Xogta Wanleweyn

Xogta Wanleweyn Xogtawanlaweyn kala soco xog sugan oo xaqiiqda ku saleysan.

warbaahinta xogta wanlaweyn waxey u hambalyeyneysaa mudane Nuurow isaaq cali oo loo magacaabay gudoomiye ku xigeenka amn...
31/12/2024

warbaahinta xogta wanlaweyn waxey u hambalyeyneysaa mudane Nuurow isaaq cali oo loo magacaabay gudoomiye ku xigeenka amniga degmada wanlaweyn waxaan kaloo bogaadineysaa kaalinta muuqato ay ka qaadatay xildhibaan zahuur is badalkaan.

inaa lillaahi Wa innaa illeyhi rajicuun Allah Ha Unaxariisto Walalkeen Marna Adeerkeen Gaduudow Oo Qarax Miino Ku Geeriy...
23/12/2024

inaa lillaahi Wa innaa illeyhi rajicuun Allah Ha Unaxariisto Walalkeen Marna Adeerkeen Gaduudow Oo Qarax Miino Ku Geeriyooday Daqiiqado Ka Hor Waxaan Alle Ugu Baryeynaa Inuu Naxariistiisa Jano Ka Waraabiyo Samir iyo iimaanne Allah inaga Wada Siiyo Dhamaanteen.🤲

Sidoo Kale Waxaan Alle Ugu Baryeynaa Inta Dhaawaca ah inuu ubooga Dhayo 🤲

19/12/2024

Muqdishada Cusub Ee Lawada Sugayo Sanadaha Soo Socda Bal Qiyaas Imisa Sano ayey Nagu Qaadan Doontaa inaan Ku Guuleysano Hiigsigaan?

Waxaan Hambalyada iyo Farxada La Qeyb Saneynaa Aroosada Amiisha Qurux  iyo Seygeeda Abdulkadir Waxaynu Leenahay Markale ...
10/12/2024

Waxaan Hambalyada iyo Farxada La Qeyb Saneynaa Aroosada Amiisha Qurux iyo Seygeeda Abdulkadir Waxaynu Leenahay Markale Hambalyo Hambalyo isku Waara oo Ubad Kheyr qaba Kala Hela Aamintuna Waa Xagiina.

Dad wax keeney ayagiina Marti ka noqdey .Dad loo soo martiyey ayagiiba Marti noqdey .Dad wax gacantooda ku jirey lagala ...
02/12/2024

Dad wax keeney ayagiina Marti ka noqdey .

Dad loo soo martiyey ayagiiba Marti noqdey .

Dad wax gacantooda ku jirey lagala baxey see gacan Dad wax ku jiro ugula soo bixi karaan .

Dadkaan aa aragtaan dagmada ayaga hay ada soo wakiilatey dagmada

mada xooda ku imaadey ka dib ayagaa Marti ka noqdeen
Shaqaalihii la qoraaye xitaa fikir kuma lahan .
maxaa sababey in dadka keeney in gadoomiyah dagmada ka xoogo ka dib 19 shaqaale hay Ada qoroneysey kaliya 3 shaqaale kaliya lagu qanciyo

DEGDEG:  Doorasho kale oo Kismaayo ka dhacday iyo Axmed Madoobe oo weerar ah.Garabka Mucaaradka ah ee Jubaland ayaa door...
23/11/2024

DEGDEG: Doorasho kale oo Kismaayo ka dhacday iyo Axmed Madoobe oo weerar ah.

Garabka Mucaaradka ah ee Jubaland ayaa doortay Guddoomiye Cusub ah oo ah hoggaanka Baarlamaanka Jubaland, guddoonkan Cusub ayaa laga sugayaa iney soo doortaan Madaxweynaha Cusub ee Jubaland.

Axmed Madoobe ayaa isaguna daanta galbeed ee Kismaayo ku qabsanaya Doorasho uu isugu caano shubayo. Maanta Ciidankiisa ayaa weeraray oo dilay qeyb kamid ah ilaalada Senator Ilyaas Gaboose.

17/11/2024

Hodan iyo Hantiila waa hanti dooda ma koobmeyso

14/11/2024
30/10/2024
29/10/2024

Gudoomiye Xiddig geesi garab waayey

27/10/2024

Degmada Wanlaweyn oo Roobeysatay Kadib Markii Laga Sifeeyey Isbaarooyinkii Nimcadan Roobka ah Rabi Ha,inoo Ziyaadiyo.

