Qodax official

Qodax official page kan wuxuu ku sabsan yahay warar dhex dhexadnimo ah

I have reached 200 followers! Thank you for your continued support. I could not have done it without each of you. 🙏🤗🎉
23/06/2023

I have reached 200 followers! Thank you for your continued support. I could not have done it without each of you. 🙏🤗🎉

20/04/2023

War ciida farxadeeda darteed page ka 10k ii gaarsiiya somaliyeey wana badan tihiin mana la idin arkee

20/04/2023

Ciid mubaarak dhaman Musliminta ciidan ceededa kale allaha naga gaarsiiyo #

Mar horaan sheegay in wasiir wayn uu booskiisa waayi doono
23/09/2022

Mar horaan sheegay in wasiir wayn uu booskiisa waayi doono

16/09/2022

Aaran jaan waa wakhtigii aad dariiqyada ku tuugsan lahayden

16/09/2022

Aran jaan gabalkiin waa dhacay sanadaha soo socda wadooyinka ku tuusan doontan

05/09/2022

Xamar iyo xaalka maanta waxan la iloobi doonin baa ka socda magalada runtii barlamankii dawladan soo doortay meeye mayse la xisabtaman

Urur-goboleedka IGAD ayaa Wasiirkii h**e ee Qorshaynta Qaranka, Jamaal Maxamed Xasan u magacaabay Ergayga Gaarka ah ee l...
02/09/2022

Urur-goboleedka IGAD ayaa Wasiirkii h**e ee Qorshaynta Qaranka, Jamaal Maxamed Xasan u magacaabay Ergayga Gaarka ah ee la qabsiga Cimilada iyo Ilaalinta Deegaanka ee waddamada Urur-gobolleedka IGAD.

Jamac dhaga dheere waa legend runtii rixina oo deeqsi ah qofkii yaqana logama shelaynayo
01/09/2022

Jamac dhaga dheere waa legend runtii rixina oo deeqsi ah qofkii yaqana logama shelaynayo

Xaashi ilahay ha u naxariisto tolkiis baa dilayShalayna iyaga shilimaad siistay oo talyaanigaU gacan galiyayWuxuu ahaa m...
06/07/2022

Xaashi ilahay ha u naxariisto tolkiis baa dilay
Shalayna iyaga shilimaad siistay oo talyaaniga
U gacan galiyay

Wuxuu ahaa muwaadin dhib badan soo maray
Ugu damayn waa la qarxiyay manta

Qodax official peg share flow like sii saar

Muwadin adoo mahadsan #

06/07/2022
29/04/2022

Doorashadu kow iyo labo ma joogto guushuna waa madaxwayne Mohamed abdulahi farmaajo

19/03/2022

Magalada isimadu ma siciid qurux bay uga baxayaan yaab

11/03/2022

Siciid abdullahi deniyow ha isku soo ceebayn muqdisho

09/03/2022

Reer reer hadan isku dilno xal ma helaynaa somaliyay #

07/03/2022

Waa soo dhowdahay soo laabashada madaxwayne maxamed abdullahi farmaajo

Siciid abdullahi deni ma ka heli doona codad xamar markuu tago mise intee in le eg buuKu kalsoon yahay xildhibaanada uu ...
02/03/2022

Siciid abdullahi deni ma ka heli doona codad xamar markuu tago mise intee in le eg buu
Ku kalsoon yahay xildhibaanada uu xoga ku
Soo saaray waan sugnaa bal wuxuu ka
Dhaxlo arintaas #

Taliyaha cusub ee ciidamada Booliska Jabuuti oo la magacaabay xalay, ayaa isku shaandheyn deg deg ah kusameeyey taliska ...
17/02/2022

Taliyaha cusub ee ciidamada Booliska Jabuuti oo la magacaabay xalay, ayaa isku shaandheyn deg deg ah kusameeyey taliska ciidamada, waxaana dhammaan xilalka laga qaaday saraakiishii la shaqeynaysay Taliyihii h**e ee ciidanka Booliska, kaas oo hadda xabsiga ku jira, kuna eedeysan isku day afgambi iyo faafinta siro Qaran, waxaa xilalkoodii waayay 7 Sarkaal oo katirsanaa laamaha kala duwan ee Booliska.

1- Abdullaahi Ibraahim Food, ayaa loo magacaabay Taliyaha Waaxda Sirdoonka ee Booliska Jabuuti.

2- Samatar Xasan Faarax ayaa loo magacaabay waaxda Adeegyada caafimaadka.

3-Cabdulqaadir Cali Rooble ayaa loo magacaabay Madaxa xariirka dadweynaha ahna Afhayeenka Booliska.

4- Cher, Maxamed Aadan ayaa loo magacaabay Taliyaha saldhiga degmada 4aad ee caasumada Jabuuti,

5- Amiin Maxamed Axmed ayaa loo magacaabay taliyaha saldhiga degmada 3aad (oo ah degmada ay kutaalo Madaxtooyadu),

6- Cabdirisaaq Aden Muuse ayaa loo magacaabay ciidanka Ilaalada wadooyinka.

7- Cabdullaahi Maxamed Ismaaciil ayaa loo magacaabay madaxa baabuurta iyo shidaalka ciidanka Booliska.

Meeqo xabo ayaa u jeeda ama kuu muuqda #
17/02/2022

Meeqo xabo ayaa u jeeda ama kuu muuqda #

17/02/2022

Kuraasta beelaa leh beeshii aan masiirkeeda iyadu goaamin Karin kilkisha siciid abdullahi deni ha galeen barina yaan la arag iyagoo
Ka hadlaya goob fagaare ah #

16/02/2022

Ilahay ha u naxariisto intii ku dhimatay inta dhawacana allaha caafiyo weeraradii ka dhacay magalada muqdisho xalay amniga magalada waa xumaday inta wasaradii amniga uu la wareegay 30 jir 30 million haysta insha Allah
Dhakhso isbedel fisha doorashadu ha inoo soo
Dhamaato #

15/02/2022
15/02/2022

Page-kan waxa iska leh guud ahaan dhalnyarada soomaliyeed waxana loo aasaasay inay uga hadlaan fikirkooda hadaba hamoogaanina page-kan qodax official

15/02/2022

Hadii qolo walba ay meel macaashka ka raadiso waa
Dhibaato sports ku macaash maha isbedel dhaba baa loo bahan yahay khasatan gobolka nugaal oo in mudaa hal koox ay iska haysato

15/02/2022

Golis la aanteed maxaad ahaan lahayden reer puntland now runta aan isku sheegno # #

15/02/2022

Barnaamijka af meer baba wax kala walahi waayo si kalsooni leh bay uga dhiirigalin kuwa kale dambiilayashu waxan hala qariyo xog bananka la keeni karo maha Mise kalsooni dara haysa dawlada wiil Al shabaaab ah baa wuxuu
Rabo noo soo duubaysan miyaa # #

14/02/2022

Gudiga amniga gobolka nugaal
Ma shilalka ayay ilaaliyan mise
Amniga guud horta #

Indirizzo

Florence
50100

Telefono

+393487198085

Sito Web

Notifiche

Lasciando la tua email puoi essere il primo a sapere quando Qodax official pubblica notizie e promozioni. Il tuo indirizzo email non verrà utilizzato per nessun altro scopo e potrai annullare l'iscrizione in qualsiasi momento.

Contatta L'azienda

Invia un messaggio a Qodax official:

Video

Condividi


Altro Agenzia media/stampa Florence

Vedi Tutte

Potrebbe piacerti anche