Terma cali Cagey

Terma cali Cagey teacher

Ardayda fasalka 12aad ee Dugsiga sare  waxaa shalay si rasmi ah ugu soo gaba gaboobay imtixaankii qaran ee sanad dugsiye...
29/06/2024

Ardayda fasalka 12aad ee Dugsiga sare waxaa shalay si rasmi ah ugu soo gaba gaboobay imtixaankii qaran ee sanad dugsiyeedka 2023-2024 ee u socday mudada todobaadka ah

Dadkayga mahadsanidiin
29/06/2024

Dadkayga mahadsanidiin

I have reached 200 followers! Thank you for your continued support. I could not have done it without each of you. 🙏🤗🎉

I have reached 200 followers! Thank you for your continued support. I could not have done it without each of you. 🙏🤗🎉
29/06/2024

I have reached 200 followers! Thank you for your continued support. I could not have done it without each of you. 🙏🤗🎉

21/03/2024
17/03/2024

Habeen wanagsan dhamaan asxabtayda halkaan iga xiran.

بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير hambalyo isku barakooboubad kheyr qabo
06/10/2022

بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير
hambalyo isku barakoobo
ubad kheyr qabo

01/10/2022

Asc Asxaabta galb wanaagsan
waa miskiinka page ka like sara

08/09/2022

Qaraabo jimco wnaagsan

09/04/2022
adoo noqon kara dhaxal reebelagudaydo hanoqondhinte aan latabin qsxaabta jumaca mubareg
04/03/2022

adoo noqon kara dhaxal reebe
lagudaydo hanoqon
dhinte aan latabin
qsxaabta jumaca mubareg

20/06/2021

Waligaa qofkaa tagay ha u murugoon hana u ooyin kaliye waxaa ku dhahdaa waa ku mahadsantahay sidaa ii barte inaa raadiyo qof kaa wanaagsan.

Haddi aad siiso saa xiibtinimo qof ubahaan jaceylkaaga waa adigoo hal rooti ah siiyey qof harraad udhimanaayaAsxaabta ji...
11/06/2021

Haddi aad siiso saa xiibtinimo qof ubahaan jaceylkaaga waa adigoo hal rooti ah siiyey qof harraad udhimanaaya

Asxaabta jimca wanaagsan

Haddi aad siiso saa xiibtinimo qof ubahaan jaceylkaaga waa adigoo hal rooti ah siiyey qof harrad ladhimanaayaAsxaabta ji...
11/06/2021

Haddi aad siiso saa xiibtinimo qof ubahaan jaceylkaaga waa adigoo hal rooti ah siiyey qof harrad ladhimanaaya
Asxaabta jimca wanaagsan

31/01/2021

Asxaabta kheyrka allh nawafajiyo

31/01/2021

Asxaabta subax wanagsan

23/11/2020

Bini aadmka uma bahna qiima shaqsiyaded ee waxa uu ubahanyahy caadooyin jogteenkara shaqsinimadisa

16/11/2020

"Noloshaan milge lahayn
Horaa looga maarmee,
Muqdishiyo Hargeysaay
Muruqiyo lexaadkaan
Kala maarmi jirinow,
Taariikhdu waa marag,
Waxay maanta joogtaa
Yaa maali jirayeey,
Ama waa la muuqdaa
Ama waa la maqan yahay,
Labadaasna kala miyo.

Haddaan lays maqmaqashiin
Midho h**e u caan baxay,
Qorigiyo masaartana
Madfac loogu jilib dhigin,
Maahmaahna lagu darin,
Maya mayana lagu odhan
Ninka cunay magtaadii,
Maandeeq la soo dhicin,
Anuun baa mataanaha
Mooyaha u tumayee
Madiixayga luuqdiyo
Masafada gadooddiyo
Malahaygu waa been,
Sidaan moodayaan jirin.

Muqdishiyo Hargeysaay
Cirka meelo ka onkoday,
Milliqsiga hillaaciyo
Hanqarkiyo mardaaddiga
Meexaana carashada
Majaraha ha dherersado
Maanshaynta gobollada,
Maadhiinka gaaxdiyo
Miyi sumuca haw xidho,
Ha ku fido magaalada
Dalka subax ha wada maro,
Ha ka maydho daafkiyo
Meegaarka qaybtiyo
Waabeyda lagu muday,
Mirta hawgu kuur galo
Habartii masayrreey
Halka macandideediyo
Maxasteedu yaalliin,
Ha jabsado misciriraha
Ha dhufsado mareegaha
Maqashana ha kala tago
Iyadana ha maraqsado.

Muqdishiyo Hargeysaay,
Mukhawigu ha kaashado
Maaweeladiisii,
Wuxuu maalintaa falo
Dadka hawga marag dhigo,
Kolba dhagar ha mehersado,
Ha ka dhigo marriinkana
Mucsur iyo waxba la'aan,
Ha ka dhigo minxiiskana
Murugiyo jar soo dumay;
Ha ka dhigo mashxaraddana
Muusannawga ooryaha,
Martidana hadhkiisiyo
Ha ka dhigo malluugaha,
Muunaynta xididkana
Ha ka dhigo macsiyo dhiig.

