Gobolada Media

Gobolada Media warbaahinta gobolada.com waa warbaahin casri ah ku xirow si aad u hesho wararka iyo warbixino

03/09/2024

🟢The New Champions League Draw Confusion
🔵Dad badan ayaa ku wareeray isku aadka cusub ee Champions League,

26/08/2024

🔵👉Is it the time for Djiboutian Athletics Federation to have more qualified coaches??
👉How to select young future athletes
✅Ma la joogaa waqtigii xiriirka ciyaaraha fudud ee Jabuuti uu yeelan lahaa macalimiin tayo leh ??
👉Side loo doorta ciyaartoyda da'da yar ee mustaqbalka

14/08/2024

Dhacdoyinkii Olympic kada,
sidee waax u dhaceen , maaxa laaga bartay , sidee loo xalinkaraa

Zhang Yiming waa 41 jir labada lugood ka goan  waana maskaxda hindista  Appka   tiktok ee ay ku xiranyihiin inka badan 6...
12/08/2024

Zhang Yiming waa 41 jir labada lugood ka goan waana maskaxda hindista Appka tiktok ee ay ku xiranyihiin inka badan 6.5 billion u badan dhalinyaro.

Waa ninka labaad ee ugu taajirsan dalka shiinaha wuxuuna ka mid yahay 10 qof ee aduunka oo dhan ugu taajirsan.

Appkaa oo magaca Douyin looga isticmaalo Shiinaha Caalamka kalana looga yaqaan tiktok waa social media ugu faafitaanka ama ugu iaticmaalka badnaa 3 dadii sano ee la soo dhaafay.

Zhang Yiming Sidoo kale waa aas aasaha shirkada internet ByteDance waana Madaxa ugu sareeya shirkadaas.

Sababta aan ninkaan wax qabadkiisa u soo qaatay ayaa ah in qofka bini aadamka ah hadii uu dadaalo uu ka faa iidaysan karo awooda ilaahay siiyay ee maakaxdu ugu horayso.

Ninkan dhalinyarada ah wuxuu karti badan dheeryahay kuwa jirkooda dhamaystiranyahay.

Sidoo kale application da kale ee ninkaani leeyahay waxaa ka mid ah.

Toutiao
TikTok Music
BuzzVideo
CapCut
Lark
Baike.com
PICO
Lemon8
Whee

Cabsida dagaal ee bariga dhexe waxay I soo xasuusisay  2003 dagaalkii iraq  ee lagu bur buriyay  dowladii xooga badnayd ...
11/08/2024

Cabsida dagaal ee bariga dhexe waxay I soo xasuusisay 2003 dagaalkii iraq ee lagu bur buriyay dowladii xooga badnayd ee iraq laguna dilay geesigii carbeed ee Saddam Hussein.

Iiraan hadii ay dagaalka israil gasho waxaa ii muuqata in maraykanka iyo xulugadiisu ku qaadidoonaan dagaal ay meesha uga saarayaan awooda iiraan ee bariga dhexe Israel na waxay u aragtaa in aysan bariga dhexe ku wada noolaan karin iran iyo israil fursada ay haysataana waa in uusan jirin wadan islaam ah oo u soo heelindoona iiraan halka dhamaan wadamada waawayn ee reer galbeedku sida wada jir ah u duqayn doonaan tahraan.

Hadii aan dib idiin celiyo 2003 Ciraaq duulaanka reer galbeedka waxaa ku kaalmaynayay Dalka kuweyd halka dagaalka iiraan qeybta ugu badan ay qaadan doonto wadanka Urdun labaduba waa dowlado carbeed oo ku faraxsan in ay garabsiiyaan maraykanka.

Dhanka kale Dagaalka iyo xasuuqa Qaza ka dhacaya ee boqolaalka kun dhimashada iyo dhaawaca ku noqdeen ma ahan in xamaas un lagula dirirayo ee wuxuu la midyahay oraahdii ahayd xashka usha ku dhufo waxa ku jira ha soo baxaane.

Iiraan waa dolada qura ee bariga dhexe ka jawaabtay dilaabada israil ku gumaadayso falastiin waana qatarta kaliya ee israiil culayska ku ah.

Wadamadii horay ula dagaalay israil ee taariikhda galay dhamaan waa la burburiyay k**ana mid ahan kuwa xiligaana saamaynta ku leh bariga dhexe.

Hadaba hadii iiraan dagaalkaan si toosa u gasho waxaan wal wal badan ka qabaa in aysan culays yar la kulmi doonin .

Wadamada Ruush, Shiinaha iyo north kuuriga waxba k**a duwana maraykanka iyo Ingiriiska waxayna raali ka yihiin in la yareeyo adooda bariga dhexe ee aan saaxiibka la ahayn israaiil .

Si kasta oo ay afka uga taageerayaan markii dagaalku bilowdo waxay ku ekaan doonaan cambaarayn iyo aquuqul insaan aan jirin oo warbaahinta laga baahiyo.

Maxay adiga kula tahay.

