Siyaasi faysal cali

Siyaasi faysal cali Welcome🙏SomaliA🇸🇴

Sidokale waxa halkan rali garayn ka siinaynaa odayeesha dhaqanka besha dabarre iyo inta masuul ah oo halkan lagu af laga...
29/11/2023

Sidokale waxa halkan rali garayn ka siinaynaa odayeesha dhaqanka besha dabarre iyo inta masuul ah oo halkan lagu af lagadayay

Waxaa saaka howlgalo lagu xaqiijinaayo Amniga degmada dinsor lagu sameyey Gudaha magaalada iyo magaalada Banaankeeda how...
29/11/2023

Waxaa saaka howlgalo lagu xaqiijinaayo Amniga degmada dinsor lagu sameyey Gudaha magaalada iyo magaalada Banaankeeda howlgalkaan waxa Hoorkacaayey Gudomiye Cusmaan Macalin Cabdi

29/11/2023

Mundane wasiir waxan ka raali gelinaya inta jeer ee laga af lagadayay page Kan mana dhici doota qof danba oo dabara ah in lagu af lagadeya halkan

28/11/2023

Meshan qofna laguma af lagadayn doona siiba qof dabarra ah dhaliisha wa halkeed
Mana looga kala safan doona
Laba qof oo dabara ah ama la rer oo dabara ah
Dabarre waa dabarre

Ninkii ladhihi jirey xuseyn mohamud oo manta kadegey magalada kismaayo oo halkas kula kulmey  raysul wazare xamse cabdi ...
27/11/2023

Ninkii ladhihi jirey xuseyn mohamud oo manta kadegey magalada kismaayo oo halkas kula kulmey raysul wazare xamse cabdi bare maxa is ledahay uu qawarawa Ninkan 🤣 axmed bashi godkisa aya biyo uso galey Walhi cawa oo kale dad Aan seexan bajira

27/11/2023

Saxib ohinta joji oo iska dhici moriyanta mirifle hada tahay gare dhalada

27/11/2023

Digil ama hawiye hada tahay midkod inala jog ila iyo dhamadka siina shergarey aragtidadi waa ino muhim qeybta hose ee Cmment nugula wadag

Igu Sawir 🤣🤣
27/11/2023

Igu Sawir 🤣🤣

2 Qof uso kala codeya yaa kula fican
26/11/2023

2 Qof uso kala codeya yaa kula fican

26/11/2023

Manta waxa rawa in Aan kahadlo arinta Walalkena cali anjero

25/11/2023

Aliyow Qof walalka ah inad wacal ku tilmanto wax sahlan ma aha badni 200 dolar uu kusiyey meel kuma geendonan wixi dhalil ah waa yalkaded balse eryga wacal atiri rali gilin kabixi

25/11/2023
Madowe nuunow Ale haunaxarito waa halgama h**e oo uso halgamey bulshada digil iyo mirifle  manta waa naga hoseya Aan uwa...
24/11/2023

Madowe nuunow Ale haunaxarito waa halgama h**e oo uso halgamey bulshada digil iyo mirifle manta waa naga hoseya Aan uwada duceyno walalayel 🤲🏻

Jimco mubarag ✋
24/11/2023

Jimco mubarag ✋

23/11/2023

Farintan waxay kusocota ugas Cabdiwabb Fiifa Ibrahim shikshigow soqor hadi Aa tahay Dabare yeran iyo Dirmadow

Dalimkan axmed bashi layirahdo waa ninka ibsadey dhalinyaradi besha dabare ee lugu diley 4 sano kahor degmada Diinsor dh...
23/11/2023

Dalimkan axmed bashi layirahdo waa ninka ibsadey dhalinyaradi besha dabare ee lugu diley 4 sano kahor degmada Diinsor dhalinyaradas ee idin muqato waxa uu ku badeshey Si uu xidhiban iyo wasiir uhelo dhiigoga waa balan qadkii lafta garen ku heshiyen idinka ilahay lama ilawidono dhalinyarada

Dalimiinti ka ganacsatey dhihiga dhalinyarada besha Dabare insha Alah waa ka shalaydontan
22/11/2023

Dalimiinti ka ganacsatey dhihiga dhalinyarada besha Dabare insha Alah waa ka shalaydontan

Mamulka bay iyo bakol ee baydhaba looga arimiya qofki ka aragti duwan waa ay iska xirtan bila sabab marka waxan rawa uma...
21/11/2023

Mamulka bay iyo bakol ee baydhaba looga arimiya qofki ka aragti duwan waa ay iska xirtan bila sabab marka waxan rawa umada somaliyed in ay arkan maamulkan fadhidka ah oo awodisa ay ka sohartey yaa iga arkti duwan kaliya oo meel uu usocdo aney jirin Ibrahim maxamed Nuur gudomiyihi h**e degmada Diinsor ayu bila sabab uxirtey waa aabe ugu yaran 20 carura ujogta Maraka wxan rawa cadalada mamulka bay iyo bakol ka jirto in aan idin baro bal kawarama cadalad daradas

Cisman Moallim ayaa waji gabax Kala kulmay hay'adaha NRC iyo Islamic Relife cisman macalin ayaa rabey in uu shaqaale uu ...
21/11/2023

Cisman Moallim ayaa waji gabax Kala kulmay hay'adaha NRC iyo Islamic Relife cisman macalin ayaa rabey in uu shaqaale uu asiga soo qortay geeyo hay'ada NRC balse imtixaankii laga qaaday dadkii uu cisman macalin keenay waa ay ku dhaceen waxaana loo sheegay in dadkan aysan anfaceynin hay'ada NRC loona baahan yahay dad wax yaqaano
Dadka uu keenay Osman Moallim waxaa kamid ah xaaska abdiwahaab abeya iyo dad kale oo ay cisman macalin qaraabo dhowyihiin cisman macalin waxaa lagu soo wargeliyay in ay NRC Keensan doonto dadk wax yaqaano oo ay iyadu keensatay dhanka kale hay'ada Islamic Relife ayaa gebi ahaanba iska diiday dalabka cisman macalin oo ahaa in nin ay qaraabo yihiin geen rabo boos kabanaana hay'adaas cisman macalin keliya dabare dhibaateentiisa ayuu yaqaana mana jirto Hal hay'ada oo Diinsoor joogta oo maanta kadib ka Amar qaadata kkkk by

Xafidahulah 🤣🤣🤣🤣🤣
21/11/2023

Xafidahulah 🤣🤣🤣🤣🤣

21/11/2023

Dabarow ugas ma lihidin ugas radsada Digilow barangi hada tihin ama gala bakaraha mamulkan mirifle la jira oo kalmeya anga wanu ka tashaneyna ilahay idinkis

Ceeb hadi loo dhimanayo axmed bashi aya u dhimanlaha siyasadu wuxu u fahmey in been cad dadka loshego keliya dad asga ka...
20/11/2023

Ceeb hadi loo dhimanayo axmed bashi aya u dhimanlaha siyasadu wuxu u fahmey in been cad dadka loshego keliya dad asga ka aqli badan ayu rawa inuu been ku qanciyo ilahay amarkis bal aqli xumadas ila firiya 🤣🤣

Masha alah askari somaliyed
19/11/2023

Masha alah askari somaliyed

Qofki badeli laha Axmed Bashi 2 sano ee soo socoto Xasan Xaaji ibrahim halgama h**e hadana badeli rawo axmed bashi Sodho...
19/11/2023

Qofki badeli laha Axmed Bashi 2 sano ee soo socoto
Xasan Xaaji ibrahim halgama h**e hadana badeli rawo axmed bashi Sodhoww mudane waan kuu taganahay waxan sugeyna adigo wasiir ah Dabare xaquqda ka maqana sodhicinayo waa hubal hadi aad noqoto wasiir dhalinyarada Beesha Dabare in ay helidonan shaqo ku filan mudane guleyso ayan ku leyahay anigo ah afhayenka dhalinyarada Besha Dabare ✅

WALLAHI WE NEED YOU BROTHERS!! 🇸🇴❤️ YOU WOULD MAKE A HUGE DIFFERENCE!! .10 .ali .fatah10  DONT LET US DOWN! 🇸🇴⚽️
17/11/2023

WALLAHI WE NEED YOU BROTHERS!! 🇸🇴❤️ YOU WOULD MAKE A HUGE DIFFERENCE!! .10 .ali .fatah10 DONT LET US DOWN! 🇸🇴⚽️

Wiil Dabare is not eaasy  cabdi salan cabdi qadir caday yakale oo sidan samen karo hee 🤣🤣
17/11/2023

Wiil Dabare is not eaasy cabdi salan cabdi qadir caday yakale oo sidan samen karo hee 🤣🤣

16/11/2023

Qoftan digil ayey shegatey waxay rabta in ay naga gado mirifle 🤣

Dalimkan intu  Dabare ku dhexjiro hor mar magarayo Marwalibo wuxu ka shaqeyneya  fashilinta iyo dhawar jibinta xasuqa be...
14/11/2023

Dalimkan intu Dabare ku dhexjiro hor mar magarayo
Marwalibo wuxu ka shaqeyneya fashilinta iyo dhawar jibinta xasuqa besha Dabare in alale inti ila arag tey dhagar qawahan fosha xun ha sher gareyso aragti diini waa ino muhim qebta hose nugula wadaga ✅

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sucu...
11/11/2023

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sucuudiga kaga qeyb-galay kulan degdeg ah oo ay isugu yimaadeen hoggaamiyeyaasha Caalamka Islaamka, kaas oo lagaga arrinsanayo xaaladda dhulka la gumeysto ee Falastiin.

Madaxweynaha oo muujiyey mowqifka soo jireenka ah ee shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay ku garab taagan yihiin gobonimada iyo dowladnimada walaalaha Falastiin ayaa codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ku biiriya baaqyada caalamka Islaamka ee ku aaddan joojinta xasuuqa iyo isir sifeynta ku socota reer Qasa.

“Waxa ka socda Qasa waxay ka soo horjeeddaa damiirka aadanaha iyo dhammaan xeerarka iyo dhaqanka Caalamiga ah, si loo joojiyo waa in aan la nimaadnaa go’aan mideysan. Dowlad madax bannaan oo reer Falastiin yeeshaan, caasimadeeduna tahay Qudusta Bari waa xalka kaliya ee lagaga hortagi karo qalalaase amni, siyaasadeed iyo bulsho oo ka dhaca Gobolka”.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay la daalaa dhacayan
dhibatoyin kala duwan sikasto ay ahataba walalaha Falastin garab koda aya nahay ayu yiri ugu damben poqortoyada sucuudiga ayu ugu mahad naqey shirkan qawan qawadisa ✅

KGS Waxay u bahan tahay badbado siyasinta kGS Waxan leyahay kaca oo kaca gacmaha is qabsada oo dalkina iyo dadkina badba...
11/11/2023

KGS Waxay u bahan tahay badbado siyasinta kGS Waxan leyahay kaca oo kaca gacmaha is qabsada oo dalkina iyo dadkina badbadiya oo ka badbadiya dhagar qawahan ku tajirey dhiga shacabka digil iyo mirifle Waa in laga qabta bulshda KGS xaq uma lahan intan ka bacdi in lugu sii dawado ✅

11/11/2023

Dabare yeran iyo Dirmadow Sodhowada Sidan xal
idin ma aha ugaska iska qabta

Xildhibaan Cabdiraxmaan Odowaa ayaa qadka taleefanka ugu hambalyeeyay Maayarka cusub ee loo doortay magaalada St. Louis ...
10/11/2023

Xildhibaan Cabdiraxmaan Odowaa ayaa qadka taleefanka ugu hambalyeeyay Maayarka cusub ee loo doortay magaalada St. Louis Park, Naadiya Maxamed

Heshis benedka lagu garey degmada  diinsor mala qabtan her dabare haa iyo  Maya
09/11/2023

Heshis benedka lagu garey degmada diinsor mala qabtan her dabare haa iyo Maya

Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada XFS oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya,Xamsa Cabdi...
09/11/2023

Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada XFS oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya,Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedka Amniga Saybarka (Cyper Security) iyo Xeer Nidaamiyaha Hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka.

Golaha ayaa la horkeenay warbixinta baaxadda dhibaatada ka dhalatay roobabka iyo daadadka El-nino ee ka da’ay gobollo badan oo ka mid ah dalka, waxa ayna goluhu fareen hay’adaha ka shaqeynaya gurmadka in la dardargeliyo sidii deg-deg gurmad loola gaari lahaa meelaha uu saameynta xoogga ku yeesheen daadadka.

Naadiya Mohamed Wa Gabar dabare ah
08/11/2023

Naadiya Mohamed Wa Gabar dabare ah

Indirizzo

Genzano Di Roma

Sito Web

Notifiche

Lasciando la tua email puoi essere il primo a sapere quando Siyaasi faysal cali pubblica notizie e promozioni. Il tuo indirizzo email non verrà utilizzato per nessun altro scopo e potrai annullare l'iscrizione in qualsiasi momento.

Video

Condividi

Digitare



Potrebbe piacerti anche