19/06/2022
السلام عليكم
Dhamaan umada somaliyeed gar ahaan reer SSC
Salaan kadib waxaan aad ula yaabay wixii ka dhacay magaalada laascanood maanta.
Ee lagu sameeyey hooyada agaasimaha wakaalada,
Wararka ee afnugaal media.
Waxaa khasab Looga duubay video aysan raali ka ahayn waxaana ku khasbay, niman ay dhamaan ninmanka loo yiqaan shaneeyayaasha.
Se shaneeyuhu waaba la gartay wuxuu naftiisa ku sameenayo, lakiin kan udaba nageeya SNM ayaa ka daran shaneeyaha oo intuu isleeyahay bariiska dhacso loo adeegsadaa umadiisa.
Waxaan leeyahay agaasime cabaas saleebaan
Horey usoco jabkii daba dhilifka ayaa soo dhawaaday, hana ujoojin waxaas iyo wax lamida insha allaah guusha ayaa ka danbaysa.
Wakaaladan saaxda media waa wakaalad cusub halgankana la gali doonta wakaaladaha halganka ku jira ee reer SSC.
Alle ayaa mahadleh
Mahadsanidiin