Tartan loo qabtay Ardeyda Madarasatul Hidaya oo ku taalo magalada Wajeer gaar ahaan Hodhan
Breaking News: Isiolo girls dormitory on fire
Asc our fans and Jumca mubarak.Listen to Sheikh Abu Hamza and support him to offset University fees to our Muslim brother. JAZAKALLAHU
Shacabka magalada wajeer oo loogu baaqey iney diwaangeliyan Dhulka ay dagan yihiin.
Shinni ku dagtay Xaafad ka tirsan Biyamadow hal qof ku dishay halka dhowr qof oo kale ay xaaladooda liidato.
2 qof oo lagu dilay bas lagu weeraray Moyale
THE Grand Welcome of SABUNLEY Boys after the boys performed the East African Music Festival in Uganda .
Barasab Kuxigenka Wajeer Ahmed Muhumed oo fafahiyey Qodobadii kasoo baxay shirka Kumade ee ka dhacay Wajeer.
Warbixn: Biyo gelin lagasameyey goobo badan oo kamid ah degmo Barlamanedka Tarbaj.
Waxgaradka Kofurta Wajeer oo baaq usoo jeediyeen xildhibaanka Kofurta Wajeer Mohamed Adow
"Wax shaqo joojin layirahdo majiraan ardeyda waa iney iskuulada kulaabtan" Ururka macalimiinta ee KNUT.
Daahfurka warbixinta ay shirkada USAWA ka diyaarisey xalada waxbarasho ee gobolka waqooyi bari Kenya.
Barasabka Kuxigenka Wajeer Ahmed Muhumed Caato oo ka falaceliyey hadal kasoo yeedhay xildhibaanka Kofurta Wajeer Mohamed Adow.
Hay'ada WENEP oo wajeer ku qabatey shir loogahadlayey arimaha haweenka iyo tacadiga ay lakulmaan gabdhaha yaryar.
Kooxda AlAñsar oo ku guleysatay Horyaaalka UMI BASHIR kadib markii 2:0 kaga badisay Kooxda Fc Shabah
Xildhibaanka Waqoÿiga Wajeer Ibrahim Saney oo si kulul oga hadlay dill iyo afduub laga geystay degaankiisa.
Halkaan ka daawo qaabka ee u dhacday xaflada xiritaanka Madarasada Hidaya Al-Islamiyah oo ku taala deeganka Booca iyo guud ahaan bandhigga wanaagsan ee ardayda halkaasi wax ka barata
حفل الختام لمدرسة الهدية الإسلامية في قرية بوعا، وجير، كينيا
Sheikh Abdulwahab Sheikh Issack Sheikh Kanyare oo ka mid ah culimada waaweyn iyo waxgaradka ismaamulka wajeer ayaa ka hadlay darsi arimaha bulshada ku saabsan oo mowdhuucisu muhiim yahay quseeyana dadka uu xilka ka saaranyahay nafaqeynta iyadoo arimahani uu is qabqabsi farabadan uu malmahani dambe ka jiro gudaha bulshaweynta.
Nin Wajeer Timir ku beeray hadana bilaabay in uu meraheeda goosto