Isha dabagalka news

  • Home
  • Isha dabagalka news

Isha dabagalka news halkan waxa aad kala socon doontaa wararka iyo barmaamijyo tayo leh.

Alle haw Naxariistee Hooyo iyo laba Caruura ayaa ku dhintay Dab ka kacay Hoygii ay degenaayeen xaafada Cabaaye ee degmad...
03/03/2024

Alle haw Naxariistee Hooyo iyo laba Caruura ayaa ku dhintay Dab ka kacay Hoygii ay degenaayeen xaafada Cabaaye ee degmada Gacan-libaax, kuwaasii oo ay ka hawl galeen Ciidanka Dab-demiska Somaliland.

Ciidanka Booliska degmada Gacanlibaax ayaa la wareegay Maydkii.

02/03/2024

Garoonka caballe iyo taageerayaasha luggage ku soo galay berbera.

02/03/2024

ciidanka madaniga ah ee jiiida h**e oo baraago ka qotay duleedka maygaagle.

02/03/2024

๐—ฆ๐—ฒ๐—บ๐—ถ ๐—™๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—น ๐Ÿ | ๐๐ฎ๐ซ๐œ๐จ ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐๐š ๐‡๐จ๐จ๐ฌ๐ž ๐ฏ๐ฌ ๐๐ž๐ซ๐›๐ž๐ซ๐š ๐ƒ๐ ๐–๐จ๐ซ๐ฅ๐Horyaalka Horyaalada 2024

Duqii h**e ee burco Cabdirisaaq Hero oo fariin u diray kooxda DHB kulanka ay la leeyihiin DP World Berberaโ€œKooxda Dawlad...
28/02/2024

Duqii h**e ee burco Cabdirisaaq Hero oo fariin u diray kooxda DHB kulanka ay la leeyihiin DP World Berbera

โ€œKooxda Dawladda Hoose ee Burco waxa aan kula talinayaa inay muuqaal ku celis ah ku daawadaan ciyaartii galabta ee DHH iyo DPW. Qaab ciyaareedka, boosaska ay u nugul yihiin, meelaha ay u xooggan yihiin iyo shaxdooda aad ha u dhugtaan. Waa koox adag runtii DPW, laakiin aniga oo ku kalsoon awoodda kooxda DHB waxa aan ogaysiinayaa โ€œGuushu waa xirfad maskaxeede, dhiggaagana dhugmo u yeelo, dhudhunkaagana nooleeโ€. Sahlanaa

Hambalyo kooxda DPW Berbera.โ€

Dhacdo naxdin badnayd oo Hargeysa ka dhacday.Gabadh wadatay gaadhi Haariyar ah ayaa  saaka inta ay dhamaan daaqadaha u x...
28/02/2024

Dhacdo naxdin badnayd oo Hargeysa ka dhacday.

Gabadh wadatay gaadhi Haariyar ah ayaa saaka inta ay dhamaan daaqadaha u xidhay kaga dhex tagtay ilmo yar oo ay dhashay iyo gabadh shaqaale u ah si ay kaadhka muwaadinka uga soo qaadato wasaaradda arrimaha gudaha.
Ilmihii yaraa iyo gabadhii oo neef qabatoobay ayey dad ag marayey arkeen, waxaanay ugu yeedhaan askarta booliiska ah ee wasaaradda si ay gabadha ugu yeedhaan si looga furro gaadhiga balse mar walba iyagoo faramadhan ayey soo noqdaan.
Dadkii goobta joogay baa isku dayey gabadha gaadhiga ilmaha kula dhex xaniban inay ku yidhaahdaan daaqada fur, balse gabadha oo ah itoobiyaanad ayaa furi kari weyday maadaama gaadhiga uu ku xidhnaa rimuut.
Goor ay xeedho iyo fandhaal kala dhaceen oo ay neef qabatoobeen gabadhii iyo Ilmihii yaraa ayaa daaqada dirawalka loo tilmaamay gabadhii oo neefsan kari la'.
Nasiib wanaag mar danbe ayey gacantii la heshay oo ay sidii ku furtay? Waxaana laga soo dhex saaray iyaga oo bestood ah.
Hooyadii ilmaha dhashay ee gaadhiga wadatay ayaa dar alle usoo baxday iyadoo ilmihii iyo gabadhii geed hoostii lagu baxnaaninayo.
Markii ay maqashay catawga iyo canaanta iyo habaarka lala garab taagan yahay gaadhiga iyo labada qof ayey dareentay dhacdada meesha loogu ururssn yahay, markii ay garwaaqsatay qaladka ay samaysayna hadalba wuu ka soo bixi waayey.
Hooyadii oo dhaqaaqi kari la' kaadhkii aqoonsiga ee ay wasaaradda kala soo baxdayna gacanta ku haysa ayaa naxdintii oa soo dhaqaaqnay.
Iska jira dhacdadan oo kale.

