Timajilac

Timajilac London

20/04/2024

Nin shacabka barakicinayo haduu kawaran dhuul dooladeed dhistay. Ama uuba daganyahay Ninkaas xaqsoor miyuu noqon karaa?

Mw qoor qoor.  Waa halyaal qaran wallhi mantay meesha uu kahadlay iyo arinta uu xaliayay.                    Galmudug ha...
20/04/2024

Mw qoor qoor. Waa halyaal qaran wallhi mantay meesha uu kahadlay iyo arinta uu xaliayay. Galmudug hanogula soceliyo nin mantay Karoon maheeno. Hala taageero somalimaxamadeey.

08/03/2024
Mansha allh walalahey reer somaliland oo mantay lagu wareejiyay deeqdii uu ubalan qaaday Rey,sal wasaraha mohamed Hussei...
06/04/2022

Mansha allh walalahey reer somaliland oo mantay lagu wareejiyay deeqdii uu ubalan qaaday Rey,sal wasaraha mohamed Hussein roble kanaxoow naarta gaal

29/09/2021
29/08/2021

Welcome my page

06/08/2021

Ascwrwb dhaman walalaha somaliyeed salan kadib waxan halkan fariin uga dirayaa walalaha somaliyeed dhamantiin inta samaha jaceyl waxan leyahay mawaxan rabnaa somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ in eey kalatagto mise waxan rabnaa in eey somalia haal ahaato oo somaliland eey naga goin hadan rabno In eey somalia haal ahaato odayga aqalka sare ee barlamanka cabdi hashi halagacan qabto waayo waxa kujiro danta somaliyeed oo haal ah hadiikale somaliland halaiska fasaxo waa rayogeeyga

Dooro qofkaan okale . Hadoran qofkas ookale? Hogamiya diinta waxkayaqano wuxuu kugu hagi karaa haduu alle wafajiyo jidka...
21/06/2021

Dooro qofkaan okale . Hadoran qofkas ookale? Hogamiya diinta waxkayaqano wuxuu kugu hagi karaa haduu alle wafajiyo jidka toosan, fakir ama aqriso Muslim kiihore waxey wax kudoran jireen qofka cilmiga iyo taqwada badan ayeey hoganka udhiiban jireen isweydii maxan ugu daysan lanahay, umad aqligeedii shaqeen waayo saanba udanbeyso , halmar fakar somaliyeey ! waxa lagayaba waxa lagayaba meeldher in eey wax kaga bidhamaan,

Dooro qofka nocaan ookalaa, hadooran qofka nucaas ookalaa waxan kuligeen iskugu dardarmeenaa taqwada wanagsan waxa kaloo...
21/06/2021

Dooro qofka nocaan ookalaa, hadooran qofka nucaas ookalaa waxan kuligeen iskugu dardarmeenaa taqwada wanagsan waxa kaloo alle kabaryeyna hogaamiye diintiisa ku dhaqmayo marwalbo Insha allh

Address

London

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Timajilac posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Timajilac:

Videos

Share

Category

  • 457Games

    457Games

    92 the larches, Palmers Green

Other Media in London

Show All