Biyo guduud Tv

Biyo guduud Tv biyagaduud waa deegaan qadiimi ah oo kutaala waqooyiga magaalada cadaado 22km masaafa ahaan

18/09/2024

Munasibad lagu xusayay dhalasha Nabigena NNKH aya lagu qabtay madarasada Daarulculuum ee kutala deganka e hostagta magalada cadaado

sawiro hor dhac ah xaflad balaaran oo lagu way naynayo dhalashada nabigena muxamad scw ayaa lagu qabtay deegaanka biya g...
17/09/2024

sawiro hor dhac ah xaflad balaaran oo lagu way naynayo dhalashada nabigena muxamad scw ayaa lagu qabtay deegaanka biya gaduud oo hoostaga dagmada cadaado

09/09/2024

Qayladii ilkayar halkasbay kusoo dhamaatay iyo jabkeena yaa lafaafin saleban kooda lama arkee

Hampalyo Dhamaan Ardeyda  Reer  Galmudug Si Gaara Ardayda Dugsiga     oo dhamaan tood ku guuleystay imtixaankii Shahaadi...
21/08/2024

Hampalyo Dhamaan Ardeyda Reer Galmudug Si Gaara Ardayda Dugsiga oo dhamaan tood ku guuleystay imtixaankii Shahaadiga ahaa ee fasalka 8aad ee ay qaaday Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Ee Galmudug
Kuna Wada Gudbay Dhibco Sare

05/08/2024

Biyoguduud

05/08/2024

Xildhibaanka waxqabadkiisu tuulooyinka gaaray xil cabdi sabir nuurshuuriye waxqabad lahubo #

Sagal muuqdo oo soo dhaweynnoo lasugi waayayy❤️Biyo guduud galgaduud somalia
03/04/2024

Sagal muuqdo oo soo dhaweynn
oo lasugi waayayy❤️
Biyo guduud galgaduud somalia

Waa beer weeyn oo ay kabaxday qudaarta nuucyadeeda kala duwan oo kutaal deegaanka    oo hoostagta degmada cadaado
26/03/2024

Waa beer weeyn oo ay kabaxday qudaarta nuucyadeeda kala duwan oo kutaal deegaanka
oo hoostagta degmada cadaado

Aan uducayno wllkeen Abwaan   xidiga biyoguduud o baryahan xanuunsanaa
24/02/2024

Aan uducayno wllkeen Abwaan xidiga biyoguduud o baryahan xanuunsanaa

انا لله وانااليه راجعونAllaha unaxaristo walalken calli cabdi macalin   oo ku shahiidey saacado kahor dagaal kadhacay du...
20/02/2024

انا لله وانااليه راجعون
Allaha unaxaristo walalken calli cabdi macalin oo ku shahiidey saacado kahor dagaal kadhacay duleedka degmada camaaro kaas oo udhexeyey ciidanka reer xaaji saleebaan iyo khawarijta dagaalka ayaa yimid kadib markii ay ciidanku ka warheleen maleeshiyaad katirsan khawarijta oo duleedka degmada camaro yimid si ay hoobiye ugu tuuran waxaana hadda xabbadu kasii dheceysa deegaanka ceelka jaacoor oo udhow degaanka yacgoos.

25/01/2024

جمعة طيبة ku dalxiis deegaankaaga
Halkani waa duleedka deegaankaaga biyagaduud

22/01/2024

Yaagaranayo halkaan fariintaada hoos noogu reeb
F.g
Yaa u xiisay deegaanka faca wayn ee

10/01/2024

Gabay ku socda beel waynta ree muuse oo uu tiriyay abwaan cabdulqaadir shidane oo kumagac dheer abwaanka ayaa sheegay ree o ah beesha uu asagu ka dhashay inuu uu kadhex jiro tafaraaruq iyo kalatagsanaan taasoo aan horey loogu aqoon
Abwaanka erayadiisa waxaa kamid ah Hugaankeena duul qaadi karo oo lahubo keena

👩‍❤️‍👨 Hambalyo Hambalyo Aroos Wacan👩‍❤️‍👨 ‎👩‍❤️‍👨ﺑﺎﺭﻙ ﺍﻟﻠﻪ ﻟﻜﻤﺎ ﻭﺑﺎﺭﻙ ﻋﻠﻴﻜﻤﺎ ﻭﺟﻤﻊ ﺑﻴﻨﻜﻤﺎ ﺑﺎﻟﺨﻴﺮ 💑 Waxaan Halkaan Hambal...
16/12/2023

👩‍❤️‍👨 Hambalyo Hambalyo Aroos Wacan👩‍❤️‍👨

‎👩‍❤️‍👨ﺑﺎﺭﻙ ﺍﻟﻠﻪ ﻟﻜﻤﺎ ﻭﺑﺎﺭﻙ ﻋﻠﻴﻜﻤﺎ ﻭﺟﻤﻊ ﺑﻴﻨﻜﻤﺎ ﺑﺎﻟﺨﻴﺮ 💑

Waxaan Halkaan Hambalyo Aroos Uga Dirayaa m maxamed iyo marwadiisa Waxaan idinleeyahay Noqda Kuwii Isku Waara Oo Kala Hela Ubad Kheyr Qaba.
👏💑✅.

Gudoomiyaha Degmada Godinlabe ayaa Magacaabay madaxa Horumarinta tuulooyinka reer miyga iyo xiriirka Degmada godinlabe
07/11/2023

Gudoomiyaha Degmada Godinlabe ayaa Magacaabay madaxa Horumarinta tuulooyinka reer miyga iyo xiriirka Degmada godinlabe

06/11/2023

Waa Deegaankii oo xareedu jiifto
الحمد لله على كل حال

02/11/2023

Saakay iyo biyo gaduud raxmadii ale yaa kuhoortay llxamduli laah iloohoow adaan kamahdcelinay

01/11/2023

Biyogaduud iyo caawa alxm rax madii alle baa isugu soorogmatay

Address

Adado

Telephone

+252617326799

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Biyo guduud Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Biyo guduud Tv:

Videos

Share

Category