Mahwi laysu soo baxay
Madal iyo shir lays wacay
Marta hayska wada furo,
Hayska dhigo mudh iyo gacan,
Heesaha maraadka ah
Ha ku marin habaaboo
Masanuunka beenta ah
Musaraarka selelka ah
Murugada shallayga ah
Hawadiisa meydka ah
Meermeerka quusta ah
Falka meehannawga ah
Hanka male'awaalka ah
Ha ku maararrooboo
Runta muran ha galiyee,

Makallaha u saynsaab
Sakalaha u maydhaan
Mindiyaha u soofee
Maddanaha dabkaw gali
Nabarkana u miisaan,
Madhaxii u yiilliyo
Dhiilashii milaallaa
Ha maggaabiyee sii,
Dabadeeto meeshaas
Inay maalintii tahay
Madmadowgu kaga jiray,
Adna macallinkeediyo
Tahay mudanaheedii,
Hadal miiggan ugu sheeg."

- KALA MAAN | 1982 Abwaan hadraawi

15/10/2020

Ilduuf baa shax kaadiloo
Ogaal baa marqaati fiican
Eexana waa laga tagaa
Iimaanka lagu dagaa

30/09/2020

All asxabta waxaan idin leeyahay 3oraah 1 jawaab habixin markaad caresantahay 2balan haqadin markad faraxsan tahay 3 go a an hagaari adoo murugeesan waxasuragalah go'aamda ad xiligaa garto wax inay kuudhibikaraan

Subax wanaagsan

29/09/2020

Waxaynu nool nahay wakhti lammaanaha is jeceli isu ogol yihiin in midiba midka kale taabto xubnihiisa khaaska ah. Laakiin aanay isu ogolayn in midiba midka kale moobilkiisa taabto. 😁

-Mugabe

12/09/2020

Hadii aadan ku qancin qiimaha waxa aad heysato
Waligaa kuma qan cidoontid qiimaha waxa aad
Hada heesato marka dheh alxmadulilaah
Waxa uu ilaah kusiiye hayaradan ama habadbaadan

W/Q Walaal Terma cali cagey

12/09/2020

الخلافة الإسلامية
Dawladii islaamka
Laga soo billaabo 632kii -1924 oo ah in kabadan 12 qarni ayey muslimiintu ku naalloonayeen xukun mideysan oo awood sare leh.
4ta khulufa'u rashidin (abubakar, cumar, cosman & cali) allah ka raalli noqdee waxa ey xakumeen 29 sano
Dawladii ku xigtay ee umawyiintu waxa ey xukuntay 91 halka dawladii afaraat ee cabbasiyiinta ey xakuntay 524 sano.
Dawladihii islaamka tii ugu dambeysay ee cosmaaniyiinta ayaa iyana xukuntay ku dhawaad 700 oo sano.
Inta badan madaxdii muslimiinta waa ladilay
Cumar bin qaddab waa la dilay
Cosman bin cafan waa la dilay
Cali bin abii dalib waa la dilay
Alwaliid bin yaziid waa la dilay
Marwan bin c/malik wa ladilay
Almutawakil billah waa ladilay
95 madaxweyne oo soo maray muslimiinta 63 kamid ah waa ladilay.
Xilligaan ey muslimiinu dawladahaan lahaayen waxa ey ahaayeen mid kamid ah dawladaha ugu awoodda iyo saameynta badan dunida.
Dawladii 2aad ee umawiyiintu hogaaminayeen ayaa xukuntay
Laga billaabo jasiiradda carabta ilaa iyo shiinaha , faransiiska , dhulka shaam , ciraaq iyo masar iyo inta ku teetsan
Bedka dhulkii ey gacanta ku heysay ayaa gaarayayaa 15 milion KM^2
Halka cabasiyintu xukumeen ina kabadan 11 milion^2
Dawladii cosmaaniyiintuna 1.8M
1924kii ilaa iminka waxa baahi weyn loo qabaa dawlad matasha kayaanka muslimiinta difaacdana mawaaqiftooda .
12qarni ayey musliimitu gacan sarreyn lahayeen in aan halqarni dhameyna waa naga dawlad la'aan

W/Q Omar alxasani

08/09/2020

Waxa ugu qiimaha badan ee naftaada uqaban karto waa inaad kuxirtaa rabigii lahaa Mata's

WQ wll Terma cali cagey

07/09/2020

Haka qooma meym qalad dhacay iyo wax tagay ba waayo adiguba waa tageysaa ee kaliya kudadaal wanaanjinta waxa tagi doona midaas waaye waxaad wax kubadili karto

W/Q wll Terma cali cagey

Hadii aad dooneyso inaad aragoto Mugga caqligaaga uu la egyahyFiiri ashyaada kaa xanaajiya adigaW/Q  Wll Terma cali cage...
07/09/2020

Hadii aad dooneyso inaad aragoto
Mugga caqligaaga uu la egyahy
Fiiri ashyaada kaa xanaajiya adiga

W/Q Wll Terma cali cagey

06/09/2020

Fadlan nagu soo biri oo like garey page kaan

06/09/2020

Asxaabta waa pagka cusub ee wallakin terma cali cagey

Address

Amman

Telephone

+252618887819

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Terma cali Cagey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Terma cali Cagey:

Videos

Share