#heegowithfatmaS2E3 xidhiidhka ka dhaxeeya cafimaadka iyo soonka iyo qofka sonkorta qaba xili kasta ma soomi karaaa iyo waxa ka hadalnay soonka cafimaad ma wada yahay dadkoo dhan waxa ka daawan kartaan barta youtube iyo waxa ka dhagaysan kartaan barta spotify iyo apple podcast
Waxa marti inoo ah xalqadan abdicasiis cali cawil
Oo ka hadlay:-
๐๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐๐ก๐๐๐๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐ฎ ๐ค๐ ๐ฌ๐๐ฆ๐๐ฒ๐ฌ๐ฆ๐๐๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐ข๐ฅ๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐จ๐จ๐๐.
- Qeexitaanka Madhaafaan ka Bulshadu (qiyamka bulshadu).
- Meelaha Madhaafaanku ka abuurmaan (Masaadirtooda) ?
- Sidee bay Qiyamka Bulshadu caqiidada, dhaqanka iyo is dhex galka bulshooyinka.
-Muxu yahay farqiga ama kala duwanaanshaha udhexeeya Qiyamka iyo Akhlaaqda?
- Siyaabaha bulshadu qiyamkeeda ku ilaashan karto si wanaagsan oo raali laga wada yahay?
Waxa ka dhagaysan kartan platform
Apple podcast
Google podcast
Spotify
https://anchor.fm/heego/episodes/Ep10-e1lbdln
Dhagaysi wacan
Horumarinta tacliintu saamayn maku leedahay bulshooyinka ?
1: Bulshadeena maxa ku yareeyay inay keenan wax cusub ama wax soo saar yeeshan?
2: horumarinta tacliintu saamayn maku leedahay bulshada ?
3: siyaasadda dawladeenu maku dhisantahay in lasoo saaro dad wacyi sare leh ama xirfad leh ?
4: horumarinta tacliintu ma yaraysaa shaqa la, aanta ?
5: xirfadda maxay dadkenu ugu arkaan ceeb ?
1: macnaha caadooyinka ama dhaqan
2:Doorka diintu ku leedahay ilaalinta iyo dhawrista caadooyinka
3:Qoyska iyo doorka uu ku leeyahay taabo galinta dhaqamada wanaagsan.
4:caadooyinka burburiya maskaxda bulshada.
Dhagasi wacan
5:dhaqamada keena dib u dhaca bulshooyinka.
Waxa uu inoo kala saaray ahmed saalax waxa ay kala yihiin qabwaynida iyo kibirka in mararka qaarkood lagu dhex qaldo kalsoonida waxan idin rajaynayaa dhagaysi wacan hana ilaawin wixii fikirkaaga ah inaad nala wadaagtid .
Axmed-saalax Maxamed