Udenify

Udenify Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Udenify, Digital creator, Howl-wadaag, Banaadir.

Si aad waxwalbo ugu guuleysato waxaa jirto 3 xeer oo kugu hagi kara ama kuu ifinkara wadada guusha , insha Allah hadad s...
02/07/2023

Si aad waxwalbo ugu guuleysato waxaa jirto 3 xeer oo kugu hagi kara ama kuu ifinkara wadada guusha , insha Allah hadad sida saxda ah aad u sameedo adoo tala saaranaya Alle SWT I.A waad helaysa waxa aad ku hamineydo.

hadaba maxaey yihiin sadexda xeer?

Xeerka 1aad: sameyso hadaf cad muhiimadna sii.
xeerka 1aad , ee aad sameyneydo si aad waxwalbo aad ugu guuleysato waa (inaad sameysato hadaf cad oo aad rabto inaad gaarto mudnaanta ugu badanna inaad siido ) macnahana waxoo yahay inaad ku dadasho marwalbo, waqti ku habbona aad siido gaarida hadafkaas.
mudnaanta waa hanaan muhiim ah, oo aad ku go aamineyso hadafyadaada mid kee ugu muhiimsan, sido kalana mid ugu horbilaba oo ii fuddudeynaya dhamaan hadafyadeyda kale oo aan ku bixiya waqti iyo tamar .

waxaana xusid mudan , in Mudnaanta sameynta leh waxay kaa ilaalineysa inaad ka niyad jabto hadafka , waxaana hubaal ah inaad sameyneydo horumar joogto ah oo ku aadan natiijada aad rabto.
xeerka 2aad waa inaad ka dhigato caado joogto ah inaad kobciso maskaxdaada .
kobicinta maskaxda waa aminsanata in kartidaada iyo garaadkaga aad ku dadaal iyo waxbarasho joogto ah.
sameynta xeerkani waxey kuu ogolaaneysa inaad caqabadaha aad u aragto fursadaha koritaan dhan walba ah, halkii aad u arki laheyd dhibaatoyin.

kobcinta maskaxdaadu, waxey kaa dhigeysaa qof dib u dhac-yadada guul-darooyinka ay u noqdaan............
https://udenify.blogspot.com/3-xeer-oo-aad-ku-gaari-karto-wax-walbo

03/06/2023

Ka walwalka imtixaanka dhibaato ku dhacda ardayda badankood waqtiyada eey Imtixaanadu soo dha dhawayihiin.

03/06/2023

Waa maxay imtixaan ? Maxuu naga naga caawiya Imtixaanka? Waa maxay muhiimada imtixaanadka? Maxaa kena walwalka Imtixaanka?

26/05/2023

Walwalka da'da

26/05/2023

Walwalka da' daada.

Da'du waa tiro oo kaliya ma ahan inaad ka walwasho waayo waxba k**a qaban kartid, mana wanagsana inaad ku mashquusho wax aadan waxba ka qabankarin oo aad ka fara banaa naato wax aad awoodo inaad qabato.

Hadii aa tahy qof wayn waa wax allaah lugu mahdiyo waayo ilaahay wuxuu ku siiyay fursad aad ku cibaadeysan karto , ku shaqeysankarto , khibrad iyo aqoon na aad ku kasbankarto.

Dad badan ayaga oo kaa yar ayay dhinteen, iyaga oo kaa camal yar ayay ka tageen dunidaaan.

Hadii aadan la dhacsaneyn wixii aad ku fashay maalmihii kaa tagay wali fursad ayaad haysataa ilaaahay u toobad keen.

Ilaahay wuxuu quraanka ku yiri " soo idinma siin waqti aad ku waansami kartaan"

Hadii aad yartahay waa nimco kale waxaad haysataa awood , firfircooni xamaasad iyo maskax cusub waa inaad ka faaideysato waqtigaaga oo aad ku cammirto cibaado, barashada diinta iyo culuumta kale ee nafciga leh , aqris iyo wax qabsi.

Waa inaad noqoto shaqsi ka duwan dhallinyarada maanta jirta xagga cibaadada , akhlaaqda waxbarashada , shaqada iyo mareynta waqtiga .

Qaado taladaan maanta hadii kale waad soo xasuusan doonta goor aysan waxba kuu galin.

.الوقت كالسيف إن لم تقطعه قطعك القائل.

Maalin wacan.

