Adam Moh’D

Adam Moh’D Fadlan � Saar Page Kan

20/07/2024

Nin Faqiir Ah Ha Guursanin !! Ninka Taajirka Ah Xaguu Kugu Sugayaa Hade

Eid Mubarak
16/06/2024

Eid Mubarak

29/01/2024
“ Hantida Ugu Way Ee Aan Wada Haysano Waa Maskaxdeenna “
29/05/2023

“ Hantida Ugu Way Ee Aan Wada Haysano Waa Maskaxdeenna “

"2001-dii ayaa nin saaxiibkey ah iigu yimid xafiis aan ku lahaa Bakaaraha. Wuxuuna igu yiri: saaxiibow shirkad ayaan aas...
23/05/2023

"2001-dii ayaa nin saaxiibkey ah iigu yimid xafiis aan ku lahaa Bakaaraha. Wuxuuna igu yiri: saaxiibow shirkad ayaan aasaasaynaa. Hadda hawshu waa noo gabagabo, oo waxaan rabnaa in aan Dubai dalab ka dirsanno. $12,500 ayay gelinaynaa, lacagtii ayaana naga kala dhimman ee 10% nagu darso, oo keenso $1,250.

Waagaas lacagtu qiimo ayay lahayd. Aniguna waan ladnaa oo $500 ayaan mushaar u qaadanayay. Waana tirsami kareen dadka Xamar joogay ee $500 ku shaqeeya.

Haddii aan dadaalo maalinkaas waan heli karay $1,250. Balse riyomaalmeed aan suuragaleyn ayay ila ahayd waxa uu sheegay. Si aan uga cudurdaarto ayaan ku iri: saaxiibow xaaska ayaa umuli rabto, si wax noqonayaanna ma ogi, $400 oo aan isku waardiyeynayo ayaana haystaa, waase idiin soo duceyhaa ee guuleysta.

Shirkaddii uu saaxiibkey maalinkaas igala hadlay waa guuleysatay, waxaana ka faracmay ganacsiyo kale oo Soomaaliya laga yaqaanno. 22 sano ka dib, hadda aniga oo 50 sano kor u dhaafay ayaan shaqaale ka ahay isla ganacsigii aan diiday in aan wax ku yeesho."

04/12/2022
16/11/2022
Sodhaween Qiima Leh O Loo Sameeyey Qof Qiima Wayn Agteena Ka Leh,……..
27/10/2022

Sodhaween Qiima Leh O Loo Sameeyey Qof Qiima Wayn Agteena Ka Leh,……..

14/10/2022
14/10/2022
11/10/2022
11/10/2022
11/10/2022
29/09/2022

Ninkaan caadi mahan

18/09/2022

Ma Hayaadii Samafalka Ahayd

18/09/2022

Muriidi Iyo Maraad

16/09/2022

Sheikh Mohamed Abdi Umal Muxuu Ka Yiri Khadija Diriye

Address

Nairobi

Telephone

+15072035232

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Adam Moh’D posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Adam Moh’D:

Videos

Share


Other Gaming Video Creators in Nairobi

Show All