#Muqadisho_Stadium >Speachless-< only I can say MASHA ALLAH
Somalia wali geesiyaal baa unool uu kamid yahay GUDOMIYE SANYARE.
Aduunkana shrf baa kunoolaanasaa Gudomiye aakhirana jannadii ilahay oo waxad kugali lahayd jannada wadadeedii baad haysaa.
Reer mudugow, reer puntlandnow madaxa aad hoosta uroganaysaan joojiya oo lashaqeeya dad adinka idin difaacaya.
Kuwa Copy shabaabka ah ee meelahaas kaso hadlay jawaabtooda siiya
@LACADAALA
MID KAMIDA SHAKHSIYAADKA XOOJIYA IIMAANKAYGA WADANINIMO.
Rajada ah in Somalia soo kabato soo noolaato hormar barwaaqo iyo nabad galyo waarta lagaaro.
In caruurteenu ay kunoolaadan dal ay leeyihiin xor ah nabad ah barwaaqo ah oo tusaale uah wadamada kale oo caalamka.
In wadamo kale dadyow kale ay mar un caruurtooda kula dardaarmaan noqda sida somlida oo kale waa rajo aan qabo oo maalin un imaan doonta.
Rajadaas iyo himiladaas markan rabo inay xoogaysato oo aanan quusan ama niyad jabin waxaan jira dad aan dhagaysto oo iimaankayga xoojiya ama dhiiri galiya waxaa kamid ah @Waziir Abdiraxman yousuf Alcadaala