caalami media

caalami media media&news

25/02/2023

27 gool premier league xagaagaan Haaland waa xidigii ugu horeeyey city oo xili ciyaareed goolasha dhaliya _________ogowna february lee lamarooyaa

25/02/2023

odayga carabta waa qabsaday caawana kooxdiisa isagaa ubadiyey hogaanka horyaalka ayeyna haayaan

25/02/2023

hogaamiyayaasha horyaalka waa badiyeen walee arsenal meel ayey usocotaa xagaagan

25/02/2023

safka arsenal ee goordhow ciyaaraya ogow afartii jeer ugu dambeysey horyaalka waa ay garaaceen leiscerter city

25/02/2023

man united waa kooxda keliya xagaagaan badisey 28 jeer tartamada oo dhan taas oo ka badan koox kasta oo katirsan shanta horyaal ugu weyn yurub waala kala tagey orodse ma ahan united waa waxkale oo waa cusub ayey gashey waxaan usoo iftiimaya guulihii koobabka

25/02/2023

ciyaaraha ugu shidan isbuucaan horyaalada ugu weyn yurub yaala garaaci doonaa

25/02/2023

Derby madrid iyo caawa please follow iyo share& like dhah 🙏

25/02/2023

15-sano koob la aan ayaa ubuuxsantay maanta xoolo qashta inkaar ayaa idiin heystee

25/02/2023

war deg deg :laascanood oo hada dagaal xoogan ka socda

Address

London

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when caalami media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to caalami media:

Videos

Share