Halhays TV

Halhays TV Waxaad kala socon doontan wararka dhaqaalaha siyaasada iyo Guud ahaanba dhacdooyinka Geeska Africa political analyst

Qiso: xanun iyo murugo badan wiilkan aad ujeedan waxa ladhaha cumar official waxaa asago cudurka kansarka qaba dhabtisa ...
17/10/2025

Qiso: xanun iyo murugo badan wiilkan aad ujeedan waxa ladhaha cumar official waxaa asago cudurka kansarka qaba dhabtisa kudhimatay hooyadi.

Dabaded dhaqtar baa la dhigay cumar mudo laba jeera waxaa laga helaya cudurka kansarka hada cawaa wala qalay waliba qalin degdeg ah..

Gabdhan oo wiilka la dhalatay ayaa idinka dalbatay duco madama cawa jimco tahay wilkana laqalayo aan duceyno walalyaal...!

Abdinajiib deck (Haldor Najiib)

Qamar Suugaaani oo Ugbaad Aragsan Wax Laga Weydiiyay Ayaa Ku Jawaabay “Ugbaad Beerkey Ku Taallaa Waa Jacaylkaygii Koowaa...
16/10/2025

Qamar Suugaaani oo Ugbaad Aragsan Wax Laga Weydiiyay Ayaa Ku Jawaabay “Ugbaad Beerkey Ku Taallaa Waa Jacaylkaygii Koowaad Waana Qoftii Shaxda Aan Koow Isku Fadhiisinay”😂😂😂

Adiga Halkaaan Farriin Ugu Reeb Jacaylkaagii Koowaad 🥹🔥👇👇

Wlh waa Runtii 😀😀😀
14/10/2025

Wlh waa Runtii 😀😀😀

Sida ay ku warrabtay warbaahinta Turkiga ee TRT; Madaxweynaha Turkiga, Erdogan ayaa dhaafay magaalada Sharma-shiikh ee d...
13/10/2025

Sida ay ku warrabtay warbaahinta Turkiga ee TRT; Madaxweynaha Turkiga, Erdogan ayaa dhaafay magaalada Sharma-shiikh ee dalka Masar isaga oo aan ku dagin ka dib markii uu soo baxay war sheegaya in uu shirka Qasa ee magaaladaasi uu isna tegeyo Raysal wasaaraha Israa|l Netenyaahi — Haseyeeshee cabbaar ka dib markii uu baaqday Netenyaahu ayaa diyaardda Erdogan dib uga degtey Sharma-shiikh.

11/10/2025

Dad badan ma oga Buurmadow ayaa Saleebaan Gaal oo Wasiir ka ah Maamulka Hargeysa ku Afduubay Aaga Berbara. Shacabka Jabhadnimada ku dhex nool wax walba waa ka suuragal. Soomaalida Maanta Kacdoon dadweyne ayaa dan u ah.

Qofka Isaaqa ah ee aan la dhacsanayn dhismaha Waqooyi Bari waa aynnu u garaabi karnaa oo waxa uu rabaa in aanay Waqooyi ...
11/10/2025

Qofka Isaaqa ah ee aan la dhacsanayn dhismaha Waqooyi Bari waa aynnu u garaabi karnaa oo waxa uu rabaa in aanay Waqooyi Bari sabab u noqon baajinta ictiraafkii ay raadinayeen. Qofka Hawiye ee aan taageerin maalmihii halganka Waqooyi Bari socdayna waan fahmi karnaa oo awood qaybsiga siyaasadda Soomaaliya ee Daarood iyo Hawiye buu u arkay in ay dheelli ku keeni karto. Qofka Dhulbahante ama Warsangeli ama reer Waqooyi Bariga kale ee raba taabbogalka maamul WB la dhahana waa fahmi karnaa oo talada in uu gacantiisa ku soo celiyo oo uu ka baxo aag lagu muransan yahay ("disputed area") buu doonin.

Maadaama intaas aan kor ku xusnay oo dhan garan karno ujeeddooyinka ay ka leeyihiin oo ah kuwa sababaysan oo salaysan, qofka Majeerteen ee Deni iyo tiimkiisa la fikirka ah ee diiddan in WB noqoto maamul goballeed maxuu diidmadiisa sal uga dhigin? "Waan kuu soo hiiliyey sidaa darteed hiilkaygii waxa aan ku beddelan in uu fashilmo halgankii oo aanu midhodhalin, miyuu ku doodin maadaama ujeedka laga lahaa halganka uu ahaa in dadka taladooda gacantooda lagu soo celiyo"?

Anigu waan fikiray, oo fikirey oo fikiray oo waan dhaafsiin waayey marka ay ugu fiican tahay dano shakhsi ah oo aan la isku hubin in uu u diiddan yahay WB, marka ay ugu fiican tahay (at best), marka ay ugu xun tahayna (at worst) waxa uu u diidda yahay waa hinaas, xaasidnimo iyo cuqdad. Bal adiga maxay ku la tahay?

  Magaalada Ceerigaabo ciidamada booliska ayaa ku toogtay Dawlad Xamse . Sababta dilkani ayaa la xidhidhiidha kadib mark...
10/10/2025

Magaalada Ceerigaabo ciidamada booliska ayaa ku toogtay Dawlad Xamse .

