“Caasimadda dhan naga rarta dhib lee ku qabnaa maahane wax dheef ah kuma heysanno”
“Caasimadda dhan naga rarta dhib lee ku qabnaa maahane wax dheef ah kuma heysanno” Shacabka Muqdisho.
“ Markaad xamar joogto waliba reer kaaraan aad tahay inaad aaminto in biidsada ka fadli badantahay Muufada qatar baad ku jirtaa “
Waa tusaaleyn qurux badan iyo cilmi baaris isla socda ee bal dhegta u raarici 👂.
Hambalyo Kooxda Horyaal oo ku guuleysatay Tartankii loo qabtay Kooxaha ka dhisan Degmada Jalalaqsi.
Kubaddu waxaa loo dheelaa guul iyo guul-darro Kooxaha kale ee aan nasiibku saacidin waxaad guuleysan doontaa maalintiinna.
Habar Gobeey Stadium- Jalalaqsi-Hiiraan-Somalia.
Sportsk-ku waa is dhex-galka Dhalinyarada iyo bulshadaba.
Guuleysta mar walba.
Galbeed-ka gobolka Hiiraan gaar ahaan deegaanno hoos yimaada degmada buulaburte waxaa wali ka socdo howgallo eey wadaan CXDS iyo kuwa deegaanka oo is garabsanaya.
Guuleysta 🤲.
Wallee Khawaarij rag baa haya, Allow guulee geesiyaasheenna. Xuquuqda muuqaalka : 👉Abwaan Taatiko
Wallee Khawaarij rag baa Hurdo iyo hoyaadba u diiday oo casharadii eey bixin jireen mid ka daran u dhigaya.
Allow guulee geesiyaasha Xaq u dirirka ah.
Xuquuqda Muuqaalka: Abwaan taatiko.
“Puntland uma talinayo wiilalal Tanzania iyo Itoobiya kayimid”
Waa sarkaal furimaha hore farriintan kasoodiray
Taliyaha qeybta 27-aad ee Ciidank Xoogga Dalka Korneyl Cabdullaahi Cumar Maxamed oo wareysi siiyay Warbaahinta Qaranka ayaa ka warbixiyay jabka lagu gaarsiiyay khawaarijta gobolka Hiiraan.
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka oo mar kale maanta jab xooggan gaarsiiy khawaarijta .
Maxaabiis badana nolol ku qabtay .
Guuleysta 💪🏼
Aabe Axmed Faarax (Qoryood) Aabbaha dhalay Taliye Mukhtaar Axmed Qoryood (Gaagaale) iyo Cabdifataax Axmed Qoryood ayaa maanta ka qayb galay aaska labadiisa wiil oo la is dhinac dhigay laguna aasay deegaanka Ceeldaahir waxay ku shahiideen Cal Miskaad.
Aabe Axmed Faarax (Qoryood) Aabbaha dhalay Taliye Mukhtaar Axmed Qoryood (Gaagaale) iyo Cabdifataax Axmed Qoryood ayaa maanta ka qayb galay aaska labadiisa wiil oo la is dhinac dhigay laguna aasay deegaanka Ceeldaahir waxay ku shahiideen Cal Miskaad.
Dhulkii Udugga iyo geesiyada ku caanka ahaa 🇸🇴.
Somaaliya 🇸🇴❤️🔥.
Ku dhawaad afar sana ka hor iyo degmada balcad.
Ku dhawaad afar sana ka hor iyo degmada balcad.