Abwaan abow

Abwaan abow Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abwaan abow, Music Award, Razmak.

DHIIRAGELI NAFTAADA.Waxaa la yiri hadii ukun ( beed) xagga sare laga dillaaciyo noolasheeda halkaa ayay ku egtahay, Hadi...
11/02/2023

DHIIRAGELI NAFTAADA.

Waxaa la yiri hadii ukun ( beed) xagga sare laga dillaaciyo noolasheeda halkaa ayay ku egtahay, Hadiise ay si’ iskeed ah kaga soo dillaacdo xagga gudaha noolal cusub ayaaa u bilaabata.

Taa macnaheedu waxa uu yahay wax waliba oo wanaagsan gudaha ayaa laga soo dhisaa sidaa awgeed waa in aad isku daydaa in aad noolashaada gudaha ka soo dhisto maxaayeelay si’ kasta oo laguu wacyi geliyo iyo si’ walboo laguu dhiiri galiyo wax macna ah masamayn doonto hadii aadan adigu diyaar u ahayn in aad isbedel latimaado .

Midna ogoow dadku mawada sinna waxaa dhici karta in aad la kulanto dadka qaarkii oo guushaada ka baqaya oo kugu cabsi galiya in aadan waxba qaban karin balse xaqiiqdu waxa ay tahay waxa ay ka baqayaan hadii aad isku day wanaagsan la timaado in aad guulaysato.

Hadaba dadka noocaas oo kale ah oo jecel in ay ku niyad jabiyaan umuuji in aad tahay qof go’aan leh oo wixii uu damco ka guul gaari kara.

Waxaadna ogaataa wax waliba waad baddeli kartaa, Waadna guulaysan kartaa hadii aad Allah ( SW ) tala saarato, Go’aan wanaagsana aad qaadato, Insha Allah

Maalin wanaagsan saaxibayaal.

Hadaba ka hor inta aadan u dirin lamaanahaaga geeraar jaceyl oo soo jiidasho leh waxaa fiican in aad taqaano geeraarada ...
11/02/2023

Hadaba ka hor inta aadan u dirin lamaanahaaga geeraar jaceyl oo soo jiidasho leh waxaa fiican in aad taqaano geeraarada ay sida qaaaska ah u jeceshahay lamaanahaaga.

24/01/2023

𝗦𝗵𝗲𝗲𝗸𝗼 𝗤𝗼𝘀𝗼𝗹 𝗕𝗮𝗱𝗮𝗻 🤣🤣

Oday 100 jir ah ayaa la weydiiyey sirta caafimaadkiisa. Wuxuu ku jawaabay in uu xaasle yahay muddo 75 sano ah. Mar walba oo ay murmaan isaga iyo xaaskiisu waxay ku heshiiyeen in 5KM oo socod ah lagu xukumo qofkii muranka looga guuleysto. Muddo 75 sano ah ninkaasi waa ka gar heli waayey xaaskiisa.

Mar kale ayaa la weydiiyey "xaaskaagana da'du k**a muuqatee sirtu waa maxay?" Wuxuu ku jawaabay, "iyaduna igama hari jirin oo waxay hubsan jirtay in aan 5KM lugeeyey iyo in kale."

Socodku waa caafimaad laakiin muranka ma ogi. Kaftan 🤣

Yarey ha iga hadhin hadaba.😂😂😂

Address

Razmak

Telephone

+254748445545

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abwaan abow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abwaan abow:

Share

Category



You may also like