Sababta dilkani ayaa la xidhidhiidha kadib markii sida warka saxda ah ee dhacdadan la xidhiidha ay sheegayaan in wiilkani oo kamid ahaa ciidamada booliska Ceerigaabo uu hanjabaad telefoonka ah u diray qaar kamida ergada Beesha Warsangeli, waxana dacwadiisa oo la geeyay laamaha kala duwan ee amaanka Gobalka waaran loo jaray Marxuum Xamse, iyadoo sidaasi waaran qabasho ah loola doonayona waxay caawa indhaha isku dhufteen ciidankii Booliska kadibna wuxu lasoo baxay Baastoolad isaga oo rasaas ku furay ciidankaasi sida ay ii xaqiijiyeen ilo wareedyo amaan oo sugani.
Intaa wixii kadanbeeyayna Ciidan booliska iyo isaga ayaa rasaas is-weydaarsaday waxana halkaasi ku dhintay Marxuum Dawlad Xamse.
Alle ha u Naxariisto e marxuumka waxa dhalay taliyaha laanta CID-da ee gobolka Sanaag Xamse Cawar.
✍️

Wariyaha Bbc Bidhaan isagoo Caadifaysan oo Wixii uu Facebook ku hayay Maskaxda ku haya, ayuu Wasiirka Maamulka Hargeysa ...
06/10/2025

Wariyaha Bbc Bidhaan isagoo Caadifaysan oo Wixii uu Facebook ku hayay Maskaxda ku haya, ayuu Wasiirka Maamulka Hargeysa bad gashay oo uu kasoo saaray Warkii Qarsoodiga ahaa.

Isaaqa hal arrin waa u qiraa waa Runsheegnimo Iyo in aysan qarsan caadifada. Warkaas uu Wasiirku sheegay Saaka in loo hishiyay Maamulka Waqooyi Bari si aan looga fiirsan ayuu uuga soo baxay Wasiirka waana Qorshe Eebbe fashiliyay.

FG: Warka Wasiiirka yaan shaki la galin Isaaqa Been ma yaqaanaan marmar ayay is khaafiyaan.

MINNESOTA - Labadda magaalo ee mataanaha ah ee Minneapolis iyo Saint Paul oo saddex qof oo Soomaali ah baabuur ku jiidhe...
30/09/2025

MINNESOTA - Labadda magaalo ee mataanaha ah ee Minneapolis iyo Saint Paul oo saddex qof oo Soomaali ah baabuur ku jiidheen. Allaha u naxariisto labo wiil ayeey baabuur ku kala jiidheen Sabtidii Saint Paul iyo Minneapolis. Labadda wiil wey dhinteen, Allaha u naxariiso, wiilasha mid kamid ahna saacad ka hor ayaa la aasay, maanta oo ah Isniin, September 29, 2025.

Sidoo kale gabadh ayuu baabuur ku dhacay shalay oo ahayd Axad, balse gabadhu wey nooshahay oo iyadda waxaa soo gaadhay dhaawac. Wax akhbaar dheerad ah weli k**a hayno gabadha dhaawaca ah. Wixii akhbaar dheerad ah ee ku soo kordha sida ay wax u dhaceen kala socda Halhays tv

Heer Waxaan Gaaray Hadii Walaashay ila Dhalatay Agtayda Lagu cunayo Anaa u  Qabanayo Camerada  oo  Dhahayo Ku Wad Ku Wad...
28/09/2025

Heer Waxaan Gaaray Hadii Walaashay ila Dhalatay Agtayda Lagu cunayo Anaa u Qabanayo Camerada oo Dhahayo Ku Wad Ku Wad Meelaan Shuubonimo ka Gaaray Lee.

Waxaanba Ahay Dhilo Dhilo Dhashay.

Gabartan ayaa Sidaas Dhahday Cajiib

Wilkii dhalinyarada ahaa Ee TYLOR ROBINSON Oo Ku Eedeysnaa Dilka CHARLIE KIRK ayaa lagu soo oogay 7 dacwadood uu dil ku ...
17/09/2025

Wilkii dhalinyarada ahaa Ee TYLOR ROBINSON Oo Ku Eedeysnaa Dilka CHARLIE KIRK ayaa lagu soo oogay 7 dacwadood uu dil ku jiro.

TYLOR ayaa sidoo kale qaab fogaan arag ah uga soo hor muuqday Garsoore Maxk**adeed,waxana garsooruhu diiday in damaanad lagu sii daayo.

Garsooraha ayaa eedeeysanaha u magacaabay qareen Difaaca,waana mar kale Maxk**ad la soo taagi doonaa 29 bishaan September.

Baarayaasha ayaa sidoo kale soo bandhigay fariin qoraaleed uu eedeysane TYLOR ROBINSON u diray qof ay wada deganaayeen oo uu xiriir jacayl ka dhaxeeyay,waxana eedeysanuhu uu ku qorinayaan qoraaladaasi in uu isagu ka danbeeyay Dilka.

Ninkii dilay Kirk waa la hayaa , qof qoyskiisa ah ayaa soo sheegay… waar hooy Booliska la shaqeeya danbiile ha Waddanina...
12/09/2025

Ninkii dilay Kirk waa la hayaa , qof qoyskiisa ah ayaa soo sheegay… waar hooy Booliska la shaqeeya danbiile ha Waddanina..

Address

Jalan Ks. Tubun 3B RT. 005/RW. 07 , NO. 19A, POST, Kelurahan Slipi Kecamatan Palmerah, Jakarta Barat

11410

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Halhays TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Halhays TV:

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share