Ilaahay ku tiirsanow Guusha aan raadinayno aduun iyo aakhiro waxay ku jirtaa gacanta Allah ciduu doono ayuu siiya , cidu...
02/04/2023

Ilaahay ku tiirsanow

Guusha aan raadinayno aduun iyo aakhiro waxay ku jirtaa gacanta Allah ciduu doono ayuu siiya , ciduu doono ayuu ka qaadaa.

Hadaad rabto xoolo, xaas/sayi, ubad, mulki, magac iyo maamuus waxaa bixiya ilaahay (swt) sidaas darteed ilaahay ku xirnow, ka cabso, ilaahay ka Bari waxa aad rabto.

ILahay waa qani dhammaan dadku waxay u baahanyihiin haduu siiyo waxba ka Yaraa maayeen balse waa imtixaan wax kasta qofkii wax la siiyo waxaa la eegayaa inuu shukriyo qofkii wax la siinna waxaa la eegaya inuu sabro.

Sidaas darteed ayuu nabigu NNKH wuxuu yiri "arimaha qofka muslimka ah dhammaantood waa kheyr hadii uu wanaag helo waa mahdinyaa markaas ayay u tahay kheyr, hadii ay dhibaato gaartana wuu sabraya markaas ayay u tahay kheyr" .

16/03/2023

Miyay airpodku sababaan qatar cancer ah?

Ganacsiga ay soomalidu u hanqal taagayan.
02/11/2022

Ganacsiga ay soomalidu u hanqal taagayan.

Organs trade , ka ganacsiga xubnaha

Kaneeco kasoo duushay aasiya oo fara kulul ku heysa afrika.
02/11/2022

Kaneeco kasoo duushay aasiya oo fara kulul ku heysa afrika.

Udenify is a Professional Java script,News, health tips , trading signals Platform. Here we will provide you only interesting content, which you will

K/Waqooyi iyo K/Koonfureed oo markii ugu horreysay Gantaallo isu adeegsaday

Waa mowduuc biyo k**a dhibcaan ah inoo ogado qofwalbo oo IT barto.
21/10/2022

Waa mowduuc biyo k**a dhibcaan ah inoo ogado qofwalbo oo IT barto.

Importance of studying it.

Maxaa qasab kadhigi kara adoo yar  inaad noqoto caaqil.
21/10/2022

Maxaa qasab kadhigi kara adoo yar inaad noqoto caaqil.

Udenify is a Professional Java script,News, health tips , trading signals Platform. Here we will provide you only interesting content, which you will

maxaa qasab kadhigi kara adoo yar inaad caaqil noqoto.

18/10/2022
Mowduuc muhiim ah.
17/10/2022

Mowduuc muhiim ah.

Udenify is a Professional Java script,News, health tips , trading signals Platform. Here we will provide you only interesting content, which you will

taladaan waxay si gaar ah u khusaysa dumarka oo inta badan diirrad  saara arrimaha qoyska kolka ay sheekay sanayaan taas...
17/10/2022

taladaan waxay si gaar ah u khusaysa dumarka oo inta badan diirrad saara arrimaha qoyska kolka ay sheekay sanayaan taas oo halis ku ah dhamaan qoysaskeenna.

Udenify is a Professional Java script,News, health tips , trading signals Platform. Here we will provide you only interesting content, which you will

Waa inaad noqoto shaqsi ka duwan dhallinyarada maanta jirta xagga cibaadada , akhlaaqda waxbarashada , shaqada iyo marey...
17/10/2022

Waa inaad noqoto shaqsi ka duwan dhallinyarada maanta jirta xagga cibaadada , akhlaaqda waxbarashada , shaqada iyo mareynta waqtiga .
Mowduuc mudnantisa wata.

Udenify is a Professional Java script,News, health tips , trading signals Platform. Here we will provide you only interesting content, which you will

10/10/2022
10/10/2022

Welcome To Udenify

Udenify is a Professional Java script,News, health tips , trading signals Platform. Here we will provide you only interesting content, which you will like very much. We're dedicated to providing you the best of Java script,News, health tips , trading signals, with a focus on dependability and Java script and health tips. We're working to turn our passion for Java script,News, health tips , trading signals into a booming online website. We hope you enjoy our Java script,News, health tips , trading signals as much as we enjoy offering them to you.
I will keep posting more important posts on my Website for all of you. Please give your support and love.
Thanks For Visiting Our Site

Have a nice day!

https://udenify.blogspot.com/

10/10/2022

Udenify is a Professional Java script,News, health tips , trading signals Platform. Here we will provide you only interesting content, which you will

Address

Howl-wadaag
Banaadir
252

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Website

https://udenify.blogspot.com/

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Udenify posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

You may also like