Beelaha TUNI shangamaas oo dooran doono suldaanka guud ee TUNI
Labada nin ee sawurradooda idiin muuqda waa labo ninoo walaalo ah oo xidid ah hadana dhibaatooyinka beelaha TUNI ku dhacayey 15 kii sano ee lasoo dhaafay sabab u ahaa
Beelaha TUNI Waa ineey Suldaan u adeegaya dadkiisa iyo deegaankiisa ay si deg deg ah ku doortaan
Beelaha TUNI shangamaas oo ka kooban 5 qabiil suldaan guud ha doortaan ama beel walbo suldaankeeda ha doorato
Wabiiaahi toowfiiq
Abukate Abdulrazak Omar, siyaasi kadoojeeda qowmiyada rer aw Digil gaar ahaan beesha TUNI
Abukate Abdulrazak Omar, siyaasi kadoojeeda qowmiyada rer aw Digil gaar ahaan beesha TUNI Shanamaas oo sikulul ugahadley dulmiga laftagareen kuhayo gobolada Dooy Diinsoor iyo gobolka shabeelaha hoose.
Abukataha ayaa ka hadlay arimo badan oo ay ka ka mid yihiin sababaha keenay in reer Digil maamul Dooy Shabele State ah ku dhawaaqaan
Xeydar suufi Munye oo sheegta inuu yahay Suldaanka guud ee beelaha TUNI shangamaas
Xeydar suufi Munye oo sheegta inuu yahay Suldaanka guud ee beelaha TUNI shangamaas (Shan Qabiil) oo loo magacaabay chief campaigner ka H.E Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen ee degmada Baraawe
Hambalyo Xeydar Sufi Munye Dheere
π£πΈπ΄ Exciting News! The Dooy of Diinsoor and Lower Shabele regions have made history by merging to form the incredible Dooy Shabele State of Somalia! π€β¨
Under Article 48 of the federal constitution, these regions have voluntarily come together to create a more inclusive member state to the federal government. ποΈποΈ
The Dooy Shabele State is truly remarkable, boasting a breathtaking landscape with vast areas of land, rivers, and even access to the sea. With 10 big districts and a population of over 4 million people, this state is ready to thrive! ππ³ποΈ
On the 23rd of April 2024, a momentous event took place at the Nomad Palace Hotel in Nairobi. Politicians, intellectuals, elders, and representatives from Dooy and Lower Shabele gathered to present the flag of the Dooy Shabele State, symbolizing unity and progress. πΈπ΄π€
This historic decision showcases the spirit of unity in diversity and highlights Somalia's pride in inclusivity. Let's all join in celebrating this momentous occasion and embrace the journey of the Dooy Shabele State! ππ₯³
π’ Exciting News! ππ£οΈ
We are thrilled to announce that the highly anticipated Dooy Shabele Community Meetings for self-determination will be held in Nairobi, the beautiful capital of Kenya. π°πͺ
This significant event will pave the way for a larger gathering in Mogadishu, where the communities of Dooy and Lower Shabelle region will come together to discuss the future of our beloved regions and seek a lasting political solution for our people. πͺπΌπ
This conference holds immense importance as it aims to foster constructive dialogue and meaningful debates about the future of our oppressed communities in Dooy and Lower Shabelle region in Somalia. π€π
We cordially invite all Dooy and Lower Shabelle communities currently residing in Nairobi to attend this open meeting. Your presence and contributions are invaluable! ππΌπ
For more information and details about participation, please contact the conference organizing committee at the following numbers:
π Kenyan phone number: 0741264263
π² WhatsApp: +447415278817
π² WhatsApp: +211 926 133 533
Let's come together and shape a brighter future for Dooy and Lower Shabelle regions! π
π #DooyShabeleCommunityMeetings #NairobiConference #UnitedForChange
π’ Warar Xiiso Leh! π
Waxaan aad ugu faraxsanahay in aan idinla wadaagno in shirka la wada sugayo ee lagu daah furayo astaanta dowlad goboleedka Dooy Shabelle uu sida ugu dhaqsiyaha badan uga furmi doono magaalada Nairobi.
Munaasabadda ayaa ka dhici doonta magaalada Nairobi, waxaana si rasmi ah u shaacin doona guddiyada qabanqaabada.
Arintan ayaa lagu wadaa in lagu gogol xaaro shir mug leh oo ka dhacaya magaalada Muqdisho, kaasoo ay isugu imaanayaan beelaha Dooy iyo Sh/Hoose
Shirkani waxa uu leeyahay muhiimad aan la qiyaasi karin iyada oo ujeedadu tahay in la kobciyo wada-hadal iyo ka doodid mustaqbalka gayigeenna dulman. πͺ Waxaan u soo jeedinaynaa dhamaan shacabka, ganacsatada, siyaasiyiinta, aqoonyahanka, ururada bulshada, haweenka iyo dhalinyarada ka soo jeeda goboladaas in ay gacmaha isqabsadaan oo ay muujiyaan midnimo iyo isku duubni. Si wada jir ah ayaa loo heli karaa xal siyaasadeed oo waara, loogana gudbi karaa caqabadaha haysta shacabkeena ku dhaqan gobolada Dooy iyo Shabeele ee Soomaaliya. π€
Aan isu nimaadno, wadaagno fikradaheenna, oo aan ka shaqeyno sidii loo gaari lahaa mustaqbal ifaya dhammaan dadka oo dhan. ππ±