Lower Shabelle Journalists Association

Lower Shabelle Journalists Association Official Page account of the Lower Shabelle Journalists Association (Loja) is an independent, jou

waxaan ka xunnahay in Maxkamadda Gobolka Maroodi Jeex ee Hargeysa ay saaka xukkun hal sano oo xarig ah ku ridday wariye ...
15/08/2023

waxaan ka xunnahay in Maxkamadda Gobolka Maroodi Jeex ee Hargeysa ay saaka xukkun hal sano oo xarig ah ku ridday wariye Bushaaro Cali Maxamed (Bushaaro Baanday) oo tan iyo 15 May 2023 ku xirneyd Hargeysa.

Waxaa saaka Maxkamadda Maroodi Jeex ee magaalada Hargeysa la horkeenay wariye Bushaaro Cali Maxamed (Bushaaro Baanday) o...
09/07/2023

Waxaa saaka Maxkamadda Maroodi Jeex ee magaalada Hargeysa la horkeenay wariye Bushaaro Cali Maxamed (Bushaaro Baanday) oo ku xiran Hargeysa tan iyo 15 May 2023. Waa markii siddeedaad oo Bushaaro la horgeeyo maxkamadda.

Waxaan canbaareyneynaa go.aanka Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ay maanta 7 maalmood oo rummaan ah ( xabsi ku sii hayn )...
03/06/2023

Waxaan canbaareyneynaa go.aanka Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ay maanta 7 maalmood oo rummaan ah ( xabsi ku sii hayn ) u jartay wariye Bushaaro Baanday.

Lower Shabelle Journalists Association waxa ay canbaareyneysaa handadaadda lagu hayo Agaasimaha   Wanlaweyn Cismacil kha...
29/05/2023

Lower Shabelle Journalists Association waxa ay canbaareyneysaa handadaadda lagu hayo Agaasimaha Wanlaweyn Cismacil khaliif,iyadoo maamulka degmadaasna uu wado isku day lagu caburinayo Radiyahaas si uusan u baahin xaqiiqada jirta.
Waxaan ugu baaqeynaa Maamulka degmada Wanlaweyn in ay dhowraan xorriyadda saxaafadda.

Boliska Soomaaliya ayaa xiray labo Wariye oo ka tirsan Five Tv oo kala ah  Farxaan Baraale iyo Maxamed Dulmidiid waxaanw...
25/05/2023

Boliska Soomaaliya ayaa xiray labo Wariye oo ka tirsan Five Tv oo kala ah Farxaan Baraale iyo Maxamed Dulmidiid waxaanw la xiray iyagoo howlahooda shaqo kujira

Waxaan codsanaynaa in iyaga oo badqaba la sii daayo.

waxaan canbaareyneyna xariga iyo jirdilka Ciidanka Somaliland ay u geysteen Wariye Bushaaro Baanday ,waxaan cod dheer ku...
22/05/2023

waxaan canbaareyneyna xariga iyo jirdilka Ciidanka Somaliland ay u geysteen Wariye Bushaaro Baanday ,waxaan cod dheer ku dalbaneynaa in xorriyadeeda dib loo siiyo.

Ururka Suxufiyiinta Lower Shabelle Journalists Association  waxa uu tacsi udirayaa Ehelka uu ka geeriyooday Wariye Cisma...
10/05/2023

Ururka Suxufiyiinta Lower Shabelle Journalists Association waxa uu tacsi udirayaa Ehelka uu ka geeriyooday Wariye Cismacil Sh. Khaliifa iyo sido kale bahda Warbaahinta ee uu ka baxay saaxibkeen AUN.

Ururka Suxufiyiinta  -VSJ waxa uu Munaasabadda Maalinta Xorriyadda Saxaafadda ee Caalamiga darteed hambalyo  u dirayaa d...
03/05/2023

Ururka Suxufiyiinta -VSJ waxa uu Munaasabadda Maalinta Xorriyadda Saxaafadda ee Caalamiga darteed hambalyo u dirayaa dhammaan Suxufiyiinta ku shaqeeya xaalada adag ,sidoo kalana waxa uu soo jeedinayaa in wali xorriyada Saxaafadda soomaaliya ay tahay mid culeys badan uu ka jiro.

AUN Wariye Maxamed Ciise koonaa oo ku geeriyooday qarax zoobe ka dhacay , maanta ayaa loo qabtay kulan duco iyo garab is...
30/04/2023

AUN Wariye Maxamed Ciise koonaa oo ku geeriyooday qarax zoobe ka dhacay , maanta ayaa loo qabtay kulan duco iyo garab istaag Qoyskiisa.

