Xaafadda ay daganyihiin inta badan #Soomaalida ku nool Magaalada #Nairobi ayaa waxay kamid tahay goobaha ugu nadaafada xun ee caasimada dalka #Kenya.
Mudanaha aqalka baarlamaanka hoose ee degmada waqoyiga Islii Axmedqadar Maxamad ayaa go,aansadhay soo celinta bilicda xaafadda Islii, sidii xaafadda looga nadiifin lahaa qashinka, loona dayactiri lahaa
Mudane Adan Keynan Wehliye iyo Axmad Boray ayaa ugu dambeynti gacanta isgeliyay
Mudane Adan Keynan Wehliye iyo Axmad Boray ayaa ugu dambeynti gacanta isgeliyay waxayna dinac iskiga digeen heshisdaridi siyaasadeed ee in mudo ah dax taalay. Labadaan mas'uul ayaa hada dib u heshisiyay.
"THIS IS NOT AZIMIO VS KENYA KWANZA ISSUE" FARAH OOZING WISDOM ON THE ROLE OF SENATE
Aniga askarteyda wa kanjo...kanjo oo qaf dishe ama qof wax ugeysate malahan... qaar ayaleh "digalka wuxu solabte marku ahmed jiir xafiska kusolabte"
Mercy Corps in partnership with Wajir County Government has successfully developed the Wajir County Integrated GIS system to enhance decision-making, planning and services delivery in the county
Fadlaan kaa qeyb qadoo cawinta walalka Mohamed kanyare
Senatarka Wajeer Abass Sheekh Maxamad iyo Wakiilka Dumarka Wajeer Faaduma Jexow ayaa tacsiyo u diray eheladii ay ka geeriyotay hooyo afar carur aah haysatay oo lagu kufsaday tuulada Disheeg ee bariga wajeer.
Marow Faadumo Cabdi Jexow iyo Mudane Abass Sheekh Maxamad ayaa Sidoo kale laamanka amaanka ugu baaqay in amniga ay sugaan gacan kudiglahana talaabo sharci Laga qaado.
Tuulada Disheeg bariga wajeer ayaa lagu Soo waramaya war naxtinleh taasi oo ah in hooyo somaaliyeed lagu kufsaday kadib na la dilay.
Celebrating Woman: Thanksgiving dinner ceremony in honor of Dr Ikram Ameer achievement
Celebrating Woman: Thanksgiving dinner ceremony in honor of Dr Ikram Ameer achievement
MCA's in Wajir County have announced the entry of National Agricultural Value Chain development Project (NAVCDP) to support Five Value Chains food in Wajir County, have done unfair selection of employment.
The National Agricultural Value Chain Development Project (NAVCDP) is a five- year project designed to contribute to the transformation of the smallholder farming systems by facilitating transition from subsistence to commercial farming through increased value addition and market participation.
Mudanaha galbeedka Wajeer Yussuf Muliro ayaa safar nabadeed ku maray degaanada labada belood ee colaadu ay daxmartay ay dagaan. Wuxuu safar ku maray xafaada Qalqasha, degmada banane iyo Boji yarey. Mudanaha ayaa waxaa safarkiisa ku wehlinayay nabadoona waxay ku baaqeen nabad
Xildhibaanka Galbeedka Wajeer Yussuf Mohamed Farah ayaa tacsiyo u diray eheladii ay ka geeriyodeen dadki ku dintay colaada udaxeyso belaaha dago galbeedka Wajeer. Mudanaha ayaa baaq nabadeed u jeediyay Walaalaha halkaasi xurguftu ku daxmartay
MCAs Wajeera ta ira dhubat nagah Wajer County
Senatarka Wajeer Abass Sheekh maxamad ayaa tacsiyo u diray eheladii ay ka geeriyodeen dadki ku dintay colaada udaxeyso belaaha dago galbeedka Wajeer.
Mudanaha ayaa baaq nabadeed u jeediyay Walaalaha halkaasi xurguftu ku daxmartay
Mudanayaasha aqalka baarlamaanka hoose ee ismaamulka wajeer ayaa maanta baaq nabadeed u jeediyay walaalaha ku daqmo galbeedka Wajeer. Beelahaasi oo maalmihi ugudambeysay colaad daxmartay. Mudanayaasha ayaa sheegay in gudi loo bixin doono ayna booqan doonaan degaanada uu digaalka kadacay
Wakiilka aqalka baarlamaanka hoose ee degaanka Bute ismaamulka wajeer oo ka hadlay ra'yi aruurin bulsho oo ay aqalka barlamaanka wajeer Soo saartay. Hadaba muxuu ku saabsanyahay bandigaas.
Beelaha Ajuraan iyo Dagodiya ayaa heshiis gaaray kadib marki isbuuc aan Soo dafnay ay rabsho ku daxmartay tuulada banane ee galbeedka Wajeer.
Two children died on 20th August after an explosive went off while they were herding goats at Liboi Sub-county, Garissa County.
The Family of Mahat and Muktar seeks justice over the death of two children who were killed by explosive.
Shacabka ku ganacsado suuqa Qoraxey oo u mahadceliyay Wakiilka Dumarka Ismaamulka Wajeer Marwo Faadumo Cabdi Jexow sida ay ugarab istagtay hoyooyinka xili ay ubahnaayeen shaqsi garab istaago.
Muslimiinta kheirka jecel waxaa laga codsanayaa in ay ka qeib qaatan disida masjid Abraar oo kuyaalo magaala Wajeer. Fadlan labax wixi aad maanta hayso si ay kuu anfacdo maalinta qiyaamo. Masaajidka ayaa la doonayaa in la weyneeyo kadib marki jamacaada uu ku yaaraday. Till number 8047946 Abrar management
KCB account. 1288853653
Tel: 0728744930