Talenta TV News

  • Home
  • Talenta TV News

Talenta TV News Welcome to Talenta TV official page handle.

We are NEP top leading 24 hours online TV news channel that focus on reporting local news as they happen from NEP region and entire ASAL counties

Galabta Waxaa Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose waxaa ka da’ay roob, iyadoo heerkulka sare uu gaaray 32°C. Roo...
18/04/2025

Galabta Waxaa Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose waxaa ka da’ay roob, iyadoo heerkulka sare uu gaaray 32°C. Roobkan ayaa la filayaa inuu si kooban u da’o, iyadoo aan la saadaalin wax roob ah maalmaha soo socda.

Dhoobley waa Magaalo istiraatiiji ah oo ku taalla xuduudda Soomaaliya iyo Kenya, waxaana ay leedahay dhaqaale ku saleysan ganacsiga xuduudaha iyo xoolaha

 : Ardayda Wax ka barata Machadka Al- Risaala ee degmada Dhoobley Gobolka Jubada hoose ayaa soo Bandhigay Qeybo ka mid a...
09/03/2025

: Ardayda Wax ka barata Machadka Al- Risaala ee degmada Dhoobley Gobolka Jubada hoose ayaa soo Bandhigay Qeybo ka mid ah Daraasadka halkaasi lagu baro

 : 2 days Training on Strengthening Capacity of Community Structures in Liboi, Kenya a long the borderline
09/03/2025

: 2 days Training on Strengthening Capacity of Community Structures in Liboi, Kenya a long the borderline

 : 2 days Training on Strengthening Capacity of Community Structures in Dhobley lower Juba Somalia.
06/03/2025

: 2 days Training on Strengthening Capacity of Community Structures in Dhobley lower Juba Somalia.

01/03/2025

Xafladda Qalinjabinta Dufcadii 1aad ee Madarasatul Al Hidaaya degmada dhoobley Gobolka Jubada hoose Somalia

 : Xafladda Qalinjabinta Dufcadii 1aad ee Madarasatul Al Hidaaya degmada dhoobley Gobolka Jubada hoose Somalia
01/03/2025

: Xafladda Qalinjabinta Dufcadii 1aad ee Madarasatul Al Hidaaya degmada dhoobley Gobolka Jubada hoose Somalia

24/02/2025

: Xaflada Qalinjabinta Dufcadii 3aad ee Dhameysay Machadka Al Irshaaad ee Degmada Dhobley Somalia
Warbixintaan Waxaa Magaalada Dhoobley Ka soo diraay Wariyahena Abdiqafar Hussein

 : Xaflada Qalinjabinta Dufcadii 3aad ee Dhameysay Machadka Al Irshaaad Islamic Institute
22/02/2025

: Xaflada Qalinjabinta Dufcadii 3aad ee Dhameysay Machadka Al Irshaaad Islamic Institute

 : Xafladda Ardayda dhamaysatay Machadka Al- Irshaaad Islamic Institute ee Degmada Dhoobley Gobolka Jubada hoose Somalia...
20/02/2025

: Xafladda Ardayda dhamaysatay Machadka Al- Irshaaad Islamic Institute ee Degmada Dhoobley Gobolka Jubada hoose Somalia

16/02/2025

Xaflada Qalinjabinta iyo Shahaadada bixinta Dufcadii 1aad ee Dhameysay Akhriska iyo Qoraalka Machadka Caaisha ee degmada Dhoobley

Xaflada Qalinjabinta iyo Shahaadada bixinta Dufcadii 1aad ee Dhameysay Akhriska iyo Qoraalka Machadka Caaisha ee degmada...
14/02/2025

Xaflada Qalinjabinta iyo Shahaadada bixinta Dufcadii 1aad ee Dhameysay Akhriska iyo Qoraalka Machadka Caaisha ee degmada Dhoobley

13/02/2025

Our Managing Director Abdirahman Jamal had Exclusive Interview with Radio Sanguuni which is a local community radio station based in dhobley on the World Radio Day 2025.

07/02/2025

Xaflada Qalinjabinta Dufcadii 1aad Markazka Imam Al Bukhari ee degmada Dhoobley Gobolka Jubada hoose Somalia

Xaflada Qalinjabinta Ardayda dhamaysatay Barashada Qur'aanka Kariimka Markazka Imam Al  Bukhari ee degmada Dhoobley  Gob...
07/02/2025

Xaflada Qalinjabinta Ardayda dhamaysatay Barashada Qur'aanka Kariimka Markazka Imam Al Bukhari ee degmada Dhoobley Gobolka Jubada hoose Somalia

 : Xaflada Furitaanka Masaajidka cusub ee dhawaan laga dhisay tuulada Areswajil ee Degaanka Eldas ee Ismaamulka wajeer G...
05/02/2025

: Xaflada Furitaanka Masaajidka cusub ee dhawaan laga dhisay tuulada Areswajil ee Degaanka Eldas ee Ismaamulka wajeer Gobolka waqoyi bari Kenya

29/01/2025

:
High Court Orders Fresh Census be conducted in Mandera, Garissa and Wajir Counties within 12 Months. Nullifies the 2019 Census.

28/01/2025

Machadka Ibnu Khathir Al-Maki ee Magaalada Dhobley ayaa sanadkan soo saaray 6 arday oo ah Xaafidul-Qur'aan kuwaas oo dhameystay Xifdiga Qur’aanka Kariimka ah barashadiisa qiraadka kala duwan iyo sidoo kale culuumta kale ee diinta Islaamka

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Talenta TV News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Talenta TV News:

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share