Ma jirtaa maalin xasuus kuu leh ee kuso martay aadan ilaaweyn?

#barnaamijkasualaha
Reysul wasaare Hamse abdi bare oo soo gaarey magaalada baydhabo.
Reysul wasaare Hamse abdi barre oo soo gaarey magaalada baydhabo.
Butte oo fariin udirey taageeriyaashisa.

Cayaaryahan iyo gabadhii uso dabtay oo wacdaro ku soo bandhigey garoonka dr ayuub .

Gudoomiyaha gobolka baay Caracase " Koonfur galbeed dagaalkeeda hadda ma bilaawan, waxaa loo baahanyahay in la xoojiyo dowladnimadeena.

Maxay noqon laheyd talada wanaagsan aad siinayso jiilka kaa danbeeya? #barnaamijkasualaha
Maxay noqon laheyd talada wanaagsan aad siinayso jiilka kaa danbeeya?
#barnaamijkasualaha
War - saxaafadeed. #BahdaWarbaahintaSports_kaKGS
War - saxaafadeed.
#BahdaWarbaahintaSports_kaKGS
Marabno ciidanka Masar, waxaa sidaasi ku dhawaaqay qaar kamid ah bulshada magalada baydhabo.

Maxay tahay sirta ka dambeysa guusha ardayga kaalinta sadexaad ka galay imtixaanka qaranka?
Maxay tahay sirta ka dambeysa guusha ardaygii kaalinta sadexaad ka galay imtixaanka qaranka?
Goodaal Media
Ma rumaysan kartaa in gabadhaan shanta sano ka yar ay magac ka samaysay bulshadda dhexdeeda?

Shamso Shariif Bataar
Cadaaladii gasaargude iyo qisada gabadhii lugaheeda ku heshey ceel biyihii.

Youtube 👉 https://youtu.be/S8YahxR6jPU
Madaxweynaha dhalinyarada k/galbeed oo marti ku ahaa madasha 𝐃𝐚𝐫𝐢𝐢𝐪𝐚 𝐂𝐢𝐥𝐦𝐢 𝐛𝐚𝐚𝐫𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐂𝐢𝐥𝐦𝐢𝐠𝐚 iyo 𝐑𝐚𝐚𝐝 𝐑𝐚𝐚𝐜𝐚 ayaa dareenkiisa ka hadley .