Qore: Maxamuud cabdi Jaamac (xuuto)

Raโ€™iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo booqasho ku jooga Dalka Kenya ayaa soo dhawayn Diirran Ka helay Madaxweynaha  ...
28/02/2024

Raโ€™iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo booqasho ku jooga Dalka Kenya ayaa soo dhawayn Diirran Ka helay Madaxweynaha dalkaasi ee Williams Rutto.

Siyaasiga Cabdiwaaxid Cabdiqaadir oo dhawaan iska casilay xilka la taliyaha  Arrimaha Bulshada  ee madaxweynaha Somalila...
28/02/2024

Siyaasiga Cabdiwaaxid Cabdiqaadir oo dhawaan iska casilay xilka la taliyaha Arrimaha Bulshada ee madaxweynaha Somaliland ayaa ka deggay magaalada Muqdisho.

Siyaasigan oo ka soo jeeda deegaanka Adhicaddeeye ee gobolka Sool wuxuu h**e xilal kala duwan uga soo qabtay xukuumadihii kala duwanaa ee Somaliland.

DEG DEG Dawlada Somaliland oo si buxda u kantarolaysa  una hagaysa diyaradaha adegsanaya hawada dalkeda ..Waxanu tawerka...
28/02/2024

DEG DEG Dawlada Somaliland oo si buxda u kantarolaysa una hagaysa diyaradaha adegsanaya hawada dalkeda ..

Waxanu tawerka hargeisa bixinaya dhamaan adegyada ay u bahan yihin diyaradaha dulmaraya hawada Jamhuuriyadda Somaliland
DHAMANA diyaradahs ku jira hawada somaliland aya si buxda amarka uga qadanaya taworka hargeisa tas oo ka dhigan in anay diyaradaha so gala hawada somaliland wax amara ama hagitana ka qadanaynin taworka soomaalya ee muqdisho yala ..

Kaliya diyaradaha isticmalaya hawada Soomaaliya ayun ba ka qadanaya adega hagintan tawerka muqdisho marka ay diyaradu so hasho hawada somaliland waxa ay si cadiya hagitanka calamiga ah ee dirayadaha la siyo ka qadanayan tawerka hargeisa madama ay so galen hawadi dalka jamhuriyada somaliland.

Hadda Ayey Ka Soo Degtey Madaarka..Cigaal Diyaaradii Siday Meydka Alle Hawnaxariiste Marxuum Abdiraxmaan Xaaji Xassan Ab...
27/02/2024

Hadda Ayey Ka Soo Degtey Madaarka..Cigaal
Diyaaradii Siday Meydka Alle Hawnaxariiste Marxuum Abdiraxmaan Xaaji Xassan Abraar Oo La Sheegay In Lagu Dilay Garoowe.

Sida uu baahiyay Telefishanka Al-Jazeera, Maamulka Diyaaradda Qadar Airways ayaa sheegtay in mid kamida Diyaarahadoodu a...
27/02/2024

Sida uu baahiyay Telefishanka Al-Jazeera, Maamulka Diyaaradda Qadar Airways ayaa sheegtay in mid kamida Diyaarahadoodu ay halis ku gashay Meel ku dhaw hawada Soomaaliya kadib markii qof ka tirsan maamulka Hawada ee Soomaaliya, ee fadhigeedu yahay Muqdisho uu ku hagay dariiq ay ku jirtay diyaarad kale oo Itoobiya laga leeyahay.

Balse Maamulka Qadar waxay sheegeen in ay mahadiyeen Qalabka Khatarta ka diga ee TCAS oo labada diyaaradood ee Qadar iyo Ethiopian Airlines ka badbaadiyay Masiibo wayn oo ah inay isku dhacaan.

Address

Dublin

Telephone

+252659349052

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Isha dabagalka news posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share