Radio Baxdo

Radio Baxdo Radio baxdo

Permanently closed.
Caawa Waa Jimco Igula Duceeya Walalken Maxamed Nuur Xaaji In Ilahey Janadii Fardowsa Ka Waraabiyo Wuxuu Ka Mid Ahay Muja...
06/07/2023

Caawa Waa Jimco Igula Duceeya Walalken Maxamed Nuur Xaaji
In Ilahey Janadii Fardowsa Ka Waraabiyo Wuxuu Ka Mid Ahay
Mujahidiintii U Shahiday Difaaca Diinta Dalka Iyo Dadka

Waxaa Si Biuxda Gacanta Ugu Haayo Sakay Degmda Xaradheere Gudoomiye Mohamed Abshir Jiirow  Jawaab Uma Heyno Qaaqle Iska ...
25/06/2023

Waxaa Si Biuxda Gacanta Ugu Haayo Sakay Degmda Xaradheere Gudoomiye Mohamed Abshir Jiirow Jawaab Uma Heyno Qaaqle Iska Qeelyay

Waaa Gu'gii Alshabaab ugu dambeeyay kan Caawa curtay.
22/09/2022

Waaa Gu'gii Alshabaab ugu dambeeyay kan Caawa curtay.

15/07/2022

Ilaaheey ha unaxariisto Nabadoon
Cabdi Faniinte oo mar dhaweyd lagu dilay
magalada Muqdisho. Waa Geeri Xanuun badan
Sida Lashegay Nabadonka Waxaa Loo Dilay
Aano Laxariirta Dagalkii Lagu Layay As Ee
Ka Dhacay Degmada Baxdo 17 June

17/06/2020
29/05/2020

Warka habeen ee Radio Baxdo

Abdinuur mohamed (heykal)

27/05/2020

WARKA SUBAX EE
RADIO BAXDO
DGAHEYSO

21/04/2020
20/04/2020

Baraamijka cafimaadka
soojeediye
jeylaani kablow duqow
farsamayaqaan waa cabdi salaan cali (kaskey)

dhalinyarada dagmada baxdo Ayaa galabta kulan kuyeeshay duleedka dagmada waxeyna kawada tashanayeen sida ugu fudud oo lo...
17/04/2020

dhalinyarada dagmada baxdo Ayaa galabta kulan kuyeeshay duleedka dagmada waxeyna kawada tashanayeen sida ugu fudud oo looga wacdi galikaro bulshada cudurka covid 19

Axmed Takow cusmaan  GUDOOMIYAHA N50 ayaa madaxda  DOWLAD Gobaleedka  KONFUR GALBEED iyo kan dowlada somaaliya ka codsad...
16/04/2020

Axmed Takow cusmaan GUDOOMIYAHA N50 ayaa madaxda DOWLAD Gobaleedka KONFUR GALBEED iyo kan dowlada somaaliya ka codsaday inay dib u furaan Garoonka diyaaradaha ee Labar50 Radio baxdo

Deg Deg:Fanaan caan ah oo caawa ku geeriyooday Muqdisho.Alle ha unaxariistee waxaa caawa Muqdisho ku geeriyooday Fanaank...
14/04/2020

Deg Deg:Fanaan caan ah oo caawa ku geeriyooday Muqdisho.

Alle ha unaxariistee waxaa caawa Muqdisho ku geeriyooday Fanaankii weynaa Cumar Nuur Cabdulle oo loo yaqaanay Cumar Shoole oo maalmahaanba ku xanuunsanaa Magaalada Muqdisho.

Marxuum Al-Fanaan Cumar Shoole ayaa sanadihii dambe ku noolaa Magaalada Muqdisho.

14/04/2020

dhacdooyika maanta tabiye
Xasan cali baxraawi
farsamada waxaa inoo fadhiya
Raaqiyo cali buulaay

14/04/2020

Arigtada dad weynaha xalada magalada muqdisho siday u arkaan Gabi ahaanba Banad lagu soorogo
cabdi nuur cali( cabdi nuur tawakal)

14/04/2020

warka Habeen ee Radio baxdo
waxaa ladiyaara cabdi salaan cali
14/4/2020

Ciidamadda Amniga Dowladda Somaliya ayaa ku xiray Magaaladda Muqdisho Agaasime ku xigeenka Idaacadda Goob Joog Abdiasis ...
14/04/2020

Ciidamadda Amniga Dowladda Somaliya ayaa ku xiray Magaaladda Muqdisho Agaasime ku xigeenka Idaacadda Goob Joog Abdiasis Ahmed Gurbiye sida ay shegeen Masuuliyiinta Idaacadaas.

KU SOO DHAWOW RADIO BAXDO FOLLOW IS PAGE
14/04/2020

KU SOO DHAWOW RADIO BAXDO FOLLOW IS PAGE

waa dagmada afgooye ee gobolka sh hoose
13/04/2020

waa dagmada afgooye ee gobolka sh hoose

12/04/2020

dhageyso talooyinka cafimaadka
baraamijka cafimaadka ee Radio baxdo talooyinka waxaa soo jeedinaya( dr cabdi nuur dheef)
waxaa daa dihinaya( cabdi salaan cali )

allaha unaxariisto wasiir dowlaha  ugeeriyooday xanyunka corona viruos
12/04/2020

allaha unaxariisto wasiir dowlaha ugeeriyooday xanyunka corona viruos

Ra'iisul Wasaare Hassan Ali Khaire ayaa maanta guddoomiyay kulanka Guddiga Qaran ee ka hortagga  , iyada oo la isla eega...
11/04/2020

Ra'iisul Wasaare Hassan Ali Khaire ayaa maanta guddoomiyay kulanka Guddiga Qaran ee ka hortagga , iyada oo la isla eegay sida looga baaqsan karo saameyn uu cudurkan ku yeesho dhaqaalaha dalka.

Address

Bahado

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Radio Baxdo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Category

RADIO BAXDO

Welcome to official page Radio Baxfo