Waxaan Cambaareyneynaa in Gudoomiyaha Warta Nabada Seynab Xaabseey ay Camero yinka iyo qalab kale  si qasab ah kaga qaad...
29/04/2023

Waxaan Cambaareyneynaa in Gudoomiyaha Warta Nabada Seynab Xaabseey ay Camero yinka iyo qalab kale si qasab ah kaga qaadatay Wariyaasha kala ah Cabdirisaaq Xaaji Saleebaan iyo Muuqaal duube Cabdullaahi Cabdi (Afeey) oo howlo shaqo ku guda jiray kana tirsan telefishanka dowlada

Boliska Soomaaliya ayaa soo daayay Afar Weriye oo kala ah Maxamuud Soofeysane (5TV), Isaaq Rashiid (5TV), Maxamed Siciid...
16/04/2023

Boliska Soomaaliya ayaa soo daayay Afar Weriye oo kala ah Maxamuud Soofeysane (5TV), Isaaq Rashiid (5TV), Maxamed Siciid Nuur (Risaala TV), Qaasim Ibraahim Aadan (Risaala TV) ,waxaana soo badanaya is hortaagga shaqoyinka Warbaahinta madaxa Bannaan.

12/04/2023

''Waxaan dareemayaa xanuunka uu dareemo qof walba oo Aabihiis geeriyooda''. Qaar kamid Carruurta Marxuum Wariye Makaahiil Cabdirashiid Barre.

Lower Shabelle Journalists Association waxa uu canbaareynayaa is hortaagga lagu sameeyay xoghayaha Somali Journalists Sy...
27/03/2023

Lower Shabelle Journalists Association waxa uu canbaareynayaa is hortaagga lagu sameeyay xoghayaha Somali Journalists Syndicate - SJS Cabdalla Axmed Mumin oo xorriyadiisa dib uhelay.

Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa markale ka hadashay xariga Xoghayaha Somali Journalists Syndicate - SJS Cabdall...
25/03/2023

Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa markale ka hadashay xariga Xoghayaha Somali Journalists Syndicate - SJS Cabdalla Axmed Muumin

Ururka Suxufiyiinta Lower Shabelle Journalists Association waxa uu u qabtay  Tababar ku saabsan Warfidiyeenka Isbaddelka...
20/03/2023

Ururka Suxufiyiinta Lower Shabelle Journalists Association waxa uu u qabtay Tababar ku saabsan Warfidiyeenka Isbaddelka Cimillada ee Warbixinnada Horumarka Waara ee Soomaaliya (Training Journalists on Climate Change for sustainable Development Reporting in Somalia ) 17 kamid ah Wariyaasha ka shaqeeya Idaacadaha Degmada Afgooye ee Shabellaha hoose.
Tababarkaan oo hal maalin ahaa ayey Wariyaashu kaga faa’ideysteen iyagoo korarsaday waxbadan oo horay aysan u arkin.
Lower Shabelle Journalists Association oo u istaagay inuu haqabtiro baahiyaha Wariyaasha Gobalka Shabellaha hoose ayaa wada sidii guud ahaan tababarada loo gaarsiin lahaa degmooyinka gobalka.

Ururka Suxufiyiinta Shabellaha hoose Lower Shabelle Journalists Association  waxa uu tababar ku saabsan badqabka Wariyah...
10/03/2023

Ururka Suxufiyiinta Shabellaha hoose Lower Shabelle Journalists Association waxa uu tababar ku saabsan badqabka Wariyaha iyo xorriyatul qolka (Freedom of expression and safety of Journalists training) u qabtay Wariyaasha Degmada Afgooye.
ujeedka tababarka oo Hal maalin ahaa waxa uu ahaa sidi Wariyuhi uusan u barerin halisaha mararka qaar ka imaan Kara inta shaqooyinka lagu gudaha jiro iyo sidii faham guud ay uga heli lahaayeen sida ugu haboon ee loo taxadaro.

Tani waxa ay caddeyn u tahay caburinta Wariyaasha,waana wax laga xumaado go,aankaan kasoo baxay Xafiiska Xeerilaalinta.
28/02/2023

Tani waxa ay caddeyn u tahay caburinta Wariyaasha,waana wax laga xumaado go,aankaan kasoo baxay Xafiiska Xeerilaalinta.

DEG DEG : Saxafiyiin ka tirsan Arlaadi Media oo ka soo  ayaa goordhow lagu garaacay xarunta Aqalka Hoose ee Baarlamaanka...
19/12/2022

DEG DEG : Saxafiyiin ka tirsan Arlaadi Media oo ka soo ayaa goordhow lagu garaacay xarunta Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Maxamed Nuur Faransa oo ka mid ah saxafiyiinta la beegsaday ayaa bannaanka looga saaray xarunta baarlamaanka.

