Mustaphe Walhad

Mustaphe Walhad Ku soo dhowaada niyad-san iyo laab xalan, Boggan waxaad kala socon kartaa warar sugan oo deg-deg ah xiliga ay dhacayaan iyo dhiiri gelin nololeed journalisam

Waa in saanad noockasta lagu hubeeyo ciidamad Goobah dagalka ah jooga waan inay deegan kasta oo isaaq d**o iyagu gacanta...
25/12/2024

Waa in saanad noockasta lagu hubeeyo ciidamad Goobah dagalka ah jooga waan inay deegan kasta oo isaaq d**o iyagu gacanta ku hayaan.

25/12/2024

Dagaalkii Dib Ayuu U Bilaabmay Fadlan Gala Dagaalka Oo Qof Arab Ahi Yaanu Magaalada Joogin Dagaalkiina Wuu Kululaaday

Maxaan cunaa maxaan cabna maxaan dhunta marinaa😡😏Kuwan waxay kashaqeeyan uun iskudirka shacabka Somaliland.
25/12/2024

Maxaan cunaa maxaan cabna maxaan dhunta marinaa😡😏

Kuwan waxay kashaqeeyan uun iskudirka shacabka Somaliland.

Kuwan waa saxafad isku sheega kaso jeeda Somaliland shacabku haku kacaan waxa iyag udan uun meshay qabaxda ka helaan .
25/12/2024

Kuwan waa saxafad isku sheega kaso jeeda Somaliland shacabku haku kacaan waxa iyag udan uun meshay qabaxda ka helaan .

Nabadda Alla nabadda Alla nabadda waxay dhahaanba saaka saw iyagii firxad ma'aha, qaarna baabuurtoodii lagala ma hadhin,...
25/12/2024

Nabadda Alla nabadda Alla nabadda waxay dhahaanba saaka saw iyagii firxad ma'aha, qaarna baabuurtoodii lagala ma hadhin, waxa ay dadka u sheegaan baa la eegi doonaa.

Si aad u ogaato nolosha qiimaheeda/macanaheeda, saddex goobood booqo, xabsiyada, hospitaalada, iyo qubuurta, waxaa kuuso...
24/12/2024

Si aad u ogaato nolosha qiimaheeda/macanaheeda, saddex goobood booqo, xabsiyada, hospitaalada, iyo qubuurta, waxaa kuusoo bixi wax ka duwan waxa maanta kuu muuqda markaad nolosha ceydhsaneyso.

23/12/2024

Ninkii han yar baa hurdada ka bogtee maxay himilladu qalbiga holcisaa. Taariikhda laguma hayo qof hurdo badan oo hadana horumar weyn ku tallaabsaday. Hiirta waaberi iyo alasayda h**e waa waqtiga ay shaqeystaan xiddigaha noloshu iyo inta ay guushu u ballansan tahay. La kala badi orodse ma aha.

Ma barideen?

21/12/2024

Arooryo Suuban❤❤

19/12/2024

Geerida ku faraxdaay
Gayigeeda bi'isaay
Gurigeeda dumisaay
Alaabada ka gurataay
Dalshisheeye gaysaay.................................
Golo iblays ka taliyaay
Umad wada gooracneey
galbatayee is daba qabo..🥺😭

Soomali maanta iyaga cadow isugu Filan meel aan dagalo kasocon somali intay degto ma jiro maanta alhe somali dushoda burcad haysu mariyo waa dad wad dhashay ehel iyo qaraabo ah

Nimco Bashiir Daa'uud, oo 28 jir ah, ayaa lagu dilay dalka Sweden xilli ay ku sii jeedday gurigeeda, waxaana la sheegay ...
18/12/2024

Nimco Bashiir Daa'uud, oo 28 jir ah, ayaa lagu dilay dalka Sweden xilli ay ku sii jeedday gurigeeda, waxaana la sheegay in uu dilku ka dhacay meel kayn ah oo ku taalla xaafadda Märsta ee magaalada Stocholm.

Saxiibteed ay aad isugu dhawaayeen, Saynab Xasan, ayaa sheegtay in ay maqashay qayladeedii ugu dambeysay xilli ay qadka taleefanka kula hadleysay " waxay bilowday inay magacayga ku dhawaaqdo, kadibna ay qayliso", ayey tiri Seynab.

Alle ha unaxariistee Nimco Bashiir ayaa la sheegay in la dilay xili ay ka soo baxday shaqadeedii maalinlaha ahayd ee kalkaaliyenimo .

Alle ha unaxariisto walasheen.

Qofkan yar ee aad modo bacda la neefiyey waxa uu ka xun yahay ciidamad madaniga ah ee Awooda kuleh gobolad bariga Somali...
18/12/2024

Qofkan yar ee aad modo bacda la neefiyey waxa uu ka xun yahay ciidamad madaniga ah ee Awooda kuleh gobolad bariga Somaliland waan ciidamadii markii muuse biixi ciidanka jebiyey la wareegay amniga gobolad bariga Somaliland waan ciidan qarnka

Irbad dhuub ma gelisan afkuna waa idin dheryahay .

Mantaba waata sharftii reer sheekh isaxaaq soo labtay markii muse xilkaka degay.

17/12/2024

REER CEERGABO NABADBAA DEEQDA
DAGAALADA KASOCDA HALAG WAANTOOBO OO CAQLIGU HASHAQEEYO.

17/12/2024

Ciidanka Qaranka oo hada ku dabaaldegaya gudaha Ceerigaabo guusha darteed.

17/12/2024

DEG DEG dagaal ayaa hada ka bilowmay dagaanka dhuur madare

illahay haw naxariistee madaxwayne siilaanyo markuu boqor buurmadaw xidhay qof h jeclo ahi lama murmin ismana dhaqaajin ...
17/12/2024

illahay haw naxariistee madaxwayne siilaanyo markuu boqor buurmadaw xidhay qof h jeclo ahi lama murmin ismana dhaqaajin maantana qofyaroo qaranka ku kibray baa mudaharaad iyo qaska intaas leeg loo samaynayaa dawladnimadu maaha waxkasta oo aan rabaa ii fulaya ee sharcigaa shaqaynaya

17/12/2024

GARXAJIS IYAGAA MUCAARADAD ISUGU FILAN WLHI IN LOO TALIYO MAHANE INAY TALIYAAN KUMAHABOONA.

Hadii dawladu ogolato Inuu wadanka soo galo oo cafis loo fidiyo Liiban maxa diiday in isagaan uu wadanka Soo galo Cabdis...
17/12/2024

Hadii dawladu ogolato Inuu wadanka soo galo oo cafis loo fidiyo Liiban maxa diiday in isagaan uu wadanka Soo galo Cabdisaaln Germany.

Danbiilayashu wadanka maso geli

Habarjecoy Wiilkina ukaca

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mustaphe Walhad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Category