Osmaan Hassan Jowhar Cade

Osmaan Hassan Jowhar Cade Nairobi Kenya

01/03/2024
01/03/2024

Hoggaamiyihii sameynta badnaa Farmaajo oo Muqdisho ku wajahan, berri warbaahinta suuqaa u shidan.
Naynaastiisi soo xabiibul malaayin ma aheyn horta.

01/03/2024
01/03/2024
01/03/2024
01/03/2024
01/03/2024

Maanta iyo Muqdisho. Nabad iyo nolol Muqdisho joogtaa, waa Talyaani Roma jooga.

01/03/2024

Farmaajo isagaa Madaxweyne isku ah,Odayga Warkiisa waa cadyahay...

01/03/2024

Madaxweynihii h**e ee Soomaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa dib ugu soo laabtay dalka maanta .

qoraal kooban oo uu ku soo qoray bartiisa Facbook ayuu sidan ku sheegay β€œMaanta, waxaan dib ugu soo laabtay caasimadda Muqdisho oo aan ka sii amba-qaadayno dadaallada xoojinta midnimada iyo wadajirka dadkeenna. Marxaladdan xasaasiga ah waxaa waajib ah in aynu gacmaha is qabsanno oo meel iska dhigno khilaafaadka siyaasadeed.”

01/03/2024

Madaxweynihii h**e ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay xili ay jiraan mowjado siyaasadeed oo ka dhashay wax ka badalka dastuurka.

Madaxweyne Farmaajo, ma waxa uu dagay guri kiro ah mise waa loo dhisay guri maadaama lacag malaayiin doollar ah la sheegay in shacabka laga aruuriyay markii xilka wareejiyay?

Yaa war ka haayo?

01/03/2024

Sawirka Farmaajo oo 16 bilood ka dib ku soo laabtay Muqdisho Muqdisho

01/03/2024

Wuu soo Degay Aabihii Umada Soomaaliyeed.
Nabad iyo Nolol Come Back cajiib ah ayey Sameysay.

Guul iyo Gobanimo.

01/03/2024

Kusoo dhawoow Muqdisho mudane madaxweyne.

Qaran duunku haybsado
Ninka daadahayn kara.

01/03/2024

Waxaa qado sharaf gurigiisa Nairobi igu casumay madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor. Waxaan uga Mahad celinayaa inaan wada qaadannay waqti aad u wanaagsan aanna is dhaafsannay xogo muhiim ah.

01/03/2024
01/03/2024
01/03/2024

Farmaajo oo Yimid Magaaladii Laga Jeclaa.

01/03/2024

Sawir Kale. Ma loo Darsaday Madaxweyne Farmaajo ?

01/03/2024

Dalka cid k**a xigto dadkuna waa dadkiisi Marka laga reebo inta reereysan soo ma aha ?

01/03/2024

Madaxweynihii horre Somaaliya Mohamed Abdullahi Farmaajo ayaa soo gaadhay Muqdisho xilli ay kacsatay xiisadda mucaaradka ee Dastuurka.

01/03/2024
01/03/2024

Madaxweynihii h**e we Somalia Mudane Maxamed Cabdulahi Farmaajo ayaa maalinta bari ah ku soo wajahan Magaalada Muqdisho.

Magaalada waxaa ka socda Abaabul ku adan so dhaweyntiisa waxana u muqdisho ku sii sugnaan doona mudo.

Madaxweynaha ayaa ka qayb gali doono Kulamo wadatashi iyo kuwa Barlaman.

Address

Mombasa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Osmaan Hassan Jowhar Cade posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share