Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Qaasin Axmed Rooble ayaa faahfaahin ka bixiyey howlgal lagu qabtay xubno Khawaarij ah, kuwa kalena lagu dilay oo ka dhacay degmada Deyniile.
Jillibeey News
Madaxweyne Deni oo magacaabay Golaha Wasiirada
Jillibeey News
Wasiirka Cadaaladda ee Xukuumadda Soomaaliya Xasan Macalin "Wado waxaan fuulney Amniga Dowladda iyo Ciidankeeda ay sugayaan oo cadowga lagu naafeynayo".
Jillibeey News
Guddoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanma Sacdiya “ Caruurta Soomaaliyeed waa in aan loo bixin magacyada mudooyinkan soo kordhay ee aan magac Soomaali aan aheyn “
Jillibeey News
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo maanta daahfuray Madaadii’da Nabadda ee Soomaaliya, ayaa sheegay in Adduunka ay ka jirto wal-wal la xiriira sii jiritaanka nabadda, taas oo muhiim ka dhigaysa in la helo xeerar sal adag oo lagu xakameynayo cid walba oo wax yeelaysa nabadda adduunka.
Jillibeey News
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada ee Xukuumadda Soomaaliya Faarax Sheekh Cabduqaadir “ Midowga jaamacadaha waxa uu matalaa qiimaha weyn ee ay leedahay waxbarashada Soomaaliyeed”.
Jillibeey News
Xildhibaan Bidhaan “ Shacabka Soomaaliyeed ayaa indhaha inagu wada haya sidaas daraadeed si taxadar leh aan uga doodno qodobada dastuurka “.
Jillibeey News
Guddomiye kuxigeenka 2-aad ee Aqalka sare Cabdullaahi Cali Xersi “Timacadde “Xildhibaanada labada Aqal waa inay soo xaadiraan sagaalka subaxnimo si dooda Dastuurka ay wakhti hore u bilaabato “
Jillibeey News
Qareenka Difaacaya Eedeysane Sayid Cali ayaa sheegay in Ilaa iyo hadda Maxkamadda la hor keenin caddeyn ku filan dambi loo haysto sayid Cali sidaas darteed dambiile ma noqo karo.
Jillibeey News
Guddoomiyaha Maxkamadda oo su'aalo waydiiyay eedeydsane Sayid Cali Macalim Daa'uud.
Jillibeey News
Marqaati Maxamed Iftiin Cali "Sayid Caliyow ha i gubin muslim ma tihid miyaa ayaan ka maqlayay daaqadda gurigayga".
Jillibeey News
Marqaaati Sihaam Cabdifitaax "Luul anoo la jooga ayuu u gacan qaaday Sayid Cali waxaana ay si sir ah iigu sheegtay in ay nafteeda uga baqeyso".
Jillibeey News
Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo Magaalada Nairobi Soo dhaweyn loogu sameeyey
Jillibeey News
Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya" Waxaan xoojineynaa xiriirka gamacsiga iyo kan diblomaasiyadeed ee labada dal, maadaama ay Soomaaliya ku biirtay EAC".
Jillibeey News
Taliyaha Ciidanka Xoogga Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin oo dhiirigalin ugu tagay Cutubyo ka tirsan Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ku jira Xerada Hiil Weyne.
Jillibeey News
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta XFS ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka daahfuray wejigga 2-aad Barnaamij Wadajir ah oo laga fulinayo deegaanada Maamulada Galmudug iyo Puntland.
Jillibeey News
Wasiirka Wasaarada waxbarshadda Xukuumadda Soomaaliya Faarax Sheekh Cabduqaadir ”Ummad afkeeda weysaa waxaa ay weyneysaa dhaxalkeed, dhaxalkuna waa dhaxal ballaaran oo weyn”.
Jillibeey News
Wasiirka Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya Dr Cali xaaji oo sheegay in Caafimaadka uu saameeyay Isbedelka cilimaladda.
Jillibeey News
Shacabka Magaalada Jowhar oo soo dhaweeyay heshiiska difaaca Badda oo ay wada-galeen dowladdaha Soomaaliya iyo Turkiga.
Jillibeey News
Axmed Xasan oo marqaati ahaan loo keenay Maxkamadda ayaa ka jawaabay su'aalo uu weydiiyey Qareenka eedeysanaha.
Jillibeey News