05/12/2022

''Madaxweyne Xasan Sh. Shalay waxa ka cabaneysay caburin,warbaahintana wey ku hiilisay,balse hadeer Warbaahinta garab ayey kaga baahan tahay''.Maxamed Cabdiwahab Ag.Risaala

Ururadda warbaahinta madaxa-banaan ee Soomaaliya ayaa si adag u cambaareeyay go'aan maxkamadda gobolka Banaadir ay dib-u...
05/12/2022

Ururadda warbaahinta madaxa-banaan ee Soomaaliya ayaa si adag u cambaareeyay go'aan maxkamadda gobolka Banaadir ay dib-ugu-dhigtey dhageysiga kiiska xoghayaha SJS, Cabdalla Axmed Muumin, illaa 4-ta bisha Janaayo sanadka 2023. Madaxda dowladda federaalka ayay cod dheer ku waydiisteen in ay soo farageliyaan ayna ka hortagan "cadaaladaradan".

Weriye Mohamed Ibrahim Bulbul oo ah Xoghayaha Xuquuqda Aadanaha SJS; Hanad Ali Guled oo ah Xoghayaha Tababarrada SJS; iy...
30/11/2022

Weriye Mohamed Ibrahim Bulbul oo ah Xoghayaha Xuquuqda Aadanaha SJS; Hanad Ali Guled oo ah Xoghayaha Tababarrada SJS; iyo tababare saxaafadeed Maxamed Bishaar ayaa laga qabtay gudaha garoonka diyaaradaha ee xilli ay safar u ahaayeen magaalada Muqdisho saaka oo Arbaco ah.

AUN Weriya Mohamed Isse Hassan koonaa oo maanta lagu aasay isbitalka Ciidanka xoogga dalka ,kadib Qaraxii shalay uu ku g...
30/10/2022

AUN Weriya Mohamed Isse Hassan koonaa oo maanta lagu aasay isbitalka Ciidanka xoogga dalka ,kadib Qaraxii shalay uu ku geeriyooday.

Waxaan soo dhaweyneynaa in xoghayaha Ururka  Ustaad   uu xorriyadiisa dib u helo dhowr maalmood oo uu xirnaa
16/10/2022

Waxaan soo dhaweyneynaa in xoghayaha Ururka Ustaad uu xorriyadiisa dib u helo dhowr maalmood oo uu xirnaa

DEG DEG: Xoghayaha SJS   Axmed Muumin  ayaa lagu wadaa in goor dhow kiiska dacwadiisa ka bilaabato Maxkamadda Gobalka Ba...
13/10/2022

DEG DEG: Xoghayaha SJS Axmed Muumin ayaa lagu wadaa in goor dhow kiiska dacwadiisa ka bilaabato Maxkamadda Gobalka Banaadir

Xoghayaha Ururka Somali Journalists Syndicate - SJS_Somalia  Axmed Muumin ayaa maalinkii saddexaad u xiran  ,iyadoo wali...
13/10/2022

Xoghayaha Ururka Somali Journalists Syndicate - SJS_Somalia Axmed Muumin ayaa maalinkii saddexaad u xiran ,iyadoo wali aan la caddeyn danbiga loo heysto,waxaana soo jeedineysaa in xorriyadiisa dib loo siiso.
Free

12/10/2022

Agaasimaha Radio Risaala Maxamed Cabdiwahaab " Caburin aan dowladii H**e ka diidnay ka yeeli mayno Dowladaan "

12/10/2022

Hanad Cali Guuleed Madaxa Tababarada SJS " Xafiiskeena waxaa Lagu Dul wareejiyay Ciidamo Dhar Cad ah "

:Xoghayah guud ee ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Somali Journalists Syndicate - SJS ,Abdall Muumin ayaa hadda lagu ...
11/10/2022

:Xoghayah guud ee ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Somali Journalists Syndicate - SJS ,Abdall Muumin ayaa hadda lagu xeray magalada Muqdisho.

Free Abdalle Ahmed Mumin

Inaad Soo laabato ado nabad qaba waa inoo faraxd Mohamed ibrahin Mo.allimuu
23/02/2022

Inaad Soo laabato ado nabad qaba waa inoo faraxd Mohamed ibrahin Mo.allimuu

08/02/2022

Maxay tahay sababta Warbaahinta loogu diiday tebinta doorashooyinka Xildhibaanada Golaha Shacabka?

Xoghayaha SJS Cabdalla Axmed Muumin ayaa ka waramaya xaaladda doorashooyinka iyo saxaafadda.

Address

Zoobe Street/Afgoi Road
Afgoye

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Lower Shabelle Journalists Association posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Lower Shabelle Journalists Association:

Videos

Share


Other Media/News Companies in Afgoye

Show All