Nuux Weli

Nuux Weli Welcome

26/01/2025

Nasiib ayuu ku lahaa Mac Alister inuu iska diiday Man United 😁

🤳 After the Game🔥✊
25/01/2025

🤳 After the Game🔥✊

Mohamed Salah ayaa ka sara’maray Thierry Henry asigoo galay kaalinta 7-aad ee gooldhalinta Premier League 💫👑🇪🇬
25/01/2025

Mohamed Salah ayaa ka sara’maray Thierry Henry asigoo galay kaalinta 7-aad ee gooldhalinta Premier League 💫👑🇪🇬

HT Liverpool 3:0.   Jawi baan ku jirnaa😁Come on reds🔥✊
25/01/2025

HT Liverpool 3:0. Jawi baan ku jirnaa😁

Come on reds🔥✊

Come on reds 🔥✊
25/01/2025

Come on reds 🔥✊

Alaabtaan Magac u bixi.Sheeg magaca Xidigaan?😁
24/01/2025

Alaabtaan Magac u bixi.

Sheeg magaca Xidigaan?😁

Konate waaguu Ciyaal suuqa ahaa 😁Hadana sheikh ibrahim konate ay ku leeyihiin rer Liverpool halkuu sheekh ku noqday?😁
24/01/2025

Konate waaguu Ciyaal suuqa ahaa 😁

Hadana sheikh ibrahim konate ay ku leeyihiin rer Liverpool halkuu sheekh ku noqday?😁

Welcome to AC 😁Yarkan waa wareray😁Liverpool aa ogu dambayse isago Shidan Oo la arko 😁
23/01/2025

Welcome to AC 😁Yarkan waa wareray😁

Liverpool aa ogu dambayse isago Shidan Oo la arko 😁

Aniga warkeyga aamini City waqtigiidii qurxoona way soo qaadatay keeda xumaa u bilowday Iga qora city Oo lagu kala carar...
22/01/2025

Aniga warkeyga aamini City waqtigiidii qurxoona way soo qaadatay keeda xumaa u bilowday

Iga qora city Oo lagu kala cararay aad arki doontaan

Horaan u sheegay City Wayaheedii Xumaa u bilawday 20sano u jaray 😁

Pep inuu isaga Carari doono u badi😁
22/01/2025

Pep inuu isaga Carari doono u badi😁

Chiesa Ninkan wax badan uu soo wadaa waba sooma jeeste caadiya.war ninkan waqti badan hadii la siiyo dhawacana nabad gal...
21/01/2025

Chiesa Ninkan wax badan uu soo wadaa waba sooma jeeste caadiya.

war ninkan waqti badan hadii la siiyo dhawacana nabad galiyo waa Argagax.

Rer Liverpool dhan way iska jecel yihiin.

Hambaliyo Liverpool fan

19/01/2025

War meedka halaga qabto ragan 😁😁😂

Ka soongoo yeey 😁
18/01/2025

Ka soongoo yeey 😁

Kex kex Dhiga dhibcaha Arsenal😁Come back waali ah lagu sameyey 😁
18/01/2025

Kex kex Dhiga dhibcaha Arsenal😁

Come back waali ah lagu sameyey 😁

Hambaliyo Liverpool fans
18/01/2025

Hambaliyo Liverpool fans

3piont muhiim ah yey Liverpool la carartay. Nunez ayaa noqday 2daqiiqo ku dhaliyey labo goal Brentford Oo 11kooda Difaac...
18/01/2025

3piont muhiim ah yey Liverpool la carartay.

Nunez ayaa noqday 2daqiiqo ku dhaliyey labo goal

Brentford Oo 11kooda Difaac ku jiray ayaa mar kaliya Goal laga dhiyey Markii ay isku dayeen inay soo baxaan goalkii labaad laga dhaliyey.

Nunez habeenka aan rabaa idinla baxsanaa wana ku qasban tihiin inaa in amaanto uu leeyahay🔥🔥✊
18/01/2025

Nunez habeenka aan rabaa idinla baxsanaa wana ku qasban tihiin inaa in amaanto uu leeyahay🔥🔥✊

Address

4707 6th Street NE
Nairobi
56304

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nuux Weli posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share