Sooyal TV

Sooyal TV Team Fafa

08/12/2024

Hada ka Dib inta nagala socda warar cusub oo update ah..

19/10/2024

Asma aslub Bahdil weyna lo gestay Gabadhi wanin jirtay gabdha somaliyeed yala Amina marka..

17/10/2024

Hiiran state oo baryahan kacsan..

Sid Ali Macalin dauud oo xaskisa horey u gubay ayaa maxkamada racfaanka ku xukuntay dil toogasha ah...
15/05/2024

Sid Ali Macalin dauud oo xaskisa horey u gubay ayaa maxkamada racfaanka ku xukuntay dil toogasha ah...

16/12/2023

Feysal Cali waraabe

Somalida wa dad mar walbo jecel in lo nacam leeyo
10/10/2023

Somalida wa dad mar walbo jecel in lo nacam leeyo

23/01/2023

Galabta iyo laascanood so dhaweynta Garaadka.

Ciidamada Xooga dalka Somaliya aya la waregay deeganka fiidow oo ka tirsan Gobalka hiiraan..
12/09/2022

Ciidamada Xooga dalka Somaliya aya la waregay deeganka fiidow oo ka tirsan Gobalka hiiraan..

Degmada Moqokori ee Gobalka Hiiiran aya warar waxa kaso baxayo qilaaf xoogan inu ka jiro alshabaab oo laba garab u Kala ...
06/09/2022

Degmada Moqokori ee Gobalka Hiiiran aya warar waxa kaso baxayo qilaaf xoogan inu ka jiro alshabaab oo laba garab u Kala baxay iskuna qilafay dadki la layay ee shacabka ahay ee Xawadle waxi kuso kordha wanila socod sineyna insha allaah ...

Gabadhan  xawadle oo hiiraan moqokori kaso jedo ayaa loo badina iney ku guleysato mss somali..
02/09/2022

Gabadhan xawadle oo hiiraan moqokori kaso jedo ayaa loo badina iney ku guleysato mss somali..

12/05/2022

Khudbada musharax Dr abdi nuur sheikh axmed...

Waxaan  u Hambalyaynayaa Mudane  Sh Aadan  Maxamed Nuur ( Sh Aadan Madoobe ) oo loo doortay guddoomiyaha Golaha Shacabka...
28/04/2022

Waxaan u Hambalyaynayaa Mudane Sh Aadan Maxamed Nuur ( Sh Aadan Madoobe ) oo loo doortay guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, waxaan Eebbe uga baryayaa in uu u fududeeyo xilka culus ee loo doortay. Waxaan Ilaahay ka rajaynayaa inta dhimmana inuu noo dhammaystiro.

Sanatar Ali shacaan Ibraahim ayaa ku guuleystay Gudoomiye ku xigeenka Aqalka sare waxaan uu halay 28 Cod,Cabdxakiin Maca...
26/04/2022

Sanatar Ali shacaan Ibraahim ayaa ku guuleystay Gudoomiye ku xigeenka Aqalka sare waxaan uu halay 28 Cod,Cabdxakiin Macalin axmed oo la tartamayay ayaa helay 25 Cod...

Adiga waad i khayaantay, kitaab ayaad gacanta ii gelisay, waxaad ka baxday ballantii aad ila gashay. Kuma aanan cafin, k...
04/04/2022

Adiga waad i khayaantay, kitaab ayaad gacanta ii gelisay, waxaad ka baxday ballantii aad ila gashay. Kuma aanan cafin, kumana cafin doono.
W/Q: Ali A. Osoble

Waxey aheyd bishii Ramadan ee 2017 markaanu xafiiskaaga ku yeelannay shir socday qiyaastii 2 saacadood, wada hadal dheer kaddibna waxaan wada hadalkeenii ku soo gunaanadnay "in la is aamino", intaa kuma aadan ekaan ee waxaad jalleecday "kitaab quraan" oo miiska kuu dul saarnaa. Waad istaagtay waxaadna tiri "kitaabka Alle ayaan isku aamineynaa". Waxaad weliba soo jeedisay inaan annagoo isi salaameyna aan kitaabkana gacanta kale saarno.

