Taliska Ururka35AAD G7AAD

Taliska Ururka35AAD G7AAD Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Taliska Ururka35AAD G7AAD, TV Channel, afgooye, Afgooye.

Guul  Ciidamada Xooga dalka Somaliyeed
08/10/2022

Guul Ciidamada Xooga dalka Somaliyeed

07/10/2022

Hoowl galo Eey maalmahan danbe taliska guutada 7aad Eey ka wadeen shabellada hoose waxeey kula wareegeen basra iyo tuulooyin hoos yimaada waa kan taliye xigeenka guutada 7aad G/Le Maxamed Cabdullaahi caraaye (foofo) oo meel fagaara ah kula hadlaaya shacabka ku dhaqan basra wuxuuna kula dardaarmay in Eey kala shaqeeyaan ciidamada xooga dalka Amniga iyo xasiloonida deegaanka guuul ayaan ayaan leenahay ciidamada sooma jeesta yaasha

04/10/2022

Taliyaha Ururka 35aad guutada 7aad Dhamme Ahmed maxamuud cali (ganey) oo kusugan deegaanka basra wacadna kumaray in Eeysan kahari doonin kooxa nabadiidka meel kasta Eey galaan waa guul usoo hoyatay umadda soomaliyeed qofkasta naga mid ah waa inuu la dagaalaa qawaarijta iyo cidkasta oo lid ku ah jirataankeena somalia hanoo laato

Address

Afgooye
Afgooye

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Taliska Ururka35AAD G7AAD posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Taliska Ururka35AAD G7AAD:

Videos

Share

Category