

02/07/2022

CATOOSH OO LIVE LAGU CAAYAY JACAYLNA LOO SOO BANDHIGTAY

10/05/2022

Gabadh soomaaliyeed oo gaari bus ah darawal ka ah oo arrin mucjiso ag la tusay.

08/05/2022

Galdogob oo xaflad deni lagu taageerayay dukum daakum laga dhigay.
Reer galdogob waa Farmaajaysan yihiine bal adigu halkaad joogto iyo Musharaxaad taageerayso hoos noogu reeb.

07/05/2022

Rasuulkii sharafta badanoow. Nabi Amaan aad u macaan badan.

  Allah dheh ❤Muna Waxay Maalin Walba Nadiifisaa Masaajidka si Dadka ku Tukada ay Goob Nadiif ah salaada ugu oogaan..Mun...
19/04/2022

Allah dheh ❤

Muna Waxay Maalin Walba Nadiifisaa Masaajidka si Dadka ku Tukada ay Goob Nadiif ah salaada ugu oogaan..

Muna waa Gabar Dhalinyaro ah Subax walba Masjidka ayey Timaadaa Kadib wey Dhaqdaa weyna Nadiifisaa..

Muna waa Qof ku Dayasho Mudan Baytka ilaahay ayey u istaagtay Hagaajintiisa iyadoo Lagu Guda Jiro Bisha Ramadaan.

19/04/2022

Aamiin Yaa rabbi🤲🤲🤲

18/04/2022

Mid ka mid ah ciyaal weero oo gacanta lagu soo dhigay🤬😡😡

Address

Mogadishu
Banadir

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiiso posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share