Ethopia waxay sheegtay in ay haysato  ilaa 5 dakedood oo ay ganacsigeeda kala soo d**o  oo kuyaal wadamada dariska ah ba...
10/08/2024

Ethopia waxay sheegtay in ay haysato ilaa 5 dakedood oo ay ganacsigeeda kala soo d**o oo kuyaal wadamada dariska ah balse waxa ay somalia ka rabtaa ay tahay bad ay ku ilaaliso madaxbanaanideeda iyo meel ay saldhig u noqota ciidankeeda badda.

Si cad ayay u sheegtay ethopia in aysan marna soomaaliya aysan weydiisan deked ay ganacsigeeda Sara ugu qaado.

Somalia horay ayay u sheegtay in aysan ethopia siindoonin saldhig ciidan oo bada ah waana laba hadal oo labaduba cad cad.

Waxaa is weydiintu tahay shirka Ankara ee ethopia iyo soomaaliya muxuu yahay faa iidadiisu ma soomaaliya ayaa turkigu ku qal qaalinayaa in ay ogolaato is afgaradkii Adis Ababa.

Maxay kula tahay

08/08/2024

5000m heat 1&2 Men

02/08/2024

Olympic game paris 2024
Women's 5000m Round 1&2 Results

29/07/2024

Mr: Moustapha Abdilaziz
Somali Athletics Federation president

26/07/2024

Olympic game Paris 2024 Opening Ceremony..
Furitanka Olympic kada Paris 2024 France

22/07/2024

Orodiyaan Abdillahi Jama Mohamed 👉waxu idhii 👇
6 Sano oon wadanka u ordayey. Ahaana qofka ugu fiican. Waxan ka qeyb galay mudadaas. 8 tartan oo keliya.
1. international meeting de Djibouti 2019. Gold medal. (1aad)
2. Zone c games Rwanda 2019 bronze medal (3aad)
3. African games 2019 Morocco final
4. World championship doha Qatar 2019.
Waxan waayey ciyaarihi 2020 Tokyo Olympics oo si xaqdaro ah laygaga reebay sido kalena waxn waayey ciyarihii World championship ee ka dhacayey dalka marekanka USA hadana waxan ka hadhay ciyaraha ka furmi doona wadanka France e Olympic 2024 anigoo Isla sanadkan soo qaaday 2 biladood

14/07/2024

🇪🇸Spain 2-1 England🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿

🇪🇸Spain Champion of Euro2024

25/06/2024

23rd African Senior Athletics Championship Douala 2024 Cameroon 🇨🇲

20/06/2024

The Djiboutian🇩🇯Athletes who qualified for the Olympic Paris 2024👇
Samia Hassan,Mohamed Fatah, Alex Housein ,Mouhyadin Abdi Wais and Ibrahim Ugaska

09/06/2024

FIFA World Cup Qualifiers African
🇩🇯Djibouti 1-1 Ethiopia 🇪🇹

06/06/2024

🇸🇱Sierra-leon 2-1 Djibouti 🇩🇯
FIFA World Cup 🏆 2026 African qualifiers

05/06/2024

Mawducaa:
International Handball Federation Trophy 🏆 IHF Tournament
Africa Zone 5 Ethiopia🇪🇹 Addis Abeba
U-18 Men🤾‍♂️🤾‍♂️
U-20 men

04/06/2024

🇸🇱Sierra-leon vs Djibouti 🇩🇯

FIFA World Cup 🏆 2026 African qualifiers
🗓️ Wed 5 Jun
⏰17:00 🏟 Stade El Abdi Morocco

02/06/2024

Falaqeytaa cayarahaa
Dortmund 0-2 Real Madrid

28/05/2024

Wareysi Gudomiyahaa koxdaa SDC Group ee herkaa kowaad horyalka Djibouti Mr Houssein Ahmed Adbdi(Gigaleh)

18/05/2024

FIFA oo lashegay iin labaa daal ay u yedhay Cameroon iyo Djibouti.
maa runbaa ??

05/05/2024

Waraysi / Interview
Gudomiyaha Farsamada ee xirirkaa kubada miskaa 🏓 Djibouti 🇩🇯
Mr Said Mahamoud

26/04/2024

Musharaxaa P.S Xisbiga Hantiwadaaga Belguim

22/04/2024

Maxay tahay bahidaa kenaysaa iin Tababareeh ajaniib aah lakenoo

22/04/2024
09/04/2024

TUE 09 Apr 2024 Champions League - Quarter-finals - 1st Leg

Real Madrid 3-3 Manchester City
Arsenal 2-2 Bayern Munich

21/03/2024

2025 Africa Cup of Nations Qualification -

Djibouti 🇩🇯 0-2 🇱🇷 Liberia
⚽ Mo Sangare 21' (P)
⚽ Oscar Dorley 35'

09/03/2024

Falaqeytaa ciyarahaa Djibouti.
sidee uwada shaqayn karaan Xirirkaa kubada iyo Qurbajogta iyoo ciyartogii horee

Address

555 High Road
London

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gobolada Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share


Other News & Media Websites in London

Show All

You may also like