Abdisalan Haaji Daahir

Abdisalan Haaji Daahir Waxaan ahay qof xiiseeyo arrimaha siyaasadda, dhaqanka, ciyaaraha iyo bulshada

10/02/2025

Ururada 3'aad Iyo 6'aad Ee Kuma Gorgor Shaqo Socoto

09/02/2025

Geesiyaashan Abaalkooda alle ayaa Gudi Kara.

09/02/2025

Madaxweeyne Abdiqaasim Salaad Hassan Maxaad Ku xasuusataa waayihiisii siyaasada ⁉️

09/02/2025

Tiktokerka Saadaq Cagmadhige oo horay looga xiray Hargeysa ayaa dhowaan xorriyaddiisa dib u helay.

08/02/2025

Ninka xamar jooga maxaa damiirka ka qaaday ⁉️
Hadal jeedinta alcadala waa sax kun iyo kow jeer

videogan meel dheer gaarsiiya

08/02/2025

Shuute oo lamaanihii AS isa siiyay iyo Arin layaab leh | Dhacdadii ugu weyneyd sanadkaan|

08/02/2025

Wasiir Mukhtaar Roobow "waa in la arkaa wariye shahiiday na keena furinta aan tagnee."

08/02/2025

dhalin yarada dagamada halgan Waxey Hiil uyihiin Ciidaanka Macawisleyda iyo Kuwa Xooga Dalka..

08/02/2025

Eeyihii Naarta Oo La Dhadhansiiyey Kumaca baaruuda geesi yaasha

Xabadu suud uma baahna…

08/02/2025

Far waaweyn wax igu dhigaa Khawaarijta gabalkoodu dhacay

Yaa huriyaad yaa Shahaadaad 🇸🇴

08/02/2025

Labo Halyeey oo ku heshiiday dagaalka xaqa ah ee ka socda Calmiskaad.

Yaa huriyaad yaa shahaadaad 🇸🇴💪🏼

07/02/2025

Alaabtaan waxaa ladhahaa Hal dhagax Labo shimbirod Ku dil

Guul xooga dalka 💪🏼🇸🇴

07/02/2025

Madaxweyne, shalay waad na hor-timid si aan kuugu hiilinno hadafka dal xoreynta ah ee aad noo sheegtay inuu kaa go'anyahay, waana la-guugu hiiliyay inkastood ka habsaantay!. Iminka maxaa kaa hor taagan Wiilashaas buuraha saaran inaad uga Hiiliso cadowga. Guuleysta geesiyaal idin Eeebe 🇸🇴

07/02/2025

Dhammaanteen waxaan garabkooda nahay, halyeeyada buuraleyda ku baacsanaya Khawaarijta D’ish.

06/02/2025

Raga Kiisa adag ayaa isku yimid Si Cadawga Khawarijta ah loga Sari lahay aaga Berayabal.iyo Jicibow

06/02/2025

Sareeye gaas Odowaa iyo Asad hagio oo kulmay

06/02/2025

Dadkii ugu yaabka badnaa ee shuute la Horkeenay 😁

06/02/2025

Buuraha ayeey weli ku baacsanayaan Mooryaan diimeedka Da’ish

Address

Nairobi

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdisalan Haaji Daahir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdisalan Haaji Daahir:

Videos

Share