Caawa waxaa Hotel Sky, Laascaanood, ka dhacdey Munaasabbad Casho sharaf & Maamuusid ah oo loo sameeyey kooxdii kubadda Cagta ee Hawd-Cup-5 ku guuleysatey ee D-Xidh Xidh. Alla Mahad leh.
Caawa waxaa Hotel Sky, Laascaanood, ka dhacdey Munaasabbad Casho sharaf & Maamuusid ah oo loo sameeyey kooxdii kubadda Cagta ee Hawd-Cup-5 ku guuleysatey ee D-Xidh Xidh.Alla Mahad leh.
Falanqaynta Tooska Ah Waxaan Kusoo Qaadanaynaa Xaalada Ceerigaabo. Shacabka Soo wacaya Whatsapka https://wa.me/447957595055
Falanqaynta Tooska Ah Waxaan Kusoo Qaadanaynaa Xaalada Ceerigaabo.
Shacabka Soo wacaya Whatsapka https://wa.me/447957595055
Gobonimo, iila Daawo Waa Xili Habeenimo Shacabka reer SSC khaatumo siday ugu heelan yihiin Madaxdooda, Madaxweyne ku Xigeenka Dowladda SSC khaatumo Dr. Mohamed Shiine oo Caawa gaadhay Degmada Ballicad.

“Haddii Bastoolad aad xagayaga u soo ridaan ilaa Burco qabsanaynaa…”. Wasiirka Warfaafinta Dowladda SSC-Khaatumo Najiib Barkhadle oo Digniin kama danbays ah u direy Jabhada Argagixisada SNM.

Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Sool ee Dowladda SSC khaatumo Gaashaanle dhexe Khadar Maxamed Faarax, ayaa gudoomiyey kulan ay isugu yimaadeen Saraakiisha Gobalka Sool.

asjid sunna Laascaanood waxaa dawro cilmiyeed ugu soo xidhay arday, jaamacada golis qaybta shareecada magalaada Laascaanood, iyadoo ay ka faa''deysteeen arday badan

Toos Falanqayn Horumarka iyo Waxqabadka Maamulka SSC Khaatumo , Shacabka Khadka Telefoonka Ayay Kaka Qayb Qaadankaraan Fikradooda iyaga Oo Soo wacaya Whatsapka https://wa.me/447957595055

Waa Sidee Wada Shaqaynta Shacabka iyo Maamulka SSC Khaatumo, Ustaad Kaalafooto Ayaa Marti Ah , Khadka Telefoonka Ayaad kaaka Qayb https://wa.me/447957595055

Li taariikh, Halgankii SSC khaatumo ee guulaystay Midnimada iyo Wadajirka qiimaha ay leedahay Daawo.

#BreakingNews Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowladda SSC khaatumo Jaamac Yaasiin ayaa dhaariyey Golaha Wasiirada Cusub ee maanta Baarlamaanka Dowladda SSC khaatumo ansixiyeen.

Fanaanada weyn ee reer SSC khaatumo Deeqo Afro oo Berrito lagu soo dhaweenayo Laacaanood ayaa Hees khatar ah u qaaday Shacabka iyo Dowladda SSC khaatumo.

Heestuna waxay odhanaysaa sidatan:
Halkan geediga ka keeney.
Intii Qalas geeriyootay
Inta addimada ka go'an
Qofkaan garanaynin maanta
Gacmaha kaxidha uleeyoo
Go' ciidleh halloo xambaarsho.
Gadaal ruuxii u laabta.
Danteena midkaan garowasan.
Garwaaqsanin dhalashadeenna.
Geeraar iyo hees u qaado
Halkuu galo gabagabeeya.
Qofkaan gabbanayn xishoonin.
Afxumo goobaha lataagan.
Garaadka Reeraha caaya.
Kuxidha geed meel cidlaa' oo
Waraabaha loogu geeyo.
Horgale goobaha gunaafa
Gidaarrada deriska meera
Gunnooyin kasoo uruursha
Annagu ka gadhaabi maynee
Jamaahiirta uun u geeya.