Danab media

Danab media Please subscribe and like the page and follow the page guidelines.

Imisa jidh ahaad markad dhageysan jirti?
27/10/2023

Imisa jidh ahaad markad dhageysan jirti?

“Islaamkeennu waa kan Imaam Waliid”. Warbaahinta caalamka ayaa mar qura waxaa qabsaday sida naxariista leh ee uu Imaam W...
06/04/2023

“Islaamkeennu waa kan Imaam Waliid”.

Warbaahinta caalamka ayaa mar qura waxaa qabsaday sida naxariista leh ee uu Imaam Waliid Mihsaas ula macaamilay Mukulaal dushiisa soo fuushay, isagoo Salaadda tukinaya Masjid ku yaala dalka Ajeeriya. Waxay suurad qurxoon ka bixisay wanaaga Islaamka iyo Imaamka oo sanadahan danbe sawir fool xun laga bixinayey, kaasoo in badan oo magac Islaam sheeganaya sabab u ahaayeen.

Waxaad mooddaa in ay isku soo aadeen naxariista uu Mukulaasha u muujiyey iyo Aayadda naxariista ka hadlaysa ee uu aqrinayey, {فقل ربكم ذو رحمة واسعة}.

Bisadu qudheeda Aayadda ayey u khushuucday oo Imaamkii dhunkatay.

Maadaama kooxo magac Islaam sheeganaya ay Diintii suurad xumeeyeen, Islaamkana cadawgiisii u loogeen, gaar ahaana anagana oo ay sanadahii danbe qarax, qaarajis, argagexin, dhac iyo furasho nagu hayeen, waxaan waynay naxariistii, turiddii, kalgacalkii, dhimrintii, damqashadii, daryeelkii, dulqaadkii, ixtiraamkii, xushmayntii iyo xishoodkii Islaamku na farayey.

Hal mar ayey muslimiinta iyagoo is ogayn isla yiraahdeen

“Islaamkeennu waa kan Imaam Waliid”.

Wajir county Quranic competition, we appreciate you.
06/04/2023

Wajir county Quranic competition, we appreciate you.

06/04/2023

Subax wanaagsan jaallayaal.

Sawiradii ugu dambeeyey ee laga soo qaaday masjidkan Barakaysan ee Al-Aqsa....!!😳😰Xalay waxaa mar qura soo weeraray masa...
05/04/2023

Sawiradii ugu dambeeyey ee laga soo qaaday masjidkan Barakaysan ee Al-Aqsa....!!😳😰

Xalay waxaa mar qura soo weeraray masaajidka barakaysan ee Al-Aqsa ciidamada Yuhuuda ayadoo loo taaganyahay salaadda Taraawiixda waxayna gudaha usoo galeen masjidka iyagoo jirdil iyo xarig isugu daray dadkii masjidka joogay waa xaalad xanuun badan runtii oo ay ku suganyihiin walaalaheena Reer Falastiin loona diidanyahay inay cibaadaystaan bishan barakaysan.

Rabbi haka dulqaado aan uwada duceyno I.A waa bil barakaysane inuu Eebe ka qabto dhibaatada lagu hayo dadkaas muslimiinta ah

📸 TRT WORLD

Maxaad kataqana hasusihi h**e iyo bartamaha magalada wajeer.
05/04/2023

Maxaad kataqana hasusihi h**e iyo bartamaha magalada wajeer.

05/04/2023

From the Wise Sayings of Luqman Alayhi Salaam “If you’re in prayer, take care of your heart; If you’re eating, take care of your throat; If you’re in another man’s house,take care of your eyes; If you are among people,take care of your tongue. Remember two matters and forget two matters: Remember :-Allah and death;Forget :-any good that you have done to another and any evil that was done to you by another.”What a wise words !!!!!
May ﷲ͜عَزَّوَجَــــل grant us understanding.

Afur wanaagsan saxibayaal.
04/04/2023

Afur wanaagsan saxibayaal.

Miracles Of Allah.
04/04/2023

Miracles Of Allah.

27/08/2022

Fanaan wayuhu cileen!!

Hellow, eveyone
27/08/2022

Hellow, eveyone

27/08/2022

Address

Wajir

Telephone

+254727386335

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Danab media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Danab media:

Videos

Share