Tusbax dhulbahante media

Tusbax dhulbahante media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Tusbax dhulbahante media, TV Channel, muqdisho banadir, Banadir.

02/11/2023
11/03/2023

Tusbax dhulbahante media FOLLOW DHEH FADLAN

12/08/2022

Askari toos u qoriga ugu fiiqaya dadkii mudaharaaadka dhigay

11/08/2022

Burco iyo xaladihi u danbeyay ee midaharadada.

11/08/2022

Degdeg; Mudaharaado xooggan ayaa ka socda Burco.

11/08/2022

Ceerigaabo; Booliska ayaa shacabka la dhacaya Rasaas nool nool & Dhagax.

11/08/2022

Shacabka Ceerigaabo Oo Wadooyinka Waaweyn Ku Dhex Mudaharaadaya

10/08/2022

Deg Deg: Siidhigii Oo Burco Ka Socda

SHEEKO: ka dhacday Gambia 🇬🇲 caasimada Banjul muwaadin ayaa xabad ku dhuftay marwadii uu qabey kadib markii ay hadlaka k...
10/08/2022

SHEEKO: ka dhacday Gambia 🇬🇲 caasimada Banjul muwaadin ayaa xabad ku dhuftay marwadii uu qabey kadib markii ay hadlaka ku badisay laakiin ma ay dhiman oo ma ay dilin xabadii

kadib muwaadinkii dacwad ayuu ku qaaday shirkadii samaysay rasaasta

Waxa uu ku yidhi shirkadii rasaastiinu maaha mid tayo leh oo wax dilaysa, kadibna shirkadii ayaa samaysay baadhis waxana ay ogaatey in ay tahay rasaas dhacday oo qol ku raagtay oo la sameyey burburki Midowgi Ruushka 1990 🤣 ta waxa kasi daran waxa lasiiyey ninkii baakiidh/kartoon yar oo rasas ah oo cusub oo loogu mag dhabay rasaasti qol ku raaga ahayd

haweenaydiina gurigeedii ayay kusoo laabtay markii laga soo saaray xabadii sigtay laakiin markan xaajiyadu hadalkii waa yaraysay

RAALIYO iyadoo xabad lagu dhutay ayey weli diyaar u tahay in ay reerkeeda dhaqato !

Alla ragga soomaliyeed samir badanaa maxay xaasaskooda muran kula joogaan!

???????

10/08/2022

Waxan mexey yihiin 🤭🤔

Address

Muqdisho Banadir
Banadir

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tusbax dhulbahante media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Category