JUBALAND
"wali Bankigii baan hortaaganahay accounkiine waa eber"
Source: HTV
Dad loo karantiilay cabuuqa Corona Virus ee magaalada nayroobi ayaa maanta kabaxsaday goobta aay kujireen.
GURIGAAGA JOOG KUDADAAL NADAAFADA
WAA TALOOYINKA KALIYA EE UGU WANAAGSAN KA HORTAGA CORONO VIRUS
Waa Magaalo kamid ah degaanada Kenya. Bal fiiriya dadkaan biyaha dheel dheela. Sax miyaa?
Wacyigelin ku saabsan khatarta cudurka Caronavirus iyo sida looga hortagi karo.
#SHARE
Cudurka feeyraska caabuqa CONVID-19 wuxuu jiray sanadka 1918 (flu Pandemic) in kabadan 50 million oo qof ayaa ku dhimatay.
Ururka Onlf waxaa laga maarmaan ah inay raali galin buuxda ka bixiyaan, Halgankii khadhaa-dhaa lagu hoobtay ee deegaanku soomaray inay ku tilmaameen dagaal sokeeye.
Maahan wax la aqbali karo in meel looga dhaco halgankii gumaysi diidka ahaaa.
Barasaabka imaamulka Nairobi oo awoodiisa ladhimay, laguna wareejiyay taliye Military. Oo hada sida aragtaan kashaqa galay Nairobi
Muqaal aan unaxariis badan daawasho wacan.
24kii Saac ee ugu dambeeyay guud ahaan dalka waxaa laga diiwaan geliyay 35 xaaldood oo COVID-19 ah taas oo tirada guud ka dhigeysa 60 xaaladood. waxaan muwaadiniinta ugu baaqeynaa inay qayb ka noqdaan dadaallada lagu xakameynayo faafitaanka cudurka
#KaHortagCorona
#XilbaaNaSaaran
Dalka China ayaa amar kubixiyay in dadka Afrikaanka ah aan loo ogalaan goobaha wax laga cuno.
Yaa dhahay ragu kali ayaa ciyaaraha kafaalooda. Waatan Maamo aad Ciyaraha ugu faalooneysa. Dhageeysi wacan
"Waa wax-yaabaha laga dhaxley Coronavirus-ka..!" Odaygu waa cajiib
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dableyda, dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka iyo qoysaskooda 60-guurada kasoo wareegtay aasaaskii Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed.
#HiigsiIyoHorumar
#NabadIyoNolol
#Puntland
Khudbadayda bilaha ah (06 Abril, 2020) ee ku saabsan arrimaha Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya.
Waa wacyi gelin kahortaga caabuqa Corona Virus, halkaan waa Magaalo kutaala waqooyi bari ee Kenya.
Waayo waaayo.....iyo galabti, shaax caano geel. BBC Somali......ya xasuusta.
Gobolada waqooyi bari ee dalka Kenya ayaa bilaawday ineey gubaan jaadka lageeynaay magaalooyinka gobolka.
Waxaan ugu baaqayaa shacabka soomaaliyeed in ay muujiyaan foojignaan dheeraad ah si looga badbaado khatarta caabuqa COVID-19.
#HiigsiIyoHorumar
#NabadIyoNolol
Tuugo dhaceeysa dukaan dahabka lagu iibiyo Westgate Mall oo kuyaala Nairobi