Jama Nour

Jama Nour Journalist

21/03/2022

SOMALIA hadaad ku nooshahay inaad CAAN ka noqoto bulshada dhexdeeda kamaarmi meysid
Shirkadaha isgaarsiinta xaawaladaha soowareeg hebel bay ku oranayaan oo muraayada yar oo ay kujiraan baa lagu dhex galinaya laguuguna adeegaya, askarta kalawareeg kudhaha shacabka adiga hebel weye ee siidaaya bay ku oranayaan meel kaste oo caqabad ahayd albaabka fudeedka baa laguu furaya nin aan caan ahayn baa arkay caqabadaha dawlad la aantu keentay oo ixtiraamka yareeysay.
You can be Famous bro or sister fadhiga ka kac wadan sharci leh baysan caanimo wax katarin lkn dalkaaga waakugu anfacaysa 👋

17/02/2022

GABADHA suuqa Adeega looga diray oo Jidka lagu mehersaday maxay tahay, ayadoo gabdhahaas Dalka joogaan inaan iskaabulo nahay sow nacas Nimo maahan 😂😂😂

30/01/2022

Riwaayad Qosol Badan oo lamagac baxdey Dhoof

29/01/2022

Abwaan Hello barnaamij Qaraaxo Ah
buraan bur Laxamaysan 😂😂

24/01/2022

Qaraxa muqdisho kadhacay digniinta laamaha amaanka ay soosaareen .
Wasaarada amniga oo laga madax baneeyay wasiirka amniga abdulahi Mohamed nur iyo xogo kale oo dheeri ah kaga bogo warbixintaan.

Gaarsii saaxiibada.👍

24/01/2022

Wax ka ogow Dagaalka Baraha bulshada ee Raysal wasaare Rooble kuqaadey madaxwayne Farmaajo.
raysal wasaare h**e xasan Cali khayre iyo Xasan sheekh maxamuud.
Maxay tahay sababtu??

Gaarsii Saaxiibadaa.

13/01/2022

||Mujaahid mudaharaad || Riwaayad Cusub||

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jama Nour posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category



You may also like