Waxaan labadeenaba ku dhaaranay inaan is kaalmeysanno, siyaasadda mid ka ahaanno, Inaan kugu garab istaago arrimaha guud ee dalka adigana aad iga saaciddo horumarinta degaanka. Dhaarta kaddib waxaad English ku tiri "I watch your back, you watch my back" anigana waxaan kuugu jawaabay "waa ballan".

Afka markii la furay waxaan u safray B/weyne, waxaan ku sugnaa labaatameeyo maalmood, markaan ku soo laabtay Muqdisho waxaan kuu sheegay iney Jowhar ka jirto shaqaaqo laga abaabulay Muqdisho, rag kugu dhowna ay hormuud ka yihiin.

Maalintaan qorsheeyay inaan Jowhar tagno aniga iyo tiro isugu jira xildhibaanno iyo wasiirro ayey Jowhar ka soo yeertay inuu baarlamaankii Hirshabeelle kalsoonidii igala laabtay taasoo ay ummadda oo idil marqaati ka tahay ineysan jirin.

Waxaan gaaray Jowhar waxaana ka sii daray fowdadii ay muhandasiinteeda ku sugnaayeen Villa Somaliya. 48 saac kadib ayaad toos ii soo wacday waxaadna iga dalabtay inaan kuu imaado, warkaagana wuxuu ahaa "ii kaalay arrintaan waan dhameyneynaa".

Mar labaad ayaan aaminay warkaaga waana kuu imid hase ahaatee waxaan kaala kulmay fajacii adduunka.

Waxaad qirtay waxa Jowhar ka dhacay ineysan sharciga waafaqsaneyn, waxaadna ii raacisay "Waxaan ogaaday koox ila shaqeysa iney arrinkaan abaabuleen, kedisna ay kugu noqotay".

Waxaan kuu soo jeediyay maadaama aad tahay madaxweynaha dalka waajibna kaa saaran yahay ilaalinta daatuurka, inaad caddeyso waxa Jowhar laga sameeyay ineysan waafaqsaneyn dastuurka.

Waad diiday inaad tallaabtaa qaado, waana halka aan ku xaqiiqsaday inaad dulmiga wax ka ogeyd raalina ka aheyd.

Kooxdii i dulmisay adaa ka haray, mid mid ayeyna daaqadda uga bexeen.

Adiga waad i khayaantay, kitaab ayaad gacanta ii gelisay, waxaad ka baxday ballantii aad ila gashay. Kuma aanan cafin, kumana cafin doono.

Waa bil Ramadaan, waan soomanahay, waan weyso qabaa, kitaabka Allah ee aad ku dhaaratay ayaa horteyda yaalla, addoon Ilahey baan ahay, xaq ayaadna iga gashay. Waxaan Ilahey ka baryaa inuu ummaddaan ku hor dhaafiyo.

Ilahow Farmaajo waa i dulmiyay sida uu dad badan oo kaleba u dulmiyay. Kitaabkaaga ayuu igu khayaamay sida uu dad badan ugu khayaamay.

Ilaahow Farmaajo ummadda hor dhaafi.

Ilahow Islaamnimadeyda haddey wax ka jiraan iga aqbal baryadeyda oo Farmaajo ha ku soo celin talada iyo xukunka dalka.

Ilahow adaa mujiibu dacawaad ah ee iga aqbal dacwadeyda. Yaa Rabb.

03/04/2022

Raisal Wasare ku xigeenka dowlada Somaliya Mahdi Guleed aya ka hadlay lacag logu deqay somaliland ...

01/04/2022

Madaxweyne Mohamed Abdulahi Farmajo oo Ramadanka la wadagay Shacabka Somaliyeed..

Abdullahi mohamed Ali Sanbaloolshe ayaa ku Guuleystay kursiga Hop058 Wuxu ku qaaday codadka ugu badan 54 cod wareega 1aa...
28/03/2022

Abdullahi mohamed Ali Sanbaloolshe ayaa ku Guuleystay kursiga Hop058 Wuxu ku qaaday codadka ugu badan 54 cod wareega 1aad waxana sidoo kale codad fiican helay Ali Abdullahi Osoble,

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sooyal TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share