Ha bururin baba xaaji π₯°heesta kaliy ee an ka helo
Wax iga codso hadaan ku dhaho π
Allow isha xaasidka iga qaboπ€π₯Έ
Jaabir nin wax badan arkay
Jawi yar oo degen oo aan buuq lahayn
Wiilow futo kakan maa jeceshahay mise mid jilcan.
Kaalay jawi degen qaado πβοΈβ€οΈ
Ileen gaagaabka daraamadool iyo bili biliga way quutaan miyaa πππ
Waxaa tahay saaxibta kaliya aan la aanteed meel aadi karin π€β€οΈβπ©Ήβ€οΈπ
I am so glad πβ€οΈβπ©Ή mahadsanid mcnkeygiiπ€πππππ
Cirkaa ii jiro cabaar caawa good night π β€οΈβπ©Ήπππ
Marna ku xarakoo marna ku xaar πππ
Jimcihii xalay waxay ii ahayd habeen aan hilmaami karin. Ramadan + jimco + degenaan buuq la aan ah.
Yaa ku dhahay jawi dagan way niyad jabtay π€π€
Maxaa kugu soo dhacaayo heestaan markii aad maqasho kkkkk
Yaa dahab ii gadaayo iisoo jawaaba πππππ
My elder sis how is she danceπΆ