Iskaabuladane Caawa Waxaynu leenahay Samirka Badiya😂

Taliyaha Wuu Diyaar San yahee Maxaa Lee dihiin Maantase Wac Darihiisa Bal War inaga Siiya.😂Jema Feyline Ha Dhaha
25/10/2024

Taliyaha Wuu Diyaar San yahee Maxaa Lee dihiin Maantase Wac Darihiisa Bal War inaga Siiya.😂

Jema Feyline Ha Dhaha

25/10/2024

Nimaan Cibaadeysan ayaa ciil Qabo Maanta Shacabkane Gacma Furan ayey Ku Soo Dhaweeyeen Halyeeyadeena Maanta Sidoo Kale Waxay la Wadaageyn Dhibaatada ay Ku Haayeen Maleeshiyada isbaarada U Taalay Deegaanka.

Allah Caafimaad taam ah siiyo Taliye Cabdifataax Cumar Sheekh Siidow oo kamid taliye kooxeed ka tirsan ciidanka Daraawis...
25/10/2024

Allah Caafimaad taam ah siiyo Taliye Cabdifataax Cumar Sheekh Siidow oo kamid taliye kooxeed ka tirsan ciidanka Daraawishta degmada Wanlaweyn oo saaka ku guda jiray qaadista howlgal cibaado oo isbaaro qaadis ah oo dhaawac soo gaaray.

Xaaladiisa caafimaad ayaa hadda lagu tacaalaya mid kamid xarumaha caafimaad ee ku yaalla degmada Wanlaweyn.

Taliyaha iyo ciidankiisa ayaa jug xoog leh gaarsiiyeen kooxda isbaarooleyda ah waxaa ay kasoo furteen 7 qori A47 ah iyo Hal PKM.

Kooxda isbaarooleyda ayaa dhaawacooda iyo dhimashadooda tiro lahayn madama howlgal si farsameysan loo qorsheeyey lagu qaaday.

Ciidamada amniga KGS ayaa hadda kasoo baxay degaanka Beriweyne madama isbaarooleydii ay carareen waxaana dib ugu laabteen fariisamahooda.

25/10/2024

Muuqaal Kamid ah Muuqaalada Laga Soo Duubay Deegaanka Yaqbiriweyne Ee Degmada Wanlaweyn

Waxaa Hada istaagay Dagaalkii u dhexeeyey Maleeshiyada isbaarooleyda iyo Ciidamada Daraawiisha Degmada Wanlaweyn Ayagoon...
25/10/2024

Waxaa Hada istaagay Dagaalkii u dhexeeyey Maleeshiyada isbaarooleyda iyo Ciidamada Daraawiisha Degmada Wanlaweyn Ayagoona Kasoo Burburiyey Goobihii Sida Sharci Darada ah Ay Fariisimo uga Sameysteen Maleeshiyada.

Dagaalka ayaa Sababay Ka Dib Markii ay Maleeshiyada Dhibaateeyeen Dad Shacab ah oo ku Safraye Wadada Xiriirisa Wanlaweyn iyo Buurhakaba Ayagoona Kufsi U Geysteen Gabar yar oo Sagaal Jir ah una Geeriyootay.

Madaxda KGS iyo Kan Maamulka Degmada Wanlaweyn ayagoo Ka Jawaabayo Dhibaatada is Daba jooga ah ee lagu Haayo Bulshadooda ayaa Saake Weerar ku Qaadeen Fariisimahii Waxayna ku Guuleysteen iney Kasoo Burburiyaan Fariisimahii.

25/10/2024

War Deg Deg ah Deegaanka Yaqbiriweyne oo Gacanta Ay Ku Dhigeen Ciidamada Daraawiishta KGS Ee Degmada Wanlaweyn iyo Isbaarooleyda oo iskaaga Cararay Deegaanka

Abdisalan Cabdi Cali oo ahaa Wasiirka Howlaha Guud ayaa loo magacaabay Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka labaad ee dowladda So...
21/10/2024

Abdisalan Cabdi Cali oo ahaa Wasiirka Howlaha Guud ayaa loo magacaabay Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka labaad ee dowladda Somaliya.

Waa markii ugu horeeysay oo Ra’iisul Wasaare kuxigeen la magacaabo tan iyo dowladdii KMG ahayd.

Waana Nin U dhashay Digil

Address

London

Opening Hours

Monday 9am - 5pm
Tuesday 9am - 5pm
Wednesday 9am - 5pm
Thursday 9am - 5pm
Friday 9am - 5pm
Saturday 9am - 5pm

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xogta Wanleweyn posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share