![HARGEYSA MAGAALADA KHAYRKA.Sheekh Mohamed Haybe waxa uu Jimce kasta gelinka danbe muxaadaro kuqabtaa Khayriyada magaalad...](https://img4.medioq.com/412/641/122177009024126411.jpg)
17/01/2025
HARGEYSA MAGAALADA KHAYRKA.
Sheekh Mohamed Haybe waxa uu Jimce kasta gelinka danbe muxaadaro kuqabtaa Khayriyada magaalada Hargiesa , waxan xasuusta mudo dheer isago halkaas sidaas muxadarada ugu qabta bulshada kudhaqan caasimada Hargiesa wxanan maanta Camerada u qaadanay inan idiinso gudbino khayrka goobtas ka socda.
waxa sigaar ah aan u xusaya in uu malinkasta u duceeyo dadyoowbadan oo ladhibataysan aafada qaadka oo malinkay ugu yartahay ay saddex qof ballan qadan inay qaadka iska deynayaan halkaasna Sheekha iyo bulshada isugu timiba ugu duceeyan Alle habarakeyo Sheekh Mohamed Haybe Abaalkidana janno haka yeelo.
A'rahman Aleeli📷📸