SOOL TV

SOOL TV Sooltv kalasoco wararka iyo dhacdooyinka Caalamka."SOOLTV WAA U ADEEGAHA BULSHADA SOMALIYED

20/02/2024

Dr’s Adna Aadan ayaa sheegty in soomalida saxda ah Afsoomaaliga saxda ahna ku hadla ay yihiin reer Somalilnad ama Beesha Dhexe.
Dadka ku nool koonfurta somalia ay yihiin dad aan ku hadlin Afsomaliga saxda lana fahmi karin Hadalkoda.

20/02/2024

Warshadda soo saarta Bariiska caaga ah ee dibada laga soo waarido.

24/01/2024

Reerki habar jeclo waa hadleen

18/01/2024

Qalaskas hablow kaso garbaxa

14/01/2024

Xuddun🇸🇴🐎

29/12/2023

Habar Awal Vs Garxajis meeg naar naar ah

26/12/2023

Wllnimo Puntland io Khatumo🇸🇴♥️

22/12/2023

Ustaad Hargaanti Darwiish Tababaraha qalasyada io Jamahirta
Immisa love ah bu u qalma

19/12/2023

Arooska Jamahirta SSC Khatumo

19/12/2023

Garaad Jama ninka aan umadaha kale dheer nahay weyeh

Allah haku xafido Garad

18/12/2023

D5 oo lugaheda ku soconaysa Lascaanod timi
Garad Jama iyo ugaaska besha sade daarood

17/12/2023

Garaad Jama garad Cali iyo madaxweyne siciid cabdilahi deni
Wllnimooy wllnimo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

17/12/2023

Qurux weyna dhalinyaro guuleysta

16/12/2023

Ayatulah Garad Jama Garad Cali ayaa saaka dalka dib uguso laabtay isago ka qayb geli dona shirka loo balansay Lasacanod inu ka qabsomo

15/12/2023

Somalia ha noolato Allaw Somalinimo nagu cisee

15/12/2023

Waa qayb kamid ah hubka Haji Mohamed Jabutawi

14/12/2023

Allah ha caavio waa nin da,yar oo ku dhaawacmay dufaaca SSC Khatumo Allah Cavio isaga io infa dhaawaca ah intii dhimatayna ha u wada naxaristo

12/12/2023

Ugaadhyahan badane meel uu galay oo hadal ka yimi lama arag

Ug ismuujiya quwadinu postaga io page kaba haka muqato

12/12/2023

Aroosyada jamaahirta ayaa so badanaya

Waxa rumowday gala arooska sidii dagalka gala u dhabawday
Garaad Jama Garaad Cali aya intaba laga haya

12/12/2023

Kuwan puntland nala hoos ordaya mad u sheegtan inan laba maamul oo siman nahay wax wlbana aanu xoog ku doonayno cidna aanan baryayn

11/12/2023

Madaxda Mamulka aya soo dhoweyn mihnad iyo muunad leh loogu sameeyay Degmada Widhwidh.
Shere

11/12/2023

Safarki captain ayuub🛬✈️

11/12/2023

Waa gabadh si fcn ugu qodobaysay dad afkoda haysan wayy

22/11/2023

Qalas iyo gabadh uu aabahed qabtay

15/11/2023

What’s next🇸🇴🇸🇴

Buqdharkayn maxa xiga macnaha? SOOL TV isha ku hay

14/11/2023

Dagaal culus oo u dhexeeya Ciidamada Somaliland io kuwa khaatumo ayaa hada ka bilaabmay buqdharkayn
Ciidamada SNM ayaa mar kale dagaal so qaaday

10/11/2023

War ku waa cad yahay Qalaskasa u dhameyey SNM

09/11/2023

Axmed astaan oo hurdadi kaso kacay isago reerkisi la xasuuqay

Musasal

01/11/2023

Zultaan marna Afhayeen Ahmed foodcade oo la kulmay Waliyulah Garad Jama Garad Ali

24/10/2023

Dal xoreeye mxuu idinka mudan yahay🇸🇴

Madaxweyne Abdikadir Aw Cali🙏💪💪

Address

13 Nixon Street
Hamilton

Telephone

+64220922410

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SOOL TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SOOL TV:

Videos

Share



You may also like