09/01/2026
Deg deg
Umada been ha, u sheegin imisaa balan ayaad qaadey oo Geelidle u qaadey?
1 Geelidle waxaad u Tagtey Ibrahim Gerfiiq oo la aasi rabo waxaad ku tiri Waa la isla duugi Saraakiisha Waran Maataay ayaan soo qaban 🚫 Maxaa ka fuley?
2 Saaka waxaad soo tuugtey Geelidlow ii joog aniga la igu xumeeynaayee Diinsoor ii joog Fadlan Diinsoor amnigeeda Masuul K**a tihid Umadaan been ha u sheegin ha iska guuraan Laangaab Laangaab kale Megan galo ma siin karo.
Dib usoo Xasuuso khudbadii ahayd Diinsoor anigaa xukuma laangaab ciilan ayaa tahay Dooy Dabare ayaa leh korsaar oo dulkunoole ah paraside ah baa tahay.
Uga dambeyntii walaalaha Reer Geelidle Diinsoor idiin ma qaado goori goor intey tahay lugtiina meeshay gaareyso gaara.
Inkastoo Waran Maataay Shacabka, Waayeelada & Caruurta badbaadiyaal u yihiin laakiin Waxaa jira Shacab careysan oo inuu dhibaato geysto.
Abdiziz Foge Diinsoor k**a taliyo yuusan been idiin sheegin wuxuu idiin soo sheego Waa Been.
🙏