16/01/2024
Dhagar-qabayaasha beesha habar-ceeno ee isku soo baheystay Xilalka beesha Hilibi Mohamed ee Murusade.
Waxaa soo bilaabay Xasan Cali Kheyre oo ahaa Ra'iisul wasaarihii JFS isaga oo xildhibaan Hilibi si qasab ah ku siiyey beel kale ee Karanle Hawiye ah.
Gudomiye Ciise Guure oo qalinkiisu uu qad beelay beri h**e Guddoomiye madaale iyo Guddoomiye Yabooh ugu awood iyo itaal sheegyeen Maamulka Gobolka Benaadir balse saxiixida,qorsheynta iyo in uu u dhiciyo xilalka Hilibi Mohamed beelaha kale u awood leh.
Guddoomiye Ciise Guure oo noqoday mas'uulkii ugu horreyey ee beesha murusade ee ku dhaqma
Tallaabooyin lagu lala geynayo beesha murusade.
Ciise mudo waxaa laga hortaagnaay in uu si xor ah uugu guto waajibaadkiisa shaqo,iyada oo loo itaal sheegtay. Wuxuu gabay metelaadii beesha.wuxuu awoodaa una xoog weyn yahay kala geynta beesha
Saxiixida,ka shaqeynta in laga qaado xilalka Hilibi.
Guddoomiye ku-xigeen afgooye,guddoomiye waaxeedkii Buulaxuubey,agaasimihii caafimaadka
Agaasimihii waaxda qorsheynta wasaaradda sports,lataliyihii ,cansshuuraha Gobolka banaadir,
Madaxii hawl gelinta ciidanka Haram cad iwm.
Xilalkaas waxaa udub dhexaad u ah in beesha laga wareejiyo mas'uuliyiinka beesha Harceeno uguna h**eeyaam xildhibaanad faaiza jeyte,mudane ciise Guure,mustaf dhuxul.cilaada intaa la eg lee la isku soo baheysanayo,iyada oo dadku ay yihiin xidid iyo
Xigaalo wada dhashay oo ul iyo diir keed wada ah
Lama oga.
Beelaha hilibi iyo habr-ceeno waxaa is tosayo oo kala geynayo danley siyaasadeed oo macaash doon ah.