Ciisow buldheh

Ciisow buldheh ciise waa wada ciise nina caaro ma dheero

28/04/2024

xerta ullamadow iyo Ali omar labadoodaba report gareeya

Jabhada Amxaarada Ee FANO ayaa diley General Abebeow Said oo ahaa command post qabilsanaa Shewa Zone oo ah gobalka Addis...
05/03/2024

Jabhada Amxaarada Ee FANO ayaa diley General Abebeow Said oo ahaa command post qabilsanaa Shewa Zone oo ah gobalka Addis ababa ugu dhaw ee dhulka Axmaarada, general Ababow ayaa ahaa gacanta midig ee Kornayl Abiy una qaabilsanaa difaaca Caasimada Addis ababa iyo nawaaxigeeda.

Waa Janankii labaad ee muddo isnuuc ah ay dilaan jabhada Axmaaradu. Xaalka ayaa kasii daraya, ayadoo dhammaan isgarsiinta laga jarey degaanka Axmaarada, waxaa wali dagaalo kasocdaan Caasimada degaanka Axmaarada gudaheeda iyo agagaarkeeda inkasta oo xukuumada Abiy sheegtay inay dib uqabsatey oo jabhadii kasaartey.

Guud ahaan degaanka Axmaarada ayaa kala xidhan waxeyna jabhadu gacanta ku haysaa dhul badan oy kujirto magaalada Shaworobit oo Addis u jirta 220 km.

Kornayl Abiy markale maku guulaysan doona in jabhad Addis usoo dhawaatey uu dib uga celiyo?

22/02/2024

:
Dawlada Somaalia ayaa Heshiis Difaac oo dhinaca bada ah la gashay Turkiga:

Golaha wasiirada Somaalia ayaa hada Ansixiyay Heshiis Difaaca bada iyo dhaqaalaha oy la gashay Dawlada Turkiga:

Heshiiskan ayaa Socon doona mudo 10 sano ah Ciidamada Turkiga ayaana ilaalin doona Bada Somaalia waxayna ka hor tagi donaan dulaan walba oo lagu soo qaado xeebaha somaalia.

Ogaadenia Media

Nima Étoile
22/02/2024

Nima Étoile

Nima Étoile Nima Hassan idleh waa roogcada kaalin mogweyene kaga jirta . lafdhabar iyo hirmuudka xiisbiga talada haaya ee RPP wana mid ka mid ah jaamahiirta mayalka adag roxaaniyada xiisbiga RPP lafaha iyo dhuuxa u galay yaaqiinsan mabda.a xisbinimo iyo aartida iyo hiigsiga xisbinimo Wana shakhsi ku ogahay Karti iyo dadaal

Nima Étoile Nima Hassan idleh waa roogcada kaalin mogweyene kaga jirta . lafdhabar iyo hirmuudka xiisbiga talada haaya e...
22/02/2024

Nima Étoile Nima Hassan idleh waa roogcada kaalin mogweyene kaga jirta . lafdhabar iyo hirmuudka xiisbiga talada haaya ee RPP wana mid ka mid ah jaamahiirta mayalka adag roxaaniyada xiisbiga RPP lafaha iyo dhuuxa u galay yaaqiinsan mabda.a xisbinimo iyo aartida iyo hiigsiga xisbinimo Wana shakhsi ku ogahay Karti iyo dadaal

20/02/2024

Fanaaniinta Somalida ugu Caansan & Qabiilada Ay kasoo Kala jeedaan :-

1. Dayax Dalnuurshe (Sheekhaal, Loobage )
2. Farxiyo Fiska ( Murusade )
3. Khadar Keeyow ( Abgaal )
4. Fartuun Birimo ( Habargidir, Sacad )
5. Najiib Alfa ( Murusade )
6. Xaawo Kiin ( Abgaal )
7. Ismaaciil Aarka ( Abgaal )
8. Dalmar Yare ( Sheekhaal )
9. Xamdi Bilan ( Habargidir , Saruur )
10. Abdirisaaq Anshax (Akisho)
11. Shaadiyo Sharaf ( Asharaaf )
12. iidle Yare ( Gaaljecel )
13. Farxiyo Kabayare ( Murusade )
14. Mohamed Tobanle ( Xawaadle )
15. Sharma Boy ( Majeerteen )
16. Sacdiyo Siman ( Habargidir, Cayr )
17. Nimcaan Hilaac ( Samaroon, Makahiil )
18. Xaliimo Gobaad ( Majeerteen )
19. Xariir Ahmed ( Ogaadeen )
20. Nasteho indho ( Majeerteen )
21. Guuleed Simba ( Mareexaan )
22. Kiin Jaamac ( Dhulbahante )
23. Cali Dhaanto ( Ogaadeen
24. Liil Baliil ( Habargidir, Saleebaan )
25. Princess Istaahil Moh'ed ( Sheekhaal )
26. Moh'ed Ahmed Qoomaal ( Jareer Weyne )
27. Nuur Caraale ( Ogaadeen )
28. Ikraan Caraale ( Abgaal )
29. Feysal Muniir ( Sheekhaal )
30. Xaawo Degan ( Habargidir )
31. Marwaan Yare ( Abgaal )
32. Muna Xafiis ( Murusade )
33. Abdi Holland ( Dhulbahante )
34. Axmed Budul ( Ogaadeen )
35. Hodan C/raxmaan ( Samaroon, Makahiil )
36 . Nadiiro Nayruus (Isaaq Ciidagale )
37. Qaali Ladan ( Habargidir, Cayr )
38. Moh'ed Kaadheeri ( Ogaadeen )
39. Xasan Wado. ( Ciise, ceeleyeh )
40. Abdinuur alaale. (Samaroon)
41. Abdikaamil cawaale (Samaroon
42. Deeqa gaydh. (Samaroon)
43. Aamina abdilaahi. (Samaroon)
44. Haboon nuura. (Samaroon)
45. Ubax fahmo. (Samaroon)
46. Rooda maash. (Ciise, ceeleyeh)
47. Aamina farax wabar(gadabuursi )
48. Awaleh aden deheyeh ( ciise, fourlabe )
49. Nima djama Miguil ( ciise , ceeleyeh)
50. Fatouma haldha ( ciise , fourlabe )
51.abdirahman xadaynteyeh ( ciise , ceeleyeh)
52.habad olad ( ciise, walaaldon)
53.geelo ( ciise , walaaldon)
54. Maslax mideeyeh ( ciise, ceeleyeh)
55. Cumar indha yare (ciise ceeleyeh )

12/02/2024

Wasirka arrimaha gudaha ee dawladda federaalka soomaaliya wasir fiqi ayaa si sharci dariya u qaabilay niman sheekta dhul aanay lahay oo labo maxwayne Awdal state sheeganaya

Waxa wax lala yaaba ah in dawladdii soomaaliya ee Damaca etoobiya kasoo horjeeday ay isla afadii ku qaabisho Muqdisho raggii etoobiya heshiiska la galay

Shirar dhaqan iyo siyaasiyin kaso jeeda gobolka awdal iyo salal dhawaanahan ka socday lagu heshiiyay in maamul labada beelood heshiis ku yihiin laso dhiso

Maant siyaasiyiinti gadabuursi ayaa khayaanay siyaasiyinti gobolka salal Kuwaas oo hoosta calanka Awdal state ku watay

Waxana halka ku burburay wax salal iyo Awdal la yidhaa

Masuuliyaddana waxa iska leh wasiirka arrimaha gudaha oo isku diray beelaha awadal iyo salal

Dawlad aan gobolka Banaadir dhafsanay oo rabta inay etoobiya ka hortagto isku dirtay beelih gobolka ee la doonay in ay difaaca gobolka Awdal ka qayb qaataan

Halkay usocota

UPDATE: Safiirka Itoobiya u fadhiya Israa'iil, Tesfaye Yetayeh ayaa sheegay  Israa'iil inay aaminsan tahay Itoobiya oo s...
28/01/2024

UPDATE: Safiirka Itoobiya u fadhiya Israa'iil, Tesfaye Yetayeh ayaa sheegay Israa'iil inay aaminsan tahay Itoobiya oo saldhig milateri ka hesha badda cas inay tahay tallaabo wanaagsan oo lagu heli karo xasillooni ka dhalata mandaqadda, wuxuuna sheegay inaysan ka soo horjeedin heshiiska dekedda ee ay dhawaan la gashay Somaliland, wuxuuna intaa ku daray; “Mawqifka Israa'iil ma aha oo kaliya inay dhexdhexaad ka ahaato, laakiin waxay na tusaysaa tilmaan taageerro ah.”

10/01/2024
12/12/2023

Umaadi qoxowti badeen gaajo baaia baden Ismail Omar iyo reerkiisa Markas bad leedihin palatine ayan u damqanayna marked walantihin ama fayowdihin

12/12/2023

Taarikhda lagu ma haayo ciise iyo isaaq u coladii dhex martay ama gabay isku tiiriyay Marka laga reebo dadkan noolosha ka dhacay qurbaha ku wareeray barreh xaax guulan sakhran ..liban dhaka moolo..baabuula sakhran iyo qaar kale u badan

12/12/2023

Guuxa guban ka aloosan ciisaha galbeedka waxa la dagalamayay dowlada Ethiopia u quurshe siyaasadeda ka la hayd ariin ku sabsan arimo farabadan u badan cas ka mid tahay Marka qaar ba u haysta ciise in u tamar beelay u hadda cid walba damcii karto ogsonow ciise cuduud iyo muruq ayad sadaalin kariin Aya u aasan aqoon iyo hantiina waa dhiisan yahay

No comment
12/12/2023

No comment

Warar hoosahanayd  naga so gadhaya ilo lagu kalsooni yahay sirdionka dowlada Djibouti iyo sirdoonk Somaliland iyo Labo d...
05/12/2023

Warar hoosahanayd naga so gadhaya ilo lagu kalsooni yahay sirdionka dowlada Djibouti iyo sirdoonk Somaliland iyo Labo dowladod u reer galbed ah Aya gacanta ku haya arimha ka socda adis Ababa iyo dowladaha dabada ka riixaya

05/12/2023
05/12/2023

Badacasnews War

Shacabka somaliland waxay ogaadeen in beesha ciise oo ay abaaldhac ku sameeyeen 1991 ciise bunu Axmed isaaq buni axmed markay kula dagaal galeen

Maanta oo uu gadabuursi laascaanood laabtay

Ciise waxay dhaheen anagu somaliland jiritankeeda ayaa. Aqoonsanay gadabuursina etoobiya ayuu ciidan ka doortay

Hala taageero beesha ciise dad abaal leh noqda reer sheikh isaxaaqow

01/12/2023

Intaan noolahay iyo maqalkay gadabuursii calacalaya uun saayid Abdullah xassan ba la waydiyay reer walba maxad ku so aragtay Markas boo dhahay gadabuursii cabanaya cidii uu ka cabanayay na la garanayn hadalakayga nuuxurkiiso wuuxuu yahay haddi beesha ciise tashatay ayaheega ama masiirka beesha
maaxa idinka inaga shooqol ah halkas iyo qorono aya cabataan waxad nasiib u yeelateen in aad ku dhex noolatan labo reer isaaq iyo ciise u reero aad u doolqad badan waayo qofa halka u ku noolan karo aya lagu abuura

30/11/2023

Ciise Hal cadow ayo leeyahay tuusale roox bookan ah u xanuunka qabana ka war hayn waa ciise u kale hadda iyo hooranba cadowga ciisow waa Ismail Omar iyo juufadiisa dhuulkoodii ka so haayamay lughaya iyo geetiisa so ciidleyay ciisow warka dhafa Ismail Omar isdhaafino ama darxuumada ku jiira

Address

Xafad Ciise
Sohar

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ciisow buldheh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share


Other News & Media Websites